We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 09, 2001 - 01:40 pm WAR WAA YAAB, WAA ILAAH MAHADAII HADII REER QARDHA IS QABTAA LA HELAY. REER QARDHO FROM EU OR US WAXAA QABTAY REER QARDHO FROM SCANDANEVIAN. ARI BOOWAYAAL BAYAANKII KA SOO BAXAY CALISALEEBAAN MA WADA HESHEEN. WAXAAN LAHADALAYAA TOLWAYNE CALISALEEBAAN UUN. INA UUNLAAYE IYO INA BEELDAAJOW WAAN QAATAY TALADIINII, LAAKIIN ANIGU WAXAY ILA TAHAY WIXII WUXUUSHNIMO ULA YIMAADA CALI-SALEEBAAN IN AF IYO ADINBA LOOGU JAWAABO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 09:36 am HAA BOOWE, WAAD MAHADSAN TAHAY INA LIBAAX SANKATAABTOW.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 09:42 am INA LIBAAX SANKATAABTOOW BOOWE WAAD MAHADSAN TAHAY , SIDA QURUXDA LEH EE AAD MAR WALBA UGA HADASHID FORUMYADA BOOWE ANIGU WAXAA KUU AQAAN SHAKHSI AHAAN OO AABAHAA BAAN AQIIN, BOOWE WAXAAN SI QADARIN LEH KAAGA CODSANAYNAA INAAD WADO HOWSHA MUHIIMKA AH EE AAD HAYSO, SIDA AAD WARARKA RAGA ISUGU DAYDO INAAD U WADA GAARSIISO. KEEP THE GOOD WORK, INA QANDALOW.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 09:56 pm To: Ina mukulaal sankataabte Boowe reer Qardhööd isqabta waa lahelay ee wali waxaa lalàyahay reer Qandala isqabta ee taas ogow(kaftan)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 07:44 am TO:WIIL- QARDHOOD War horta aniga waaba kugu YAQYAQSADAY meel walba waxaad lataagan tahay NAAC NAAC iyo difaac INA YEY war wax makuusheegaa MAGACA hanooga ciyaarin duliyahow. DUF KUBAX
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 07:52 am mayee odeygaalkacyood you petch be quate what are are you tolking about
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 08:24 am Wiil Qardhood,Salaan, SXB, trapkii ay Moryaan loversku kuu dhigeen uun baad adna dalaq tidhi. Shaqada qudh ah ee shilimaadka xaadhkan loo soo siiyey waxay ahayd in ay reer Qardhood tusaan walaalahooda reer Qandala, reer Galkacyana tusaan walaalhooda reer Garowe iyo w.lamid ah. Kolka sxb , ha ku dhicin dabinka ay wax magaratdu ayagu isu qodeen. Aryaahee reer hebel aan ahay iyo aryaahee reer hebel aan ahay waa waxa reer futu cagaarane godka ku wada guraye, and you know what?. I love it. Let them shoot each other forever.... Puntilander who hateS the old Faqashis and the new Faqashis of the Ceydh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 07:30 am BAARITAAN IYO QIIMAYN QOTO-DHEER KADDIB TOLKA C/SALEEBAAN WUXUU KU TALINAYAA IN XAL-HAGAAGSAN LOO HELO MAJARO-HABOWGA UU LA YIMID HOGGAANKA MGPL C/rizaq Salad qandala2qandala@hotmail.com UK Febraayo 9, 2001 Sidaan la wada socono, markii aan 8 sano ku jirnay burbur iyo qaran la’aan sababtay dagaalo sokeeye kuwii ugu xumaa, kana sii daraya , aayatiinka soomaaaliya ku ururay booraan dheer oo mugdi ah, dalkiina u kala jajabay qaybo aan isdhexmar iyo isbadbaadin lahayn , dunidiina ka huleeshay kana samirtay xal u helida soomaaliya, Waxaa Isimada,Guurtida,Waxgaradka, Aqoonyahanka, Haweenka iyo Shacabka isir wadaaga ah ee Puntland 1998dii go’aansadeen shir wayne lagu suuro galiyo nidaam