Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Maxaa Haray oo la isku haysta - Reer Dowlad Goboleed iyo Reer Dowlada Kmg ah -wili ma uun mar qura i dhaha Madaxweyne
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhursuge

Sunday, February 11, 2001 - 03:06 pm
Ku:- Reer Dowlad goboleed iyo Reer Dowlad kmg
----------------------------------------

Maxaad isku haysataan oo ad isku haysataan
Waxaan hubaa tan iyo kolki dowladeyni hore dhac-
-day hadi somalidu isu deysan lahaayeen oo ayan
dhihin reer hebel iyo reer hebel man waxaa jiri
lahayd dowlad shacbiga wax u qabata,hadda talo
iga hooya !- Hala abuuro gole somaliyeed o ay u
dhan yihiin dhamaan ragga tobankan sano siyaasa-
- horboodayay iyo dowlada ku meel gaar ah
balaayada waa madax weyne oo dhibta ugu badan ku hayo ummada somaliyeed Yaanan lagu dhawaaqin
magaca madaxweyne guddi haga ilaa xiliga doorasho xaq ah oo dadka rabitaankooda lagu firiyo laguna samro o laysugu hambalyeyo dhanna
looga soo jeesto xalada wadanka iyo shacabku jiro, xaflad sharaf badan iyo ciyaar dhex marta
oo kubada cagta ah 1- Xussen ceydiid,2-Ali mahdi 3- Abdulaahi yusuf4-qanyare 5-omarxaji masale
6- muse sudi 7-osman caato 8-shaati gaduu 9-moorgan 10-adan gabyow 11-Mohamed haji ibrahim oo isku koox ah iyo kooxda dkm ah,waxan hubaan in halkaas calool xumida iyo dhibta dhheer ay ummadu ku soo jirtay ay dhaqsi ku iloayaan.
waxay suaal ka tagan tahay habki looga raaridi lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariid

Sunday, February 11, 2001 - 11:10 pm
to dhursuge.

dhursuge sxb dowlad nimada waawax ku xiran shacabka iyo hiilkooda.

umada soomaaliyeed waxay u ooman yihiin calan iyo cadaalad,
cilmi iyo amaan,
taas waxaa lagu heli karaa in ay shacabku usoo jeestaan siday u heli la aayeen ugana bixi lahaayeen mugdiga iyo madowga ayku jiraan,

somaliya uma qaybsami karto gobolo iyo dabmooyin mana kala maaranto,

waad maqlaysay lacagihii xamarlaga soo daabacday waxay wax yeeleen dhaqaalihii burco iyo hargaysa
taas waxay daliil u tahay laba nin oo haruub caano ku wadaagayo inaysan kala maarmin hadii mid caanihii careeyana uusan kan kale dhami karin,,

waxaan ula jeedaa shacabka ku nool gobolada oo dhan hadii laga helo rayi iyo hiil isku mid ah shacabku waa awooda waa iftiinka ayagaa waxna hagaajin kara waxna halayn karo.

lakiin inta ay ukala qaybsan yihiin hebel iyo hebel kooxwalbana ay nin jeebka ugu jiraan way adagtahay in meel wanaagsan ay ku biya shubtaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhursuge

Monday, February 12, 2001 - 02:41 pm
Ku:- Farid
-----


Runti saad u sheegtay somali kala maarmi maya-
-so Waxaanse jeclaan waad la socota ruux walba oo somaliyeed Waa arkaa dhibaatada heysata xalna waa loo layahay anigu waxaan in somalidu arin horay africa uga dhicin oo aan wadamada carabta uga dhicin ciyaartaas saaxibtinimo,iyo golahaas oo lagu ka qaybsan yahan laakin dadka iyo dalka ku badbaadiyo raadiyaha telvisionkana ku doodan mid wax qabad u leh shacabka