Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Faaduma c/laahi iyo lixdeeda caruur ee masaakiinta ah wey idin habaareen, aniguna waan idin habaaray, lacagta been abuurka ah wax idinka dhaxlo waaya, c/qaadim iyo dowladiisana faataxadu ha qabato. ilaahey idankiis.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer xamar

Tuesday, February 13, 2001 - 12:04 am
faaduma c/laahi iyo lixdeeda caruur ee masaakiinta ah wey idin habaareen, aniguna waan idin habaaray, lacagta been abuurka ah wax idinka dhaxlo waaya, c/qaadim iyo dowladiisana faataxadu ha qabato. ilaahey idankiis.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Tuesday, February 13, 2001 - 01:02 am
to.reer xamar
walaal dowladu waxay tiri yaan nala habaarin ee hanaloo duceeyo ee isaga duceey, gabadha masaakiinta ah ee la waxay ilmeheeda wax ugu gadatana u duceey. xaashi deylaaf iyo saaxiibkiisna waxaan leeyahay ilahey ka cabsada.
mar labaadna waxaan weydiinayaa hal su'aal,
ADUUNKA OO DHAN MAXAAD XAQ KU LEEDAHAY? anaa kuu jawaabaya. 1. "go' cad" 2. "laba mitir oo dhulka hoostiisa ah" macasalaama,,,,...---

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilson

Thursday, February 15, 2001 - 01:10 pm
to faadumo. ilaahey ka cabso oo habaarka joogi,hadii aad miskiinad tahey ilaahey baa arsaaqada bixiyee ilaahey bari dawlada soomaaliyeedna habaarka ka joogi hadii aay si fiican u hergashan madaxweynuhu wuxuu balan ku qaadey iney dowladani noqoneyso dowladii masaakiinta sida adiga iyo caruurtaada wellfare ayaad xamarku qaadan ee uducee...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 02:39 pm
war runtaa sheegooooooooooooooy. h/gidir weeye waxa dhiiga dadka maalka dadka iyo qarankiiba cunay ee ama haleyska qabto ama weligiinba ooya oo habaartama. mr galeeyr iyo deeroow wax ay yihiin ma jirto waxaa ilaaliya ceyr waana la heysta yaal. ee somali inteeda kale ama ha israacdo oo h/gidir ha iska qabato ama maalinba dhib cusub ka hadla