Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Xagee laga filayaa inuu kayimaado madawaynaha cusub eelarajaynayo inuu bedelo cigaal:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasancaraale

Friday, February 09, 2001 - 09:19 pm
XASAN

SIDA AADKA LOOGA WADA DHEREGSANYAHAY WAXAA SOO
dhawaatay wakhtigii xilka madaxwaynanimadda kaga ekaa WAA MR CIGAAL, waxaa hada soo baxaya in loolan siyaasadeed ka curtay somali-land taasoo ah ninkii qaban lahaa jagadaas culus ,umadda reer somaliland meelay joogaanba u noqon lahaa afhayeen ku hadla afkooda.
hadaba waxaan halkan idiinka soo bandhigayaa waa kuma ninkaasi ,mase jiraan doorkan oo xaaladdu sidii hore ka duwantahay in lagu xidho musharixiinta qodobo muhiim ah inay buuxiyaan!!!!!
bal wax ka sheeg waxay kula tahay qodobadaasi?

sidaa iyo dood wanaagsan oo u furan qof kasta oo reer somali-land ah:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 12:31 am
WAXAAN FILAYAA NINKA KA FARA-MAROOJIN DOONA MR.CIGAAL INUU NOQON DOONO MUJAAHID SILAANYO OO AH NIN AQOONSARE LEH,DALKA, DADKANA AAN WELIGII AAN DENBI KA GELIN,WAXAANA U MALEYNAYAA INUU DALKA KU TOOSIN KARO TOOBIYAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 10:47 am
Anigu waxaan filayaa inuu ka iman doono majooratiga ee aanuu marnaba ka imanayn manooratiga,waxaana la filayaa uun dhinaca habar-magaado sida GArxajis,Awal,Ayuub iyo Arab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 12:05 pm
wadh wadh,

anonymous2

war habar magaadadan aad sheegaysid waa tuma lol
waar waa bila magaada iyo xabuusha tuuna meeshan waxaa loo kala baxay marya alool which is habar awal+habar xabuusheed+arab nacas+ayuub wahaab.iyo in yar oo ex-faqash ah sidaa gadabuursiga +dhubahante+warsangali+midgaha reer somaliland.

iyo ragii raga ahaa the warriors,liberators and fonders of S.N.M and somaliland;

the GREAT GARXAJIS

the first president was a habaryonis tuur the second is a daanyeer form the ciise muuse habar awal clan............now is the time to return to reality and elect a smart politician to lead the country forward.who else has mastered the art of politics and made issaqs the samrtest people in somalia?

since the days of the british protoctrate of somaliland until the independence war from afweyne

HY.................HY...................HY...............HY...............HY.................HY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 01:39 pm
alaylehe waa runtii M-alool,ex faqash iyo ragii maguujin jiray GARXAJIS,ha nacasoobin magaado beele.HY CG HY CG Arab dugaag Isaaq ukala hiishe kabo qaad Ilkoyar ku dayde,Garxajis iyo ragii kunaaso nuujin jiray diidee huushtu meelahaa futada uga maydh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IN KAAHIN WASE

Friday, February 16, 2001 - 02:04 pm
waar meesh waxaa laga ciyaaray maajoorati iyo degaan iyo lacag,kursigan habar awal baa leh oo kolba mid kenaysa MAANTANA INA XAASHI BAANU KEENAYNAA ,

MARAASAD SIIBAKHTI MALYAN DAGSAARAN AYAD MEESHA KEENAYSA .

MA SIILAANAYAD LEEDAHAY DANBI MUU GALI WAA NIN KII DILAY CABDIQAADIR KOOSAAR IYO AADAN SHIINE

XOOLIHII HALGANKA NIN KII DHIIHGSHIIL KU FURATY WEEYE FAKI SIILANAYO .
MAXAAD SOMALILAND KU SOO DARSATAY GIIMAABARTII BAAD WALI DAADADA DAAROOD YAR ILLAA DAAROOD YAR

MAR YA ALOOLKANA MA NAF BAAD NOO HAYSAY WAANU KUGU GABRAARANAYNE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

54 club

Friday, February 16, 2001 - 02:09 pm
wadh wadh loow
doqon baatahay aan taariikh aqonan ee ma habar yoonis ba SNM samayasay waar hooya ha qaldamin ragii samayays waa saadad oo waa la yaqaana yaan af ku ku qaloocana mar danbe ha u celin eraygaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Friday, February 16, 2001 - 04:42 pm
Salaan,

Waliiginba iska hadla aniga waxan idiin sheegayaa mid. Habar Jeclo waligeen weynu dagaalami jirnay, laakiin mid baan ku ogahay waa rag rag dhalay.