dowli ah oo heer gobol ah, si looga baxo Fowdada,looga gaashaanto xaaladaha qalafsan ee jira, bulshadana hantidooda loogu horseedo daryeel iyo horumar la taaban karo, maadaama nabad iyo barwaaqo ka jireen gayiga puntland. Riyadaas qaaliga ahayd waa rumawday, waxaana eber laga alifay maamul goboleedka magaciisu hada jiro, kaas oo loo xilsaaray in uu siyaasad hufan iyo la tashi ku hogaamiyo qaybtan (zone) sabatabaxa ah, una howlgalo dibu heshiisiin soomaaliyeed si dib loogu umaamado qaran loo dhan yahay, kuna dhaqma hanaanka federaalka, iskana ilaaliya wax kasta oo shaki iyo shuhubo abuuri kara gudaha iyo dibadaba. Hase yeeshee, waxaa nasiibdarro ah in hogaanka MGPL oo loo mudeeyay 3sano,hadana waqtigii 6 bilood uga harsan tahay, uu noqday mid lagu hungoobay markuu hanan waayey ammaanadii,himiladii shacabkana duleediyey. Hadaba, shirar mudo bil ah u soconayey beelaha tolka C/S, ayna ka qayb galeen Guurtida, Waxgaradka,Aqoonyahanka,Culima’udiinka iyo ganacsatada , waxaa lagu lafaguray, lagu qiimeeyay talona laga gaaray xaaladaha guud ee jira, iyo gaar ahaan sidii mustaqbalka looga gaashaaman lahaa musuqmaasuqa iyo marin habaabinta hogaanka maamulka PL. · Tolku isagoo hore adkaysi wayn ugu yeeshay, hoosna aan u eegin qiimayndaro, qadarinla’aan,, ilhaano iyo dhibaatooyin isdabajoog ah horena aan loo filihayn uu kala kulmay hogaanka maamulka PL, balse xeerinaya, aadna u xaqdhawraya xasiloonida iyo xiriirka wacan ee uu tolku la leeyahay tolalka kale ee dhib iyo dheef wadaagba yihiin, isagoo danihiisa gaarka ka hormarinaya mida guud , ayidsan maamul xalaal ahi inuu ka jiro geyiga PL, wuxuu talo ku gaaray qodobada hoos ku qoran: · Markuu arkay in hogaanka MGPL ku sifoobay danaysi xad-daaf ah, amar kutaaglayn,kelitaalisnimo, gobolaysi, adeegsi qabyaaladeed, qaraabokiil, qarandiidnimo, caburin , curyaamin bulsho iyo waxqabad la’aan. · Markuu odarosay in aan dib dame loo aamini karin hogaanka MGPL ,dadkana dulqaadkii ka dhamaaday · Markuu arkay in khayraadkii badaha cadow dool ku yimid loo fasaxay, iyadoo la dhaafsaday SANDAREERTO ( SANDAREERTADA SACU SOOR MOOD WAASE LUGU SABAY), saboolkii meraroodu bada ahaydna ay indhowaale quus la fadhiyeen. · Markuu ogaaday in hogaanka MGPL aad ugu dhego nuglaaday yeerisyada nacabka soomaaliyeed waxay doonaana k fushadeen kuwaas oo horeuguhungoobay codsiyo ay u soo bandhigeen madaxdii hore ee Qaranka. · Markuu ka yaxyaxay sida loo curyaamiyey cagtana loo saaray MashruuciiSharjah Airport ee Boosaaso ku yeelan lahayd Goroon diyaaradeed oo caalami ah. · Markuu ka damqaday Mashruucii balaarinta Daayctirka iyo Qalabaynta Dekada Boosaaso oo loo quuriwaayey lana horjoogsaday loona fasaxay Gobolkale oo ah (Berbera) · Markuu ka anfariiray Mashruucii Danida ku balaarin lahayd kuna dayactiri lahayd wershada Xooga Koranta ee Boosaaso iyo Qardho, islamarkaana laga goostay shidaalkii yaraa ee lagu kabi jiray loona fasaxay (Hargeysa). · Markuu ogaaday in hogaanka MGPL diiday fulinta Mashruucii Dariiqa Boosaaso iyo Qandala iku xira, kaas oo daraasadiisu dhamaatay