Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Dhul-bahante xagee kaga jiraa qaska P/Land?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

War-doon

Monday, February 12, 2001 - 05:31 am
Waxaanan weli fahmin meesha dhulbahante kaga jiro dhibaatada hadda ka taagan P/Land. Waxaan maqlay ninka waxan oo dhan ka danbeeyaa inuu yahay madaxwayne ku xigeenka oo ah nin dhulbahante ah.
Bal arinta hala iiga waramo.
Wardoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Monday, February 12, 2001 - 05:39 am
War aad ku kala saarto reer Puntland ma hayno. Hoteelada xamar iyo reer Arta waydii su'aashaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Monday, February 12, 2001 - 12:12 pm
To: Kacaan Diin.

Kor ilaahay hakaa yeelo. lol, war ninka sideed u gashay. alaylahee inaad rag rag dhalay tahay. war oradoo tuugadii Ceyr war u doono, Dhulbahante waa walaalaheen aan adduunka ugu jecelnahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-dhulbahante

Tuesday, February 13, 2001 - 04:13 am
Dhulbahante wuxuu ka mid yahay P/Land dhib iyo dheefna la qabaa mahayno waxaad la wareegtid ee camal yeelo. Dhulbahante dhismaha P/Land qayb libaax ayuu ka qaatay hadana qayb libaax ayuu kaga jiraa weligiina kaga jiri doonaa. Ninkii u haysta si kalena badda ha kudhaco. Waa ilaah mahaddii haddii goboladii gumaysigu kala qoqobay ay mar labaad isku xidhmee oo inta u dhaxaysa dacalka koonfureed ee mudug iyo dacalka waqooyi ee Sanaag ay wadaagaan meel looga taliyo oo la yiraahdo Garoowe.
P/Land ha jirto cadawgeeduna ha dhaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Tuesday, February 13, 2001 - 06:50 am
Waxaan halkan u sheegayaa dadka damacsan inay isku diraan harti, inaan taasi suuroobayn. Dhulbahante & Majeerteen waa waloolo, waxayna wada samaysteen maamul dhisan. Kuwan cartana waxay isku dayayaan inay isku kaaya diraan, mana dhacayso. Dhulbahnte waa ka mid Puntland.

Puntland viva.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rampon

Tuesday, February 13, 2001 - 09:02 am
To hager Aadan

dhulbahante waligoodba bila dhiig bay ahaayeen oo marba dowldii kacada ama jirta ayay taageeraan, waa dad loo talinkaro, waa dad harti iyo nacasnimo lagu shubay.

the next leader should be warsangeli or else, it suppose to be our turn next to rule p/land.

we are not like the fools of dhulka, who can be offered money and sit down, we have dignity and we want our turn in office.

So it better be warsenglis turn or else!!

viva p/land/ viva Warsengeli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Wednesday, February 14, 2001 - 07:17 am
To: RAMPTON
First of all,you said viva warsangel & Puntland. I would say vive my brothers Warsangeli & my brothers puntland & my brothers Daarood.
Second you said I am follower, and Warsangeli should be next that I should follow. I will tell you onething, I don't mind as long as one of my brother is ruling. I will support you through your life brother. But I hate to see our people who are not strong. I have dealt with isaaq so long,if you know the history,and I know what brotherhood is. anyways Ilove my people from Puntland. I Love warsangeli along with Majeerteen,ogaadeen,mareexaan,laylkase,and all daarood people.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Wednesday, February 14, 2001 - 08:30 am
rampon
"we are not like the fools of dhulka, who can be offered money and sit down, we have dignity and we want our turn in office".
I am sorry my warsangali brother, no one offer you anything so far, are you guys still alive? Make some noice at least and demand more. Keep in mind with the power in dhulbahante, you know at least SANAAG will be HARTI region.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULBAHANTE

