Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Yaa noo fican qurbaha iyo qabqablayaalka dalka qoriga la hortaagan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi-yare

Monday, February 12, 2001 - 10:30 am
salaama calaykum dadka somalidu meelkasta oo qurbo ah dhib ayaan ku qabnaa hadii ay noqonlahayd dhinaca weatherka, midabkalasooca, shaqada,iyo diintaba marka ma qurbahaan iska joognaa waligeen oon u sacaba tunaa kuwa danahooda wata ee qaqablayaalka dagaalka oo qoriga nala hortaagn mase waxaan ku fakarnaa sidii aan uga hoos bixi lahayn kuwaas sixiroolayaalka ah ee dadka raba inay ku xukumaan qabiil hebelbaan ahay hoosna ka wata danahooda gaarka ah