lacagtiisana uu diyaariyey Midowga Reer yurub (EU). · Markuu ka yaabay aragtida xun ee lagu horjoogsaday mashruucii weynaa ee Biyo helida iyo Beero tabcashada ahaa ee CARMO PROJECT, fayska kowaadna lagu bixin lahaa $1,000,000(hal malyan doolar). · Markuu qiimyey in Kismaayo Gacanta ka baxday intii hogaanka MGPL uu jiray lana aaminsan yahay inuu lugsiyaasadeed ku lahaa, sidaana raali kanoqday iyadoo lagu xumaynayo shaqsi qur ah hogaanka MGPL necebyahay isna barbar dhigay Jubba- land iyo Qof. · Markuu istusay kaalintii qalafsanayd ee hogaanka MGPL iska taagay shirwaynihii Carta ee dalka jabuuti, halkaana cadburo ah iyo saami wayn kaga baaqday gayiga PL, markii uu xoriyadda ka qaaday dadkii shirkaa uga qeybgali lahaa, · Markuu arkay sicir bararka cayraynta iyo dhaca ah ee ay sababtay Lacagta been abuurka ah ee uu soo daabacday hogaanka MGPL, laguna bedeshey hantidii umadda, · Markuu arkay in hantida xooga leh ee laga qaado shacabka PL ay kordhisay qayilaad iyo qashin, kolkay dad aan waxba qaban, qabana Karin intooda badani jeebka u gashay, waxna looga qoondeyn arimaha Bulshada ee xasaasiga ah sida caafimaadka dad iyo xoolo wax-barashada biyaha IWM, faraqana loogu shubay wufuud dibadeed oo lacag doon ah,halka dhabarka loo duwey ama laga seexday siyaasi halgamaa ah, una dhashay PL, · Markuu xaqiiqsaday in aan hogaanka MGPL ehel u ahayn ayaaha dalkan xilkiina la kufay, horena loogu qaldamey, iminkana uu cadaystay in uu weli danaynayo inuu sii ahaado hogaanka MGPL,farina ka qodnayn hadafkiisa, · Markuu xaqiiqsaday in aan hogaanka MGPL soo weynayn,aqbalayn, kana soo horjeedo in aqoonyahanada Puntland wax horumar ah ka sameeyaan geyigan, aan ahayn kuwa uu isagu rabo, · Markey cadaatay in hogaanka MGPL diyaar u ahayn in uu arimaha xasaasiga ah ee dalka kala tashado Isimadii,Waxgaradkii, Aqoonyahankii iyo Bulshowayntii xilka u dhiibatey, · Markuu arkay in hogaanka MGPL u arkay geyiga PL dal la helay oo aan ehel lahayn, · Markuu arkay in hogaanka MGPL kasban waayey hay’adaha caalamiga ah ee ku sugan PL, gaar ahaana kuwa Boosaaso ku amray inay garoowe degaan, lana arko inuu magaalo kale u sii rari doono, dabkana ka seexiyey boqolaal qoys, · Markuu arkay in hadana hogaanka MGPL amar ku bixiyey in NGOyada lokalka ah ee gobolka Bari la baabi’iyo, lana abuuro kuwa hor leh oo ka howlgala gobolo kale,ayna ugu muuqato in aan gobolka bari u baahnayn wax hour mar ah, · Markuu arkay inay nasiibdaro tahay in aan hogaanka MGPL ka warqabin in waqti dhow aan wax gaadiid badeed ahi ku soo xiran doonin dekeda Boosaaso bacaad iyo qashin qariyey darteed. · Markuu arkay sunta halista ah ee ka soo butaacaysa xeebaha Puntland iyo cabashada shacabka, iyo sida Hogaanka MGPL dhegaha uga qabsaday inuu ka hadlo,sidaana raali uga yahay, · Markuu arkay fidmada xun ee uu ka dhex abuuray culima u diinka iyo kala jeclaysiga uu kula dhaqmo, ayna tusaale u tahay shilkii xumaa ee ka dhacay Buurtinle, kaasoo lagu laayey laguna dhaawacay dad culimo ah, · Markuu arkay sida hogaanka MGPL isaga horkeenay bulsho weynta