Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): CABDULAHI YUSUF AXMED WUXUU KA BAQAYAA WAA MAXAMED CABDIRSHIID CALI SHARMARKE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURTINLE

Friday, February 09, 2001 - 07:50 am
WAR NINKAN LA YIRAAHDO CABDULAHI YUSUF WUXUU WAXAAN AAN LA-FAHMI KARIN U SAMEENAYAA WUXUU KA BAQAYAA MAXAMED CABDIRSHID CALI SHARMARKE. WAR CABDULAHI WAXAAN KU DHIHI LAHAA NINKAAN INA ADEERKAA AH HA KA BAQIN OO SII CADAALAD AH U LA TARTAN ILLAAH UN KA BAQ.DASTUURKAN AAD BADALAYSID OO AAD LEEDAHAY NIN PASBOOR AJANABI AH WATA DOORASHADA KAMA QEEB KALI KARO ADIGA IYO DADKA KULA SHAQAYBA WAXAY LEEYAHIIN PAASABOORO AJANABI AH. (PLAY FAIR MR CABDULAAHI!!!!) CABDULAHI YUSUF WUXUU LEEYAHAY PAASABOOR ETHOPIAN AH. DADKA REER PUNTLAND AYAA DOORTAY CABDULAHI YUSUF ILAAHAY NIN DHIBAATO KEENA KAMA DHIKO.ANIGA RUUNTII WAXAA I XIGA CABDULAHI MARKE MAXAMED CABDIRSHID LOO FIIRIYO ANIGU WAXAAN AHAY REER BURTINLE, MUDUG. LAAKIIN RUNTA AYAA SHEEKAYAA ANIGA. (PUNTLAND IYO SOOMALIYA HA NOOLAADAAN FOREVER!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr:Maxamed

Friday, February 09, 2001 - 10:23 am
Aad ayaan uqoslay markaa tiri wuxuu leeyahay
Passport Ethiopian ah
Walaal waad sheegtay ninkaani wuxuu ka baqaa
dadka aqoonta leh Markastana wuxuu isku qariyaa
qaac oo yiraahdaa Hawiyaa Naqabsanaya
indhawytaba wuxuu wadey dacaayad raqiis ah
oo ah in DKM oo Carta lagu soo dhisay in ay
Qalaalaso ka wadaan Puntland,
si kastaba ha ahaatee Puntland maanta
waxaa shiqaaqada ka saari kara nin aqoon leh
oo xadaari ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar Maxamuud

Friday, February 09, 2001 - 11:05 am
War aqoon yahan keena,wadaadkeena,ilbaxeena,geesigeena,siyaasigeena &tujaarkeena maxaa karabtiin reer Putlaanow?mawaxaad rabtiin inaan gacan isula tagno majeerteenow naga xishooda nama taqaaniine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYRUUKH

Saturday, February 10, 2001 - 01:53 am
CUMAR MAXAMUUD

Marka hore iska soo dhig magaca reer Abtigay, ceeba iyo wax xun baad ladoonaysaayee,
war wax makuusheega Puntland Qabiilo farabadan baa isgu timaada ninkii Madaxweyna kanoqdaana waa kadhexdhexaad khasab waa kadhashay qabiil laakiin maaha inuu kala eexdo maahan in ay qabiilkiisa taageeraan waxkasta uu sameeyo sababtoo ah haduu waxun sameeyo ayagay xataa taaba naysaa.
Waxaana Ogaa taa ninkii madaxweyne noqdaa in mar walba ladhaliicaynayo sababtoo ah (NIN XILQAADAY EED QAAD) ayay soomaalidu tiraahdaa, khaladkiisana waa lasheegaayaa ileen meesha maaha GURI uu asaga leeyahay.
Waala mucaaradaayaa waana laburinaayaa haduu is waalwaalo walee adigu laftaada nama taqaanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURTINLE

Saturday, February 10, 2001 - 02:46 am
WAAD KU MAHADSANTIHIIN JAWAABTIINA.
WAXAANA NAHAY ISKU RA'YI. MARKA LAKA REEBO NINKA ISKU MAGACAABAY CUMAR MAXAMUD WAR CUMAR MAXAMUD HA CEEBEEN DADKANA HA KU TIRIN DUF KU BAXEE.CUMAR MXAMUD WAA MAJEERTEEN CABDULAHI YUSUFNA WAA AMXAARI BEER ETHOPIAN AH LOO KALIYAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 10, 2001 - 05:34 am
Yaan la isku kiin dirin - waa iga talo. c/lahi iyo maxamed waa walaalo. hawiyaa isku kiin diraya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Saturday, February 10, 2001 - 07:08 am
Xaqiiqlow iyo Burtinle(reer futo green);
Waxaad rajo ka qabtaan in uu kolkuu Abdillhi dhinto ama xukunka ka dago uu Puntiland madax ka noqdo mid Hawiyuhu yaraantii fuuleen oo deedna qawmiyada reer Puntiland oo idil futo qadhmuune u geeya. Dhici mayso, whakhtiga aad xafiisyada caydha ku tagi lahaydeen ood naagihiina iimaanka la sagaal magac oo ay isku dhiibaan aad u bixin lahaydeen golahan ha iskaga lumin.

