Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): REER CARTA MA NABAD BEY KU TASHADEEN MISE INEY COLAAD ABUURAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seeraar

Saturday, February 10, 2001 - 04:32 pm
Waynu aragnaa in gedo dagaal ka dhacay,weynu aragnaa in kismaayo lagu hayo qabiil aan degaan ahaan degin jubada hoose waa (cayr)waanu aragnay
iney khal khal geliyeen bay iyo bakool,weynu aragnay iney isku dayeen iney lumiyaan nabadgelyada ka jirta puntland,waxaynu sugeynaa soomaaliland.waxaa i cajab geliyay shakhsiyaadkan
khibrada u leh sidii uu ku burburay maamulkoodii inay maraan dariiqii uu aabahood maray? ma halmaameen dhibaatadii ay u horseedeen umadda iyo
qaybsanaantii ay abuureen iney tahay cudurka haya umadda soomaaliyeed,downa ma tahay iney burbur kale iyo qaybsanaan kale iney abuuraan?