Kuwan naaga ah ee Habar Awal marna barbar dhigi maayo, H.J waa rag hiil le, oo cadaw kula yaqaan.

Habar Awal dambe yaananay meel qabanin, raga Xadka jooga ee heeganka ku jira haloo dhiibo ama Habar Yoonis ama H.Jeclo.

Arab,H.A,Ciidagale ahan maanta kii hore ma aha. Waxba isma dhaamaan kuwa kale.

Habar Yoonis in badan ayay Ciidagale hiil u gashay laakiin Ciidagale waati Xuseen Dheere Arabku Dumubluq ka soo dhex qabtay Ciidagaloo toban oo ay ina Cigaal u geeyeen. Ciidagale ma aha Ciidagalii hore , Cabdi Waraabe ayaa ka fataalaa Cabdi Ciise maanta,...ee yaanan been laysu sheegin.


ama H.J ama H.Y oo waliba Burco laga dhigo caasimada Ceerigaabana la dhiso.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 08:05 pm
54 club,

bow

kaalay maa imikaad snm'tiina nagu qabsateen?

waar orod oo dadka ku dhaama warayso wax maa ogidee marya alookiinaa cid aan ahyn warayso 4 nin oo london university dhigan jiray oo wada habar yonis ahaa ayaa snm asaasey ii yaan dib dambe hadalkaas oo kale lagogo maqlin,bari horaa xiniya lays'tusay sharafna ragii raga ahaa ayaa iska leh(oo kaalay ina koosaar,lixle iyo maxamed calina maa marya alool baay ahaayeen iyana lol . maa imikaad sharaf iyo xiniya aanad hore oo lahyn rabtaa lol

marya alool foqal marya alool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAD

Sunday, February 18, 2001 - 11:15 am
SALAMU CALAYKUN
UGUU HOREN WAXAAN AAD UGA XUMAHAY SIDA DOODU IDINKA QALOOCATAY UNA CAYDEEN QABILOOYIN IYO REER DHAN ANINGO AH NIN HABARYOONIS AH ISAAQ WAA ISAAQ EE HA KALA GURINA, OGOW QABYALADI SAL MA LAHA , OO SIDAY DUNT U FURMATO AYEY NOOQTA.SNM ISAAQ OO DHAN BAA SAMEYEY HALGANKINA QAYB KA WADA QAATAY WAR ILAHAY KA BAQDA OO KA DIGTONADA WIXII INAGU DHACAY INAYNUU DIB UGU NOQONO YAAN CADAWGU INAGA FAIDAYSANE,WADA JIR BAY LABA GACMOOD WAX KU GOOYAN.
NABAD GELYO DHAMANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 12:35 pm
Dacad walaashaa Isaaqa iyo maryo aloolku was Garxajis waxa dib udhigay adoo kaloo uraya oo Isaaq hooyadood futda xun kawasooyin noola yimaada war meeshan waanu ololinaynaa wax S/land la yidhaahdaana majiraan bal waa taase kaaloo maryo alool iyo Ex faqash wax ha dhisto,Habaryoonis sheegad baad tahay anaa asala.
Meeshan rageedii baa siday doonaan ka yeeli.Isaaqa aad sheegaysid WAAYO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaan

Sunday, February 18, 2001 - 08:56 pm
BISINKA IYO RAXMAANKA

WAAR IS DAjIYA OO IS DAAYA OO CAYDAN IYO AF DHEERNAANTA JOOJIYA

HABARYONIS WAA 1 WAA ISKU MID,GARAXJIS WAA ISKU MID,ISAAQNA WAA ISAAQ

YES DAGAAL MARYA ALOOL IYO GARXAJIS WOO DHACAY DADNA KU DHIMEY TAASNA LA ILAAWE MAAYO,GARXAJIS AHAAN

LAAKIN YAAN CADOWGA SHISHIIYE IYO SOKEEYABA IDINKA FA'IDAYSN IDINKU IS HAYSTA YAANAY IDIN ARKIN


1 GARXAJIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 09:00 pm
doodii aan islahaa halaga faa'iidaysto, waxaa meeshii aar la fadhiistay bahalo xun oo doqomo ah oo aan lahayn wa qadiyad iyo mab'da toona. waay kaga dhegtay reer hbel hadaanu nahay. waxau maxay ahaayeen , waxaan u malynaynaa waa qoladii ay ka tageen faqshtii oo la baray hayb la yidhaah HABARYOONIS. wax yahow duluga ahi ha soo qaadina magacaas mar danbe. waad bugtaane urdoo xamar iyo digfeer iska soo daweeya