Wednesday, February 14, 2001 - 09:12 am
To:Hagar Aadan
Waryaadha dhabayacadan la baxaysa magacyada dhulbahante,noo daaya magacyadayada ugu horeyn,hadiise arintu ayan sidaas ahayn oo aad wadatid magacan Hagar Aadan,waxaan ku odhan lahaa nin hagar aadan ah oo majeerteen hoos jooga weligeed lama arkin,reer Hagar waxaa lagu yaqaan kibir iyo isla weyni,balse hadaad dooratay in Garoowe lagaaga taliyo,oo weliba Ina Yuusuf Yeeygii wada gawracay geesiyaashii dhulbahante(Ina Caydiid DHabdhable iyo kuwo kaloo badan),Buuhoodle gubay laba jeer,agoomeeyey caruur badan oo walaaladaa ah,maanta ta uu ka dhigayo Boosaaso aad aragtid,markaad intaad dib u eegto,waxaan kuu sheegayaa inaadan dhulbahante dhab ah aadan ahayn ee aad tahay nin magaca iska so qaatay.


TO:Nimankan Majeerteen ee bogan furay.
Boowe bari laga reysey,bariis caano leh iyo.......
Waxaan idin leeyahay mawqifka dhulbahnte waa cad yahay,go,aankayaguna waa labo mid:
1-In shir ay isugu yimaadaan dhamaan beelaha harti si looga wada hado isbedelka ku yimid soomaaliya,waxaan uga jeedaa dawladan soomaaliya loo dhisay sidii laga yeeli lahaa,in la taageero ama in aan la taageerin,la codeeyo.
2-In la baabi,iyo puntland gebi ahaanteedba,maadaama lagu tuntay wixii lagu heshiiyey iyo sharciyadii loo dejiyey puntland,isla markaana gobol walba uu maamul keligiis samaysto,meeshii uu doonana uu ka dhaco,ama itoobiya haku darsado,ama dawlada xamar ha raaco.
Waxaan hadalkayga ku soo gebagebaynayaa,......GAME IS OVER,DHULBAHNTE IS FREE,AND WE,JUST WE OUR SELV DICIDES WHAT TO DO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taleex

Thursday, February 15, 2001 - 05:41 am
down with Mj, lets give the job the ppl who can successfully handle it.

Dhulka will always be daraawiish, and now is our turn lead the nation


my bro Hagar aadan, u r in dreamland, we have no brothers if we dhulka, so wake up fight for ur rights.

viva dhulka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Dhulbahante

Thursday, February 15, 2001 - 06:51 am
To: dhamaan dhulka,
Aniga waxay ila tahay in P/Land wax lala qabsado oo weliba laga qayb qaato dhismaha gobolka. Isla markaana la taageero dawladda cusub si xal loogu helo arimaha Somalia. Yaan caadifad idin qaadin ee ka fiirsada akhyaartaay. Majeerteen waa la dhalanay lana deganahay gobolka in aan wax la qabasanona waa lagama maarmaan. Waa jirtaa in ina Yuusuf Yeey qalaase badan ku riday cara Dhulbahante beriguu falaagada ahaa oo weliba loo tirinayo dilkii ina Caydiid Dhabdhable aana filayo inuu isagu ka danbeeyey hadana hala ogaado in P/Land ay dhiseen beelaha degan oo ina Yeey Shulbahante u badnaa ciddii dooratay. Anigu ma difaacayo ina Yeey laakiin waxaan leeyahay yaan gobolada isu tegay lakal furfurin oo fidmo la abuurin.
Salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keinadid

Thursday, February 15, 2001 - 08:29 am
to-real-dhulbahante

marka ugu horraysa wixii tagay tiigsi maleh
tan labaad, xukun qalafsan ayaa isku keen
jabiyay, haddii la isu tirsado wixii la kala
dilay, aniga haddaan iska hadlo, wuxuu dhuloos
iga dilay, 2 adeeraday ah iyo 2 abtiyaashay iyo
ina habreedkay, ayagoo wada socda doonayana inay
itoobiya u talaaban ayaa meel laascaanod u dhaw
lagu dilay waxaana dilay dad reer baadiye dhulos
ah, haddana waligay dhulos ayaan sxb la ahaa, waxaana wali u arkaa dad walaalahay ah, waligayna
xumaan uma qaadin, marka haddaa dhuloos tihiin waligiin hal nin ayaa sheegtaan, laakin idinku waxaa layseen ma ogidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hagar aadan2

