Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): ETHIOPIA IYO C/LAAHI YUUSUF OO KALA IIBSADAY SOOMALIYA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOLKIIS U DIGE

Sunday, February 11, 2001 - 05:47 am
Waxaan jeclahay dadka aan isku tolka nahay iyo wixxii danaynaya soomaali arimaheeda inaan halkaan ugu soo bandhigo beeca dhex maray C/laahi Yuusuf iyi Ethiopia. Af soomali ayaan ku qoraayaa inkastoo qoraalku ingriis ahaa
Ethiopian Government: Gen. Cabdulaahi ninka kaliya ee na fahmi kara waa adiga soomaaliyaana aad ayaan xeebaheeda ugu baahanahay,soomaali badana Ithiopia ayaan kuhaynaa ee maxaa talaa?
C/laahi Yuusuf: Anigu qabiilkaygi igu kac dowlad soomali isku sheegtayna dhalatay, rajadaan qabay oo ahayd inaan madaxweyne noqdana way yar tahay ee waxaan ku talin lahaa inaan Soomaliya kala iibsano.
Ethiopian Government: Imisa gobol ayaad naga iibin kartaa?
C/laahi Yuusuf: Gobolka qabiilkaygu dago W/Bari, Mudug, Marka ilaa Kismaayo iyo meelo Hawiyuhu dago waayo iyaga anagaa waligeen mas,uul ka aheen.
Ethiopien Government: Imisa ayaad naga siinaysaa? waliba kuwa xeebaha leh ayaan aad u rabnaa.
C/laahi Yuusuf: W/Bari waa 200,000$ kuwa kalana 50.000$ iska keena.
Ethiopien Government: C/laahi nin akhyaar ah ayaad tahay, waraaqahaaan aan kala saxiixano. Lacagtaadan Geneva ayaan kuugu shubaynaa, wakiilna nooga sii noqo goboladaas aad hada joogto, waayo hadaan Representative Ethiopian ah soo dirno dagaal ayaa dhacaya.
C/laahi Yuusuf: Thanks xukun iyo lacag waa waxa aan ugu jeclahay. EE aan kala saxiixano waraaqaha.

Marka Majeerteenow C/laahi dhulkeeni iibi sidii Falastiinyiintu dhulkooda uga iibsadeen Israel 1946-1955. Maanta sida Falastiiniyiinta loo galayo ayaana naloo gali doonaa dhowr sano kadib, ee ogaada!
Hadaba maxaa talaa ee aan ninkaa ka sameen karnaa? Arintaas sidee uga daba tagi karnaa? Qof kasta oo Soomalnimo ku jirto talo waa keeni karaa, waayo Cabdulaahi dhul Majeerteen kaliya ma iibsan ee gobolo badan ayuu iibsaday.
qofkii xaqiijin u baahan waa loo xaqiijin oo qoraalo ayaa la hayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akhyaar

Monday, February 12, 2001 - 12:15 am
To tolkiis u dige
War nin yahow waa runtaa oo ninkaas W/Bari iska daaye soomaaliya oo dhan ayuu kun shilin siisanayaa, waxaana ku talin lahaa in madaxa laga toogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQ -DAAROOD- HAWIYE

Tuesday, February 27, 2001 - 10:44 am
WAR ARKAYEE NINKU MARWALBA ITOOBIYA WUXUU UGU ORDAA IN UU SOOMAALIYA IIBIYO GAAR AHAAN BOOSAASO
WAR ODAYAASHII BOOSAASO XIR XIR NEE MEEQAAD NAGA SIINEYSIIN ITOOBIYEEY WAR REER WAR SIDI FALASTIIN DHAGAX XABAD KUMA BADALAN KARNEE TALO KEENA QOF WALBA OO SOOMAALIYA U NAXAYSO