Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): CABDULAHI YUSUF WUU KA XUNYAHAY DICTATORKII MAXAMED SIYAAD BARRE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Saturday, February 10, 2001 - 02:59 am
SIYAAD BARRE WAA LALA DAKAALAMAY WAXAANA LOO ARKAY NIN XUN INUU YAHAY WUUNA AHAA RUNTA MARKA LA FIIRIYO. LAAKIN WAXAA KA DARAN NINKAN CABDULAHI YUSUF LA YIRAAHDO. SI'AAD BARRE WUXUU ISKU DIRAY SOOMAALI LAAKIN CABDULAHI YUSUF WUXUU RABAA REER PUNTLAND INUU ISKU DIRO. SI'AAD BARRE WUU KA WADANISANAA CABDULAHI MANA OKALEEN IN WADANKEENA QASHIN LAKU SHUBO QEERAADKANA LAKA KURTO. LAAKIN CABDULAHI YUSUF WUXUU CONTRACT LA KALAY 80 COMPANY INAY QASHIN KU SHUBAAN BADA OUR SEA KALUUNKA IYO QEERAADKANA KURTAAN. LACAGTAAS 90% WUXUU SIIYAA REER MAHAD.WAA HUBAA TAAS SABABTOO AH INIGA CUMAR MAXAMUD BAAN AHAY LAAKIN REER MAHAD MA IHI.CABDI CIISE BAA AHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCAANOOD

Wednesday, February 14, 2001 - 08:17 am
To : the somali people

That is true my brother xaqiiqlow.Cabdulahi yusus is like cancer to the people of puntland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI-MUDUG

Wednesday, February 14, 2001 - 08:30 am
Dadka reer puntland waxay dhahaan cabdulahi yusuf waa nin rag ah oo wuxuu naga celinayaa hawiyaha, iyo hawiyahaa ka baqa cabdulahi yusuf oo aad buu Puntland u hubeeyaa. Laakiin waxaa run ah oo reer puntland ay hubaan ninkaan hawiye isakaa ka baqa hubkana cabdulahi wuxuu u haystaa majeerteenka iyo reer puntland oo dhan dhexdooda marna lama maqlin cabdulahi wuxuu hawiye yeelay. Waad ogeedeen dowladii salbalaar ee caydiid uu dhisay cabdulahi intuu ortay buu caydiid wuxuu ka baryay jakada reer wasaare caydiid wuu soo ceeriyay cabdulahi. Markii SSDF dhalinyarda majeerteenka wuu dili jiray cabdulahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real cabdi ciise

Wednesday, February 14, 2001 - 11:49 am
Xaqiiqloow, war heedhe ma haatan baa Hawiyihiina inay Cabdi ciise is ka dhigaan bilaabeen, waxaan kuu sheegayaa in haddii Cabdi Ciise taladiisa la qaadan lahaa waqtigii dagaalka lagu jiray ee 1992 in maanta wadanku si kale ahaan lahaa, waxaan rabnay in Dagaalka aan la joojin inta Habar gidir iska dhiibayaan, Cabdullaahi yusuf ayaa iyadoon la ogayn Caydiid heshiis la galay, heshiiskaas oon cabdi ciise fulin, walina wax heshiis ah kama dhxeeyo iyaga iyo Hawiye, Tan Lacagtana haddii odaygu ciddiisa uu siiyo lacag wax dhib ah oo ku jira ma leh, kolley haddii wadankii Mooryaan ay bililaqaysanayso oo marna lacag faalsa ah keenayaan marna qashin wadanka ku aasayaan, maxaa ku jaban haddii reer tolkay iayana sidaas oo kale sameeyaan.
taas ayaaba wax iga soo gaarayaan, reer mahad hadday lacag helaan waa lacag cabdi ciise, sababtana waad taqaan waa walaalo.
viva Puntland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil hawiye

Wednesday, February 14, 2001 - 11:38 pm
LUGTAANEEY MARBA MID KU QAAD, waxaa ku calaacashay islaan rag badan oo hore u guursaday ay ka dhinteen, midba maalin ayuu guursadaa markaa ayuu dhintaa,.

waxaan ula jeedaa, waxaan maqli jiray cali saleebaan, dishiishle iyo maxamud saleebaan.
waa maxay CABDI CIISANA, MA qolyaha aad dhowaan qorateenbaa?, sida GAALGALE, si kastaba ha ahaatee
Ninka la baxay REAL CABDI CIISE waxaan dhihi lahaa hawiye kuma yaqaano, ee reer tolkaa la hadal magacyagana noo daa`"
Qarmuun kasta oo af ku huura leh, waxa uu afka la taagayaa HAWIYE
VIVA HAWIYE and UNITED SOMALI CONGRESS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Thursday, February 15, 2001 - 02:32 am
To: WIIL HAWIYE
HORTA HAWIYE FUTO MADOOWE MAXAAD ISKUGU BIXISEEN UNITED SOMALI CONGRESS. Iniga somaali ma tahiinba waxaad ka harteen Gaaladii Gaalkacyo laga kiciyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Thursday, February 15, 2001 - 02:41 am
To: Real cabdi ciise
waxaan ku dhihi lahaa dadka hadaa xataa tol tahiin qaladka laguma raaco.cabdulahi yusuf haduu dakada bosaso dhacayo majeerteena isku dirayo inaad ku taageerdit ma aha hataa xataa reer mahad tahay iska dhaaf cabdi ciise. waad okayd marexaan siyaad barre oo qaldan say u taageerayeen baa jab wayn ku dhacay soomaali oo dhana buburka soomaaliya sababtiisa mareexaan iyo siyaad barre bay u saareen.marka ha ka shaqeen in cumar maxamud la eedeeyo hadii ay puntland burburto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buuhoodle

Thursday, February 15, 2001 - 05:25 am
cabdilaahi waatuug, dhibaatadana dadkiisa ayuu kulasoo noqdaa. harti is too powerfull and too many, why we do not capture hawiye and somali by force. there is no ather solution my brothers.

news
Some 50 Thai ships said fishing in northern waters Posted Thursday, February 15, 2001

Fifty Thai trawlers are currently fishing in the waters off the coast of Bari Region, Puntland regional state.

The vessels sailed into the waters last week after a Thai fishing company struck a deal with Abdullahi Yusuf Ahmad [Puntland president] granting the firm fishing rights. The ships are currently fishing in the waters between Caluula and Caseyr.

Independent sources based in Boosaaso [Puntland commercial capital] told Qaran that the trawlers might extend their fishing activities to the unguarded waters of southern Somalia.

Source: Qaran web site, Mogadishu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilBari

Thursday, February 15, 2001 - 06:33 pm
Tolow aan run isku sheegno. Odaga hadaanan dhulka ka qaban waan uga qixi doonaa. War ma hartaa laga waayay nin ina Yey dhaama?