Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Xanuunka Gaajada Iyo Xabaasha Shacabka,Dhibaato Kale Shacabka ka dhaafa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Saturday, February 10, 2001 - 06:43 am
Saxiib
maanta shacabka dhibaato kale uma baahno, mar haddii maciishadii sare isku shareertey meelkasto
gobolka ahlaga dareemey,xoolihii ay xayiran yihiin
ooo ay jirin meel kale ay aadan shacab, raggii ay
aamineey ay dhaceen xoolihii gobolka, saxiibayaal
runta waxay tahay in leyka qabto kooxahaas aan
wanaaga rabin burbur dhibaato xabaasha shacaka
si ay u sii joogaan ay dadka mid mid isagu dirayaan,C/yusuf fadlan shacabka kuma rabaan isaga
tag dantooda ha horistaagin