Thursday, February 15, 2001 - 06:41 pm
Dhulbahante weligiis waa daraawiish nin khaainul wadan ahna dagaalbaa ka dhexeeya. Ina Yeyna khaainul wadan buu noqday maadaama uu lasoo heshiiyey itoobiya iyo shirkado reer galbeed ah wadankana uu ka iibsaday. Hadaba harti hadaan nahay waa inaan isu nimaano oo maamul cusub samaysanaa hadii kale puntland allaha u naxariisto nin walbowna naftaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULKA

Friday, February 16, 2001 - 11:25 am
wARYAADHA WAR DHEBAYACEEDKA MEESHA KALA TAGA NIMAN REER WAQOOYI AH BAYNU NAHAY DADKANA ISKU CAQLI MANIHIN ISKU WAX KUMA QOSOLO ISKU WAX KAMA XANAAQNO,ADEER HADAAD MALAAY UKULUSHIHIIN DEE ORDOO bERBERABA UDALXIIS TAGA LONG LIFE S/LAND
viva S/LAND VIVA FAGADHE IYO INTA LA CAQLIYA ALAW DHULBAHANTE MAANTA CAQLI XUMIDDSA USAHAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PUNTLAND FORCES

Saturday, February 17, 2001 - 03:36 am
war IDOORKA meeshaan furay waxaan u sheegayaa inuu JAADKA amam MARFISHKII uu kasoo kacay isaga laabto.
War maad is eeg taan sida la diinku ciyaarayo ragii IRIR ahaa ayaa hadba idiin fura meelcusub aad isku caycaysaan war sida isku dhaama HARTI waa BOQORADII soomaaliya maaha in IIDOORKAN IYO HAAWIYE isku kiin diraan, war dheehe bal iska ilaa liya dugaagta ku raaxaysata caydiina iyo isku dirkiina, waa sidee balfiirsha magacyada aad wada taan waa dad sharafleh oo lagu yaqaan xushmad iyo inay waligood wax soo ahaan jireen laakiin nimankaan lasoo baxaaya waa rag aan udhalan jecelna in magacaas ay isku sooqariyeen cay dusha looga rogo.
Wixii dhexdeena ah anagaa xalisanyna ee halkaan kuwa badan oo QUDHMUUNKII Hawiye iyo Iidor baa ka buuxee iska ilaaliya.

PUNTLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taleex

Saturday, February 17, 2001 - 04:17 am
Puntland

you see the is the responce you get when ever u open a discussion with which the other tribes in puntland try and put thier points heard or forward

am sorry mr puntland but as far as am concerned puntland is for MJ's only.

if u wana make fair and square let warsangeli or dhulka be the power.

it's always Mj who trys and eccuse us for being idoor whenever dhulka and warsengli guys are are trying put thier ideas forward. for ur info we might have the same dialect as idoor but we are harti and we want our turn in office.

down with MJ

dhulka waa bilaa dhiig, come on guys we cann't let Mj to treat us as a second class citizien.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Saturday, February 17, 2001 - 08:39 pm
TO:REAL:Waxaan kaaga markhaati ahay in aynaan isku wax ku qoslin,waxaad ku qososhaan,cayda rasuulkeennii suubanaa (SCW)Waxaad ku qososhaan cayda diinta ilaahay waxaad ku qososhaan wax kasta oo rabbi uusan raalli ka ahayn,Waxaad ka xanaaqdaan markii aad qaad weydaan amase lagu yiraahdu rabbi ka cabso,waxaad ku faantaa in aad
waxyaabaha laga faano.marka anaa ku garab taagan oo kuu markhaati furay intii aad sheegtay in ay runtaa tahay,hana u qaadan in aan ku af lagaadeeyay ee waa siday tahay adna ogtahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-Harti

Sunday, February 18, 2001 - 10:03 am
To taleex and real dhulka

I totally agree with u, we don't have the same culture and ways of thinking, we are more northners and these guys are southners.

