Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): BBC, Laanta Afka Ceyrka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhageyste

Friday, February 09, 2001 - 11:28 am
Laga bilaabo sidii uu u qabsaday Yusuf Garaad, BBC waxay noqotay meel lagu baahiyo danaha qabiilka cayrka & DKMG. Laakin la yaab ma lahoo waagii horeba waxaa ku shaqaysan jiray kuwa kale oo dan gaar ah wata. waan ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhagayste Kale.

Saturday, February 10, 2001 - 10:31 am
Waxaan la yaabay kuwa ay danqayso marka la shiigo talaabo yar oo DKMG ahi ay gaartay ee ka danqanaya iskusoo dhawaanta dadka SOMAALIYEED in ay Cayr ku tilmaamaan Somaalinimadiiba.
BBC hadaad u diiday nin aad 'Cayr' ku tilmaamtay ,ma nin aan qabiil lahayn ayaad keeni adigu????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mid kale

Wednesday, February 14, 2001 - 06:44 am
sxb dsaas maahana ee magol, shiiq daahir, cadi qaasim galaal waxa aan aheyn soomali malehan oo laga hadlo iyo lacag been abiuura

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

juini

Saturday, February 17, 2001 - 12:26 am
waba yaan lees daalin garaad waxuu galey the listr of war lords bit front evn huis love one Aideed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUSEEN CAYDIID

Sunday, February 25, 2001 - 09:59 am
HABAR-GEDIR WAXAA UGU DOQONSAN CAYR UGU DABA DHILIFSAN CAYR UGUNA BADAN CAYR OO HADII JAHUUDNA SOODUUSHO KOBAHAY KA DABA QAADILAHAAYEEN WAXAANA UGU AQLI BADAN SACADKA OO HADAAN SACADNAHAY
LACAGTAAN TUSIJIRNAY MEEL KASTANA WAAN KA TUURI JIRNAY OO HUNGURYAHAY KASOO DHACEEN OO XABADHAA
ISKAGA DHIGIJIRNAY