Puntland, isagoo uga faa’iidaysanaya doorashada soo socota, Sidaas darteed, Baaritaan iyo qiimayn qoto-dheer kaddib Tolka C/saleebaan wuxuu ku talinayaa in Isimada Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Dhamaan Bulsho weynta isir wadaaga ah ee Gobolada iyo Degmooyinka Geyiga Punland ay u midoobaan sidii xal hagaagsan loogu heli lahaa majaro habowga uu la yimid hogaanka MGPL. Waxa bayaaankaan saxiixay Nabadoonada , waxgaradkam aqoonyahanka , dhalinyarada Beekaha C/saleemaan ee magacyadadoodu hoos ku qoran yihiin NABADOONADA 1. Shire Yuusuf Max’ed 2. Saciid Bile Cabdalle 3. cabdi Salaad Muumin 4. Abshir Cismaan xirsi 5. saalax C/salaan Axmed 6. Cabdalle aw yuusuf 7. Mire Xaaji Saciid 8. Xasan Dhufub 9. Mahad Qaalid Cali 10. Max’ud Jaamac 11. Hayaan Saalax Ismaaciil 12. Max’ed Yuusuf X. Cali 13. Raage Bille 14. Yuusuf Axmed 15. C/kariim Saciid C/samad 16. Siyaad Maxamed Bilcil 17. Max’ed Ismaciil Dawaarig 18. Qaxiye Ciise Max’ud CAAQILO 19. C/qaadir Max’ud 20. Salaad Ciise Rooble 21. Salaad Cali Max’ed 22. Gurxan Daad Cali 23. Xuseemn Cali Dheere 24. Hiirad Maxamed Samantar 25. Max;ud Max;ed Firin 26. Saciid Cumar Jamac 27. Saciid Ciise Faarax 28. Maxamud Bootan 29. Cismaan Max;ed Cabdale 30. Aadan C/maan 31. Axme Yuusuf Max’ed 32. Ciise Cumar Deer 33. Ismaaciil Gurigube 34. Jaamac Saciid Xuseen\ 35. Axmed Cartan ?Max;ed 36. Qooqaani 37. Cumar Ibraahin bilcil 38. Xasan Xaaji Faarax 39. Cisman Dubbe Roaoble 40. Max’ed Axmed Xaaji Saciid 41. Salaad Guul Cabdale 42. C umar Geesdiir 43. Axshir Idiris Cali 44. Faarax Xasan Cadoosh 45. Yuusuf Max’;ed 46. Max’ed C/kariim 47. Sheebe Sh. Max;ud 48. Max’ed Xirsi 49. C/laahi Axmed Yuusuf 50. Fariid Xussemn Calui 51. Xasan Afdhaal 52. Ciise Xolod 53. Salaad Xaaji Max’ed 54. Faarax Kuwait 55. Faarax Saciid Cali 56. Cali Max;ed Ismaacill 57. Axmed Xaaji Yusuf 58. Saciid MAx’ud Shire 59. Guul Ismaaciil abdale 60. Max’ud Cabdulaahi saa;lax AQOONYAHANADA 61. Dr/ Siyaar Dable 62. Dr. Xasan Mahdi Xasan 63. Dr. Faarax X. Saciid 64. Dr. Yusur 65. Dr. Ismaciil Ciise Rooble 66. Eng. Cali ismaaciil 67. Cap. C/shakur Mire Aadan 68. Cap . Ciise Xaaji faarax 69. Dr. Maxamed Mire Saciid 70. Dr. Muuse Xaaji Abees 71. Dr. Muse Maxamed Yuusuf 72. Eng. Sacid Macalin 73. Dr. Ashir Saciid Faarax CULIMAA;U DIIN 74. Sh. Max;ed Ismaaciil 75. Sh. Saciid Yuusuf Saciid 76. Sh. Axmed C/lahi Saciid 77. Sh. Yuusuf Cismaan Ismaacil 78. Sh. Liibaan Maxamed Saleemaan 79. Sh. Bashiir Sh. Max;ud 80. Sh. Cabdale Xasan Cabdale Qoraalkaan kala xiriir C/rizaq Salad qandala2qandala@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 10:36 am WAR HAYAAAAAAAY ILEEN REER BARIGU WAY ISKU DAYDAAN, WAXAASE WAXAASOO FIDMO AH BILAABAY CIISE RIYOOLE, WAR BAL BOOWYAALOW MAXAAD REER BARI NOOGU KICISEEN, MAR ALLA MARKUU CIISE MAXAMUUD BAYAAN SOO SAARAY AYAA CALI SALEEBAAN IYO CISMAAN MAXAMUUD KU DAYDEEN. HADAYBA ARINTII BAYAAN QORIDA DIABADA SOO GAARTAY OO WAAKAA CISMAAN MAXAMUUD BAA BILAABAY OO HOLLAND AYAAY SHIR KU QABANQAABIYEEN MISE WAA BEEN WARARKA AYNU MAQLAYNAA ILEEN CIMAAN