i hate southners,

piece
Viva Somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULKA

Sunday, February 18, 2001 - 01:16 pm
To.P.f.
Ninyaw horta dadka malaha iyo nacasnimada aad kula dhex dhacayso kala tag,adeer dawlad ku sheegtan yar ee caantaynka ah hanagu khasbin anaga,walaahay baan dhulbaHANTE DHEBEYACAAGAAS socod naageedka lihi maamuli karin badaw xukun jecel oo qabyaalad baad tihiin adeer ama bood ama suux dhulbahante inyar qabii way kugu raaci laakiin xaqiiqda haka boodin isku dad manihin dad jaahiliinaad tihiin anana niman reer waqooyi ah;dagaal yahamiin ah;faan yar baanu nahay;walaahay baanan haday malyan islaamaan qaar kalena ay kufryaan aadan isoo marin karin tuulooyinkiinaa yaryare Xadhadhanku ka caasimadaysan yahay anoo helaya rag aanu is tab iyo xeel naqaano dad ahaantooda iyo magaalo ahaanba WAA LA DABAALO MALLAYGA NIYAW MACNO YARE MALAY XADHIG KU DABE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 01:24 pm
C/RISAAQ WAXAAD HALMAANTAY MARKA NIN MAJEERTEENA LA WAYDIIYO WAR BAL XAASKII IYO GABDHAAAGII KA WARAN?MUXUU KU JAWAABAA?WAA LA DHABAHAYAA WALAALE TAANA ANAGU KUMA QOSOLO NACALAA DHILO KU DHASHAY KU YAALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HILAAC

Monday, February 19, 2001 - 12:43 am
ANTI HARTI marna isku bixiyay REAL DHULKA marna isku bixiyay ANONYMOUS warheedhe waligaa magaca badbadalo duliyahow dugaaga ah IDOOR waligii walaagu yiqiin fudnaata iyo caqlixumada ee meesha naac naacda kalabax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Tuesday, February 20, 2001 - 08:27 am
Waxaan u sheegayaa damaan dadka halkan ku caytamaya in HARTI uu mid yahay, oo aan la kala qaadi karin. Hadaba ha isticimaalina magacyadayada ee hadaad rag tihiin is sheega.

Dhulbahante + Majeerteen = Brother of hariiiiiiii
so be with itttttttttttttt aight
if you hate that so what? what can you do? cryyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/mahamuud

Tuesday, February 20, 2001 - 08:46 am
Dhulka sucks!

why cann't they be our women for once, coz idoor has finished with them.

dhulka wether u like or not Mj are the supper power in puntland, and we will rule u as long as we are here.

dulkbahente has always been, two faced.

Now they become tri-faced, coz they went and share gov'ment with the maroyan.

Mj rules and anyone who has any problem, though.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj power

Wednesday, February 21, 2001 - 07:30 am
Damn right cisaan maxmuud man.

they are women like.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar majeerteen

Thursday, February 22, 2001 - 02:27 am
to. IIDOORKA SHEEGTAY C/maxamuud iyo MJ Power
wan nimanyihow maad noo daysaan magaceenn oo aad sheegataan magacyadiina sida Habarjeclo, habarwawlad, habajoonis intaad magacyadayada sheeganaysaan mase waad ka xishoonaysaan markaad bogaan ku jiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Thursday, February 22, 2001 - 02:57 am
TO:Dhamaan pahda ku abtirsata puntland, saaxiibayaal waxaan idinka codsanayaa in aydaan sinaba ugu jawaabin lana sheekaysan dadka ku hadlaya waxay doonaan oo ma xishoodayaasha ah,
waxaan idinka codsanayaa in aad u jawaabtaan lana sheekaysataan inta aad is fahamaysaan oo aad u aragtaan in uu yahay reer puntland,walow aan ka sii jeclaan lahaa in aad horta ogaataan in uu run sheegayo qofkaasi.

reer puntland ha noolaadeen cadowgooduna ha naxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuloos

Thursday, February 22, 2001 - 05:00 am
Dhulbahante + majeerteen = brothers of harti.
so get a life, those of you who wanna put some fire between us. We are one family which is harti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULKA

Thursday, February 22, 2001 - 01:08 pm
DHABAYACO FAAN JECEL ISKU DAD IYO ISKU CAQLI TOONA MANIHIN,REER WAQOOYI BAANU NAHAY MAJEERTEEN FUTO NAAGOODLAW,HOOYADAA IIDOORKA AAD SHEEGAYSAA KU KAXEEYE.