dhaago dhaago dhalay maantana waxaasay la yimaadeen

magaciinu hadhintee reer dhan ayaad magaca ka dilaysaan.

noociinaas oo kale dood ku saabsan somaliland waxaydin ka tihiin BAN!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Monday, February 19, 2001 - 12:04 pm
Salaan
waxaan is lahaa bal ka faa'idayso walaalahaaga reer somaliland lakiin meesha waxa igaga soo baxay waraabayaal ka daran mooryaanta xamar joogta.
War maxaa idinku dhacay oo isu kala saaraysaan waa ceeb qabiilka iyo inaad maanta iskala saartaan idinkaoo isaaq kaliya , meesha in aad samaysaan somaliland oo dhan oon qabiil ku dhisnayan baa idiin fiican walaalayaal haddii kale waxa s/ koonfurta haysta baa noqonaysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 12:57 pm
There is no way H/Awal will be president ever again if they lose the presidency now.In my opinion since they been running the country they created hate among all ISSAQ ,and they are responisible for that divition we all experiencing every where in the world. I believe the only way we can really succeed to be reconized is to unite our people as one as we did during the struggle. SNM was the great equalizer for all Somalilanders ,and we need their guidance more than ever now .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 11:37 pm
Horta doodii waa qaribteen, oo cay iyo afla gaado ayaa keenteen,laakiin waxaan idiin sheegayaa in dadku caqli ku kala baxo.hadaba aan u soo noqdo qodobka dooda:
Ninka meesha ku qoran ee Siilaanyo,runtii waa nin meesha u qalma ,ilaa iyo jabhadii isma weydiineyno wuxuu qabtey,xukunkana si sharaf leh ayuu c/tuur ugu wareejiyey,markii danbena waa garab ordaayey.Ilaa iyo intii dalka la soo galeyna intiiba dalka ayuu joogey ,xitaa wasiir uu ka noqdey dawlada cigaal,inkastuu ka degey.Dagaalada sokeeye waa ka xalaal muu noqon sida Saleebaan gaal oo cabey dhiigii dadka reer Burco.Weli maan maqal Siilaanyo oo ay dad ishaystaan inkastuu dawlada dhaliilo u soo jeediyo.Hadaba ninkaas ayaan filayaa inuu meesha ku haboon yahay maanta.

Qaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 12:07 am
kaaley siilaanyo miyaanoo ahyn ninkii ina koosaarkii snm dilay?

horta suashaa ka soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 12:51 pm
Horta ninka hiraha ah ee Awal loo rumaysan yahay waa Aadan shiine laakiin been nimanyaw yaan la isu sheegin Siilaanyo ma dilin ee sida laga war hayo intuu khamri ka dhergay sidaan walaahay maqlay marxuunka alle ha unaxariistee ayuu isagii sarkhaansan magaalada jig-jiga baar dhexdii aad uga caayay niman Daarooda weliba Ogaadeen ah dabadeena nimankaasaa toogtay goobtuna waxay ahayd JIJIGA,warkaygu ma idiin dhacay snm iyo wax udhawtoona uma dhiman,jawaabtaa waxaan usoo jeediyay nin hore uyidhi Siilaanyaa dilay marka waa beentaa.Qodobka labaad Isaaq wax layidhaahdaa ma jiraan nin waliba isagaa og meesha ay dani ugu jirto,waxaan u arkaa nin qiiq isku qarinaya,S/Land AHAAAAAAAAA AHAAAAAAAA AHAAAAAAAA kaalayoo adigu bal ilka yarey udhiib waxaad sheegayso malaa dee waxaad ka hadlaysaabaan is idhi Caynaba iyo labada boqol ee mitir ee hareeraheeda ah ninba in baa u S/land ahe ool maryo alool GET LIFE.Garxajis wuu tashaday for the first time wuxuu ku tashaday inaanuu u dhiman maryo alool dambe NEVER EVER adeer riyada ka baxa Dawlada Carta Garxajis labo jago oo waawayn ayuu ka helay aad bayna xaq utahay Isaaq la qadiay iyo maryo alool lagu daadshay iyo ilko yar kala futo xun toona waxba kama gelin balan baan ku qaaday inaan xoog ula shaqeeyo DKm ee Soomaaliya SOOMAALIYA HA NOOLAATO MARYO ALOOL HA DHACO.Maryo alool Tog-dheer sidanaagahaa loogu guursadaa Hargaysana si dadban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 10:14 pm
ANONYMOUS(TUUG FAQASH AH OO DADKA ISKU DHEX QARINAYA)

