Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Somaliland's minister of health Dr cabdi aw daahir waa qolama?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 12:45 pm
?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Roda

Monday, February 12, 2001 - 01:38 pm
Waa Habar Yonis
Reer Xirsi Caynaashe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Tuesday, February 13, 2001 - 04:19 am
Salaan,

Roda fashyahay, waayo Xirsi Caynsshe??? waligay maan maqale, H.Y na waa ahee??

ala maxaa dhakh daarood bartay kii wasay oo Xirsi ku dartay..lol

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli

Tuesday, February 13, 2001 - 05:09 am
to snm,
miyaadan aqoon sida loo hadlo0 markaad caytamayso?
maxay gabadhu ku kasbatay in lacaayo? soo baro sida loo hadlo dibiyahaw xaarku dareerayaa adaa dhakhee gabadha ka jeedi afkaaga. maxaa daarood iyo sheeka kale keenay gabadhu su'aal ayay ka jawaab taye? waad buktaaye dhakhtar tag dameer yahaw xamuulka sidaa. sideedaba waa ceeb in hablaha wax cay ah loo gaysto keliya dib jir iyo aqoon laawe ayaa afkiisa soo mariya ereyada xun-xun ee aad ku hadaaqday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Thursday, February 15, 2001 - 12:17 am
caqli
si fiican ayaad ugu jawaabtay kaa magaca halgamayaasha ku ciyaaraya isaga ayaa ah dhakh aan dhakh kale jirin, gabadhu way u jawaabtay ninku ciduu yahabayna sheegtay hadii uu qalad yahay in uu ka jawaabo ayay ahayd ee in uu gabdha caayo ma ahayn cayduna sideedaba waa akhlaaq daro walaao roda raali ahaw anagaaa kaa xaal siinay oo SNM dhalad ah, meeshan in aqoonta laysku waydaarsado ayaa la rabaa ee in laysku caayo looma samayn
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Westpower

Wednesday, March 21, 2001 - 11:52 pm
Wuxuu dhaktarku kuwii lugu yiri waxaynu ridaynaa qarankan AWAL imikan ina Cigaal ayaa wata ee u sheega kuwan ina cigaal ku sheegaya qaniiska.
dee malaha ninkan wasiirka ah ayaa u adeera oo gaadhsiiyey inuu ina cigaal waso.

Thats he is minister under the Subeeriya power

XAAR XEJISOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
LAAAA SOCO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka -maarme

Wednesday, March 28, 2001 - 08:07 am
DULI IYO QABIIL WAA WALAALO

WAR ilaahay wjigiisa ka xishooda oo qabiil faraha kal baxa dadyahow qabiilka diinka dhigtay.

War miyaanaydin dad muslim ah ahayn?


Ilahay miyaad ka maaranteen?


Ma qabiil baa idiin shafeeca qaadaya aakhiro?

Qabiil bal muxuu idiin soo kordhiyay aan dhibaato ahayn?

Soo kan reer walba dhexdiisa iska dilay. Waa qabyaalad iyo macneheed.

qabyaaladi waa:
ma dhamaato, dumiso, ma xishooto, ilaah kama baqdo, ilaah kama xishooto, duliyo, dib u dhigto, naanaabiso, dadka caqliga ka dooriso, xaasidnimo hooyadeed, dulinimo aabaheed, colaad abuurto, ninkeeda dib ula hadho, qiiro been ah ku abuurto, faata dhakle dad ka dhigto, naartii dad ka buuxiso, wanaag ka kaxayso, waddan dumiso, ummad baab'iso, duli isu keento, xaraan ku faanto, dhiig cabto, bahaayin ka dhigto, doqoniino adeerkeed, nacayb abuurto.

Maxaad ii sheegaysaan bahashuba waa noocaase.

Kuma jiro Ilaahay baana ka magan galay.


ILAAHAY KA BQA OO QABIIL SIKA DAAYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mire

Monday, April 02, 2001 - 06:10 am
wsetpower saxiib hadel naageed ka wa laidinku yaqiin oo waa gift ilaahey idin siiyey e, ma waxaad ku hadashu baad weydey,

watii ninnkii habar jeclo idinku yiri,

irbad dun ma galisaan afkuna waa din deer yahey
meshaad naga xigtaan baad isaaq mety kas yahey e,
naago nimo iyo afdeerid baad isku darsateen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheege

Sunday, April 08, 2001 - 12:29 pm
mire,
pls taarikhda been hakasheegin, anigu isaaq mihi balse waxaan oga hay inay maanta habar awal u taliso inta kalena ay 'oorfano' dhalinta agoonta tahay. gay lord cigaal rules isaqland.