Kan danbe ee maamula Puntiland waxuu noqon doonaa Mooryaan karbaashe.. Waar hooy jooga waar walee ina Yusufkaa qaylinya baa idiin roon yaa ibnu majuus.Waar aamuska Ina Cadirashiid yuusan idin hodin yaa ibnu kilaabiin.....H......qadhmuunow...

Maalin qur ah baa reer futo caagarane oo dhami wax isku raaceen taas oo ah maalintay yidhaahdeen Darood Somaliya halaga saaro. Waana arinka kaliya ee reer futo green oo dhan ay ilaa iminka isku raac san yihiin.

Waar cawaan yahaw kolba shaadh aniga ha ii soo xidhan adiga iyo aabhaaba waan ogahay waxaad maanka ku haysaane......Ama gadh orgi inta la baxdo muslim iska dhig ama tastuur ku sheega uu ninka reer futo green ku sameeyey hudheelka Jabuuti basementigiisa la wareega oo deedna naga dhaadhiciya in aad tastuur Somaliyeed oo xaq ah aad soo saarteen....Waanu kaa shishaynaa duli ina fowqal duli .. Af Somaligana farta waawayn nooga daaya juhalyahay baantuugu dhalay......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Saturday, February 10, 2001 - 09:58 am
ma waxaad rabtaan in mid aan la aqoon nin iyo naag wuxuu yahay waxaan haystaa ina cabdirashiid, waa nin aad moodo inuu uur leeyahay oo naaso dumareedna leh, murti iyo raganimo kale uu rag isaga dhiciyaana ma leh. raga ku kacsan cabdilaahi oo u dabo dhifleeya mooryaanta waxaan u balan qaadayaa infinite imprisoment ama qardho ha ka yimaadeen ama boosaaso ha ku soo dhuunteen, magaalo ala magaaladii edeb daro la imaata waxaan qabaa in sidii bandowgii lagu soo rogay magaaladii qardho lagu soo rogo.
united puntland forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Saturday, February 10, 2001 - 03:21 pm
Ina futo madoobe, Mudane Mohamed A. A. Sharmarke is my brother and a dear friend of mine, so you can use my name, but you will never be me, Badhan.
Puntilander who hates Faqashtii hore iyo ta iminka futada madaw oo kolkay caqli kale waayeen magacayga in ay isticmaalaan naf booday.
Naclatulaahi yaa ibnu Mooryaan futo greens

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Saturday, February 10, 2001 - 10:57 pm
To:Inta ku abtirsata puntland.Ugu horayntii fadlan yaan lala hadlin kuwa caytamaya iskuna kaaya diraya:
Anigu waxaan qabaa in ay xaq tahay in uu qofkasta oo u dhashay deegaanka puntland uu isu sooo shari karo,waxaase muuqata in la hadal hayo ina A.A.sharmaarke,waxaanse idiin sheegayaa in qofkastaa qofka uu barto iin u yeelo uu usagu markaas u arko,Waxaad kale oo aad ogaataan in shaqsi kastaa uu meel ku leeyahay iin,marka inta ka baxdaan hebal waa saas u gudba war qafka aan dooranaynaa muxuu dadka iyo dalka u qaban karaa oo aan ku dooranaa hana ka hadlina arimaha shaqsiyeed ee ka wada hadla arimaha siyaasadeed .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Sunday, February 11, 2001 - 08:45 am
to.. badhan adiga waan ku naqaan oo indho kuul baa kuu marsan caasumada jarmalka bonn waad ku nooshahey waxa lagugu xantaa inuu nin jarmal ah kugu haayo .
sideed adoo noocaas ah arimaha pland uga hadashaa waaba ogtahey inuu dil kaaga xukuman yahey xataa cabdulaahiga aad hadeer u hiilineyso ayaa ku dhawaaqaya in qoriga suuga ladhaho lagugu dilo kadibna meeshey reer qoomul luud deganaan jireed si dhuumasho ah .
lafahaaga oo danbas ah lagugu soo daadsho waa yementa meel kamid ah .
marka ka bax afaaraheena oo kahadal mar danbe you petch .
get lost.
hadaad mar danbe afaaraha dadkeena ka hadasho i will kill you with gaz .
aqyaarta xayawaankas rali kanoqda .
naga mid maahane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badhan