MAXAMUUD 13 NIN WAA KABADAN YAHAYE. ANIGU WAXAY ILA ATAHY WAXAA EEDAA LEH, OO REER BARI KICIYAY CIISE MAXAMUUD. HADABA ANIGA HA LA I DHAGAYSTO, CABDILAAHI MEELNA UMA SOCDEE DANAHIINA KALA RAACA. CALISALEEBAANOW DOONYAHAAGII ISKA RARO, FOOXII IYO BEENYADII GURO, KALUUNKAAGIINA DABO, CISMAANOW INTAAS IN LAEG WAXAA INTAA KU DARSTAA SHAARBO MIIQAAGII, CIISE RIYOOLOW ARIGAAGII ISKA RAAC. SIYAASADAN HA NA LOO DAAYO ANAGA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 07:45 am Ninkaagan cumar maxamuud ee doonaya inuu lafihiisa yar yar na kala baro, adeer meesha nac nacda kala tag sidii naagihii ha u hadline. waxa Majeerteenka ceebta u soo jiida wa nimankan cumar maxmuud oo meel walba sidii dumarkii faanka la fadhiya.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 09:18 am Ciise qurux. Ninka sheegtay inuu yahay cumar maxamuud ,waaba haddii uu yahay runtii nin u dhashay reerkaas jawaabtaadu waa ciise maxamuud rag faana ma aha waxey yihiina majeerteen oo dhan ayaa garanaya tan kale cali saleebaan iyo cismaan toona uma baahna inaan ka faaloodo oo qabiil walba oo majeerteen ah booska uu kaga jiro walaalahiis ee majeerteen weyn waa macruuf,sidaas darteed walaal hadal xigmad leh haddaadan ragga u sheegeyn iska aamuska ayaa kuu qeyr roon. wa bilaahi towfiiq. Ciise qurux.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 07:59 pm TO:ninka sheegtay reer mahad, Qofyohow hadii aad tahay reer mahad ma kula fiicantahay in aad dab iyo isku dir ka dhex shido caruurta hooyadaa iyo aabahaa iska dhaleen ee walaalahaa ah,bal dib u raad qaad abtirsiga dadka aad isku dirayso,ogowna qofka dadka isku dira diintu way ka hadashay,waxaanse filayaa in aadan u dhalan magaca aad qoratay,hadii aad u dhalatayna masaalax ayuun baad meel ka soo gali lahayd,waxaanse halkaan laysku hayn in mooryaan badani ku jirto waxna ka qoraan si ay dab u shidaan waana la ogyahay oo cid ku taageeraysa ma jirto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 11, 2001 - 05:44 am waryaa dadkiina doonaya in majerteen ay is layaan alleynu idika magan galnaye, inooga baxa qadkan aydan shaqada ku lahayn.ogowna waxaad kashaqey nayso inuusan ahayn wax sahlan. dira diraali, rasuulka csw, wuxuu ku tilmaamay in uu aaqirkiisa mudan doono cadaabta qabriga, oo aan tol kuu soo gurmadayaa uusan jirin. waxaan marka xigta lahadlayaa walaaladay majeerten, war walaala yaal ma ogti hiin in somali ilaa mid ale unaxariistay moogiye intooda kale ay idinka maseersan yihiin darajada uu alle inoogu nimceeyay & mansabka aanu taaganahay in lagaba xunyahay, magacaa kaliya aynu wadano. waxaan idin oran lahaa sirtiina hamaqal siinina shisheeye xumaantiina doonaya inay kashaqeeyaan, dagaal haddii uu faa ido uu leeyahay tobankii sano aynu soo dhaafnay un baa inagu filan ineynu ku waano qaadano. walaala yaal inaga ilaa liya yaana inaga dhexdeena lagu beerin xumaan iyo naceyb aan sal iyo raad toona lahayn.ayna uducayno walaala heena kale in uu kasaaro xiqdiga iyo xaasid nimada dad isjecelna inaga wada dhigo dhammaan teenuba.aamiiiiiiiiiiiiiiin.
|