Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Soomaaley Ka Waran saw in maanti inaanu ka tashano Carab ma aha..hort Carab mays baranay wali?? mise qaar baa wali ku hoos jira??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage

Sunday, February 11, 2001 - 09:39 am
Salaan,

Somalia maalintii ay Carabta ku biirtay 1974kii dan baa noo gaysay oo 1964kii ayaa Somalia laga eryay ururka COMMON WEALTH ka dib markii aynu Kenya NFD kula dagaalamnay ETHOPIANA Galbed.


Carab maxay noo qabtay markaynu ugu liidanay???

Bal ii sheega?? anigu waxay no gaysteen iyo waxay yihiinba waan ka badayaa somaliye..

14 snadood baan joogay caro Carab...bal aynu ka wada doodno.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 10:28 am
Waxaa wax kuu qaban kara qafka isaga marka hore wax is tara Carabi waad argta meesh ay taal ee maxaad ka sugeysay in ay ku tarto.

Maxaase adiga baryadda ku baday.
Qof ahaan?
Ummad ahaan?

Mise waxy kula tahay in Soomaali baryadeedda xIso loo qabo?
Talo: ISKA AAMUSE AMA XIKMAT SHHEEG.DOC KA YEER HA NOQON.