Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Gaal-jecel waa dadka soomaaliya ugu badan yaa su'aal ka qaba!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 09, 2001 - 02:50 pm
gaal-jecel waa dadka somalida ugu badan tiro ahaan, uguna xoolo badan,uguna deegaan badan waxayna dagaan guud ahaan HIIRAAN, SHABEELAHA DHEXE (Jowhar,Jariirow iyo Barsane),SHABEELAHA HOOSE (Afgooye,Walo-weyn,Janaale iyo Qoryooley) JUBADA DHEXE(Jilib) iyo guud ahaan JUBADA HOOSE sida Kismaayo.
yaa su'aal ka qabo Tuug ABDI QAASIN MOOYEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAROWE

Sunday, February 11, 2001 - 02:57 pm
ADAABA YAQAAN GAAL JECEL. MAANTAABA IIGU HOREYSA MAQAL KOODA. ALLAHASE DAAYO WAAYO WAA UMAD SOMALIYA OO MUSLIN AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Monday, February 12, 2001 - 03:47 am
Saaxiib waxaad ku dartaa soomaali galbeed iyo jabuuti haddii aad kaftan mooddana anigaa kusoo arkay waana qolo xoolo dhaqato u badan oo hadba meeshii uu geeleedu daaq ka helo ayaa u dhul ah xitaa waxaa lagu sheegay waqooyiga Itoobiya iyo bartamaha afrika waa dadka soomalida ugu socodka badan uguna xoolaha badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxarla

Wednesday, February 21, 2001 - 06:23 am
ku.ceelbuur alaha kudaayo wax maalamhaan saas run usheego waala waayey intaasi waa adiga .gaaljecel waa dad khani ah oon lugu habin booli xoolo dhakhato ah aad iyo aadna udagan xaga dhinaca soomaalida. waadadka ugu fiican lana xakhiro, dhinac dhulka laakiin waa sida lasheegay xiliga maanta ahna kuma lahan dhinaca dagaalada wax yar haba ahaatee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 02:48 am
Gaal-jecel gacan baan kuu taagay oo inaad kuwa somaali ugubadan tihiin laba cali kuma wada murmaan oo xitaa suudaan beeraheedii geeliina baa daaqay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiiranianjoodax

Friday, March 02, 2001 - 01:33 pm
Caasimadda Rwanda,Kigali ayaan soo marey waxaanan kula kulmey niman xoolo dhaqato ah oo laakiin ku hadlaayo afkale,waxeey igu dhaheen waxaan asal ka soo jeednaa Somalia waxaan weeydiiyey familigooda waxeeyna ii sheegeen Tutsi waxaan iri yaa ka sii tihiin waxeey dhaheen guljel,markaas ayaan fahmey waxeey ka wadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baadicade-boy

Saturday, March 03, 2001 - 04:54 am
I agree Gaal jecel is da real deal, and will be a big treat to the others,, since the fall of late siyaad the Gaaloos showed what they r and what they can, winning 8 members of the somalian parlement in which they deserved more than that and a lot of effort to bring the stability once again. All i want say is good done brothers and keep the good work, it's a big a chiefment of u and the rest of Gigundhabe coz we were always underpressure of the late regime and those before.

viva gaaloos, viva gugundhabe,

by: BCboy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, March 08, 2001 - 10:05 pm
Magaca gaal-jecel wuxuu la micno yahay Geel-jecel taasna waxaa ka marqaati kacaya macnaha magaca oo haddii lagu dhereriyo lahjado badan oo soomaaliyeed sidaas noqonaya iyo nolosha beeshaas oo ku xiran Geel dhaqashada taas ayaana sababtay in si fiican loo garan waayo ama loo qiyaasa waayo baaxadda ama tirada qabiilka oo hadba u naq-raaca meeshii ay xoolahahooda daaq uga helaan, waxaana safarrada dhaadheer ay ku galaa-bixiyaan dhulalka aysan iska lahaynna ugu wacan iyaga oonan colaadin ama aysan colaadi kala dhex marin qabaa'illada badankood, balse marmar ayaa waxaa dhaca in xoolohooda lagu xadgudbo oo geela quruxda badan laga damaaciyo, arrintaasna marbaa la'iiga sheekeeyaye qosolbaa i dilay, waxaa la'igu yiri "marka la dhaco geel Gaaljecel waxaa caado u ah inay isugu yeeraan wixii Oday kuray ama Gaashaan qaad ah isla markaana kolka dagaalka loo diyaar garooba raggu dharka ayey iska dhigaan dibna uma xirtaan ilaa ay geela soo dhacsadaan"

bal gugun-dhabow iga raalli ahaadee maxaa ka jira arrintaas? kolley anigu waxaan u arkaa caraadis iyo Xamaasad-dagaal tii ugu kululeyd ee taariikhda adduunka soo marta"
intaas keddib waa run aragtida qabta inay gaaljecel aad u badan tahay lagana heli karo dhamaan cirifyada bariga Afrika

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 03:04 am
TO:ceelbuur
Saaxiib gugundhabe caado uu leeyahay oo dhaheesa ha itaaban kuma tabanaya ,ilna waa il, gacana waa gacan,kii bilaabe se baa gardaran oo gugundhabe kii gar leh (xaq leh)buu la jiraa
taasina waxay kuu cadeeneysaa iney geesiyaal yihiin