1-HORTA WAAD IS KASHIFTAY OO HABAR JECLO AYAAD KA DHAMAAN WAYDEY
2-NINKII GEESIGA AHAA EE SNM INA KOOSAAR AYAAD SHEEKA AAN JIRIN KA ABUURTAY WE ALL KNOW INAAY NIMAN HAWIYE DABA MADOOBE AHEE NINKAA TUUGTEEN,NIN AAY WALAALA YIHIIN OO KA YAR AYAA HABARYOONISTII SNM INTAY 23 NIN OO HAWIYE HABAR GIDIR AH OO (CIIDAMADII FAQASHTA AHAA) SOO QABTEEN BARTIINA WOO KU TUUGTAY.
3-GARXAJIS AYEY IDINKAGA DHAGTAY EE QOLADIINA RASMIGA AH SHEEGTA FAQASH FUTA XUN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 07:26 am
Ilkoyar dhilaa ku dhashee Isaaq wax la yidhaahdaa ma jiraan we are Garxajis waxaanuna kasii nahay Soomaali orod adigu maryo aloolyahaw Awal daanyeer futo holoshle Qodaal qaaxo kabaha umaydh Garxajis dhulkiisu waa xor Soomaaliya buuna ka mid yahay Togdheer,Sanaag,W/galbeed,Hawd.Sidaad ogtahay xatyaa lacagta m.aloolku kama shaqayso.Waryaadha wixii dawlad faqsheed aloolka diiidaa ma faqash baa walaahay bilaahay tolaahay axad yaqaanaa loogu dhaartaaye waxaan ahay Garxajis beesha Habryoonis,gobalada waqooyi galbeed waxay hoos yimaadaan jamhuuriyada Soomaaliya waxayna hoos yimaadaan madaxwaynaha jamahuuriyada soomaaliya C/qaasim Cismaan jaamac wuxaanu keenaynaynaa oo uu iman Togdheer maalmaha soosocda isgoo usii dhaafi doona caasimada labaad ee dalka Hargaysa sidoo kale wad Mudane Buubaa wuxuu iman Magaalooyinka HargaysaBurco,Ceerigaabo,Berbera,Oodwayne,Ceel afwayn,Laascaanood,Badhan,laas qoraay,Sheekh.Walaahay maryo alool isagaa yaqaan meeshuu tegi doono dhilaa hooyadiin dhashee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Monday, February 26, 2001 - 01:49 pm
WAXA ISU JIIDATAY CINWAANKA DOODA, WAXAN SE MEESHA KU ARKAA GOOB CAY IYO AFLAGAADU TAAL. GOOB IF IYO AAKIRO SEEG AH. NAFTIINA U NAXA OO EEBBE KA CABSOODA.WAXAY ILA TAHAY IN INTAN IS CAYEYSA MIDNA AHAYN HAYBTA UU SHEEGTO. WAAYO NINA MA CAYEEN DAD AY DHALASH,IYO DHEXDIN WADAAGAAN.WAA HILIB KA GOOSO BOWDADAADA. HADDII ARRINKAN LAJOOJIYO, WAXAAN SOO BANDHIGI FIKRADEYDA. HADDA SE INTAAS IYO IGA DHE WAANO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 12:06 pm
Ninka h.yoonis la baxay maaha h.yoonis waa maryo alool anaa asalkiiya adeer hal nina oo la qabtay unicimayno walaalahayo ciidagale Garxajis waa hal H.yoonis+Ciidagale=1, hanakala saarin maryo aloolyahaw futada xumi.