Sunday, February 11, 2001 - 08:56 am
to. amiin
aniga afaaraheyga ka bax iyo indho kuusha aan marsado iyo jarmalka igu haaya .
ee dadka reer qardhood inaan caayey iyo reer bari raali ha iga noqdaan khaniis baan ahey dadkoo dhan baa ineceb marka sidaasaan dadka reer bariga ku nebcahey sababtoo iyagaa deris ila ah meeshaan deganahey . maalin walba wey i xantaan maadaama aan nin jarmal ah ku haayo .
raaali haleyga noqdo reer pland midooba cabdirashhid ceyn maayo waana madaxweynaha pland ee soo socda .
waana runtii nin wax yaqaan cabdulaahina kafiican
waa siyaasi fiican
waana laga yaabaa in haduu xukunka qabsado inaan bosaso imaado oo aan hadeer wanted ka ahey .
aqyaartaan caayey raali noqda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Sunday, February 11, 2001 - 02:10 pm
Ina futo madoobe, you're so stupid that you can't even come up with your own nick-name. Using my name,Badhan, is neither going to make you smart nor a human bieng. You,re always going to be a filthy, sub human mooryaan who destroyed his own house in front of the whole world.

I was the one who built those nice houses in Mogadisho, and it is not giong to happen ever again. At least no a smart Darood person will ever bring his/her talent and wealth in your sh... hole ever. Trust me mr. Green ass, I will never hear "Aryaa hee ciida dameeraa iska leh"

Puntilander forever and long live President Abdillahi, the nightmare of Ilma futu madoobe.

And the next time that you want to use my name, make sure that you learn how to write names, coz personal names always take capital letters.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Tuesday, February 13, 2001 - 08:05 am
To: ALL THE PEOPLE WHO TOOK PART OF THIS DISCUSSION .
The People like badhan doesn't belong to dicussions like this, because the only thing he is doing and he can do is to call people names. He call people sub humans if someone is sub human that is you badhan. Why do you talk about our next leader maxamed c.c. sharmarke like that. I know you are jalous low life person who is illeterate.If you want or not Maxamed C.C sharmarke will be our next leader and he will be good leader and there is nothing you can do about it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

punta

Tuesday, February 13, 2001 - 08:43 am
to ; majeerteenka
waxaan idiin sheegayaa walalayaal in aan loo baahneyn in la is xag xagto ,balse loo baahan yahey in wax la wanaajiyo
waxaan ahey nin reer puntland ah laakinse ma ihi majeerteen waxaanse ahey nin idinla daga wadaaga nasabiyad ,deegaan iyo nolol wax walba laakinse saan arko isku siyaasad ma nihin ,waayo saad dooneysaan ma i anfacdo,waayo danihiina qaaska ah ayaad ka hadashaan taasna dan iima ahan ,waxaan doonayaa oo wanaag ku jiraa in aan wada noolaano ,balse waxaan arkaa xaqiraad iyo in kiraad
waxaan idiin sheegayaa in aale u yiri qoladii doorata nin xumaanta jecel kana dhigata hogaamiye waxaa u dambeysa halaag ,marka waa idiin digayaa ha dooranina nin idinku rida hadaan dheer ,horumarka iyo aqoonta neceb jecel qabyalada iyo dilka ,hadana jaajuus ah ,hadii aad doorataan halaag baa idin dambeyn tusaale fiiriya hawiye waxey doorteen 1991 ceydiid iyo kuwa ka sii liita waad aragteen meeshii uu ku dambeyey iyagii doorteyna meeshii uu mariyey ,,marka ogaada in loo bahan yahey nin wanaaga jecel islaam ah aqoonyahan ah
ma ogtihiin miyaa in daroodka idinla dagan in ay ka xun yihiin cadaalad darada aad ku sameynaysaan waayo miyeynan xaq u laheyn in ay wax doortaan
anoo ku hadlaaya dadkaas aan horey kugu sheegay ma dooneyno claahi yusuf waayo wax uu na tarey idina ni tarey ma arko ,ina sharmaake isaga wali ma bisla ,ee aan doorano haweenka puntland iyaga ayaa ah kuwa puntland horu marin kara xaqiiq ahaan waayo raga puntland waa iska wada hor jeeda
bye
punta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAAK

Tuesday, February 13, 2001 - 09:37 am
To: Punt

walaal waxaad sheegtay waarun lakiinse mid baad ku khaldantahay in aad maamulka hada jooga aad ka dhigtid mid Majeerteen leeyahay taasi waa khalad sababtoo ah waxaa shaqaynaaya SYSTEEM dowladah cid walbaana ku jirta waa sidii kii hore ee AFWAYNE waana lasoconaa inuu Afguduud majeerteen ka dhashay laakiin anigoo majeerteen ah buu hilfaha iiqaaday marka waxaa ogaataa ragga meesha jooga inaysan qabiil matalin ay yihiin dad danaysta yaal ah waxay doona fala maahana qabiiliiste yaal haday ahaan lahaayeena INA CAYDIID IYO CAATO oo aad ogthay siday u galeen Darod maysan ku raaxaysteen magaalada Garowe, marka taas baaba ku tusaysa qabiil in laga tagay ay dano shaqsi gaartay,
kuligeen baa wada dulman ee waa inaan wax arinta kawada qabaanaa dadka PUNTLAND waa isku isir waana xalindoona arintaan Insha ALLAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

eebow

Wednesday, February 14, 2001 - 12:33 am
wexey aniga illatahay Maxamed A.Rashiid inuu u roon walaleheenna buntland maxaayeelay waa nin aqoonyahana dadkoodhanaana jecel reer woqooyi iyo reer koonfurba way jecelyihiin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

punta

Thursday, February 15, 2001 - 08:58 am
to; laak
salaan walaalkiis ,waan fahmey laakinse in talo faraha ka bixin waa in la tashtaa waayo ninkaas aad sheegeysid haduu rabo rabo wanaag waa in isimada u raacaa iyo dadka waayo iyagaa doortey ,hadii uu gudan waayey xilkii aan u dhiibaney uu hadana ragii aad ogeyd uu rabo in uu dadka u keeno ,hadaba kama yeelayno waayo ma ahan mid danteena quseysa ,aniga yurub baan joogaa waligey ma arag dhulkii laakinse in horumar iyo wanaag uu yeesho waan jeclahey ,waxaan kuhegya n hadii tolnimo jirto in dadka maamulka laga qeyb galiyaa si dalka uu u hgormaro
saaxiib waxaan ku sheegayaa in sir aan heyno oo ah in claahi uu rabo in xoog uu wax ku maquuniyo , doorasho hadey dhacdo kabta soor ii saar ,hadii ay dhici weydo waan ku kala tageynaa deegaanka waayo ma rabno nin kaligi taliye ah ,hadii aad doorataan waan yeelaynaa oo dhab ah ,haDII aad dooan weydaan nin kuu rabo ha noqdee see yeeli dontaan ,anaga waxaan sameynaynaa kalsoonidii tolnimo iyo deegaan waan la noqoneynaa
marka ninkaas uu taliya
waa wuu taajirey ,aqoon na ma ogala in dalka lagu hago wax walbo wuxuu rabaa in uu kaliguiis cuno
waan arki doonaa bilaha soo socdo
waxaan jeclahey in wanaag wax walbo ku dhamaadaa
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CLUB 54

Friday, February 16, 2001 - 02:41 pm
tO: BADHAN U RAAYE

ADIGA OO LAGU QABO SIDII DUMARKA DUMARKU SHAFARAF BAY KU LEEYIHIIN TAASE ADIGU OO WAXAA TAHAY SIIRO MARKASAD RAG LA SOO SHIR TAGAYASSA , HAWIYE MAXAAD KA RABTAA MA HOOYADDA BUU KUGU HOR WASAY

TUF TUF NACALTULLA CALEEK WAXAYOOW LA WASAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Friday, February 16, 2001 - 05:36 pm
To:Club 54:Waryaa wax aan xishoonayn oo sinji dhaana ayaad awalba ahayd waa maxay sheekada aad meesha la timid,halkan waxaa ku sheekaysta ummada reer puntland mana ay ka wada hadlaan mawduuca aad ku caytantay afkayaguna ma qabto oo ilaahay raalli kama aha ee ha xumayn sheekada hana caytamin,walow aan ogahay in aysan adiga ceeb kula ahayn ee aad ku xaragooto ama ku faanto.
anigu adiga ku caayi maayo balse waxaa la dhahaa qof waliba wuxuu ku dhaqmuu ku sheekeeyaa:.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

trueteller

Friday, March 30, 2001 - 02:05 am
Abdirizak


sxb see camal kaba soo qaad inuu clup54 qaldan yahay,, which he is,,,,, laakiin maxaa kuu diiday innaad sidoo kale wax ugu sheegto badhan maadaama uu yahay qofka bilaabay ceeyda,,,,,,, sxb xasuuso maahmaadi aheed Gari eexo ma leh,,,,,,,,,, or ur just same like him,,,,,,,?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tired

Friday, March 30, 2001 - 09:17 am
To: Badhan-you are same no matter what!

This guy need to be put in jail or somewhere where he will not be able to contaminate the goodness of our people.
I know now what is wrong with the guy, thanks to amiin. I have wondered long enough if he/she is normal person or not.

Hom--s are not welcome in Puntland so, stop defending it.

Peace-Puntland