Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Gen; morgan waa leider daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Tuesday, February 13, 2001 - 08:51 am
yaa igu raacsan yaase diidan?
cey ma ogali dood dhab ah baan hayaa ee maxaad heysaan
bye
mryuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RASS

Tuesday, February 13, 2001 - 09:05 am
He is an idoit, son of B*tch, cock sucker, fool, tosser, and motherfcuker.

thats my opnion of this redicilous discussion.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryyuu

Tuesday, February 13, 2001 - 09:21 am
to; ras
ceeb ha ceyn hogaamiyaheena please
waa amnuuc

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 01:01 pm
Allaylehe waa yahay sidii Daarood hogaamiyinimadiisii ahaan jirtay,geesinimo ma eegaan iyo karti waxay eegaan yaa faani yaqaan YAASE SIDA MOORGAN dheereeyoo Daarood marba lug kula baxsan kara orodkuu Hargaysa kasoo qaaday dheereeye xaguu la marayaa.Anigu waan qirsanahay inuu yhay hogaamiye Daarood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 03:03 pm
Waa sidii hore loo yiri cay iyo aflagaado toonaba loogama baahna arinkan, horaana loo yiri: "Af caytamey ninkiisuu ku yaalaa".

Anigu dambiyo badan baan u haystaa ninka la yirahdo Moorgan, waxaanse aaminsanahay haddii uusan isaga iyo kuwa la midka ah aysan na dhigin meesha maanta aynu joogno, waligeen Hawiye, Isaaq, iyo raga xanuunsada marka ay maqlaan Harti ama Majeerteen, nama aysan haweysteen. Hase yeeshee waxaan leeyahay aan ka baxno xaalada aan maanta ku jirno waayo cadawgeena ayaa badan. Marka aynu sugno nabada iyo jiritaankeena ayaan Maxkamad soo saari doonaa iyaga oo aanan laga tagi doonin waxa uu guday iyo waxa uu geysteyba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 01:36 pm
Waryaahe faanka iyo niicda meesha kala tag anagu dad kula fila ma nihine anagau kuma naqaano meel aad joogtana kumaanu arag jaahiliinqaawan baad tihiin magacan aad wadato dee wixii kaa dhegaysan jiray baa kaa dhegaysn bay ila tahay adeer waxbaa timo madaw iwm xaalkaagu waa siiga yare ma anaa ku ogba waa sidii loo yidhi nin qab wayn iyo nmaan uba qabin,waa kusidee adeer isku dad isku degaan isku dhaqan toona manihin wax inaga dhexeeyaana ma jiraan dee aynu is dayne WHO ARE YOU walaahay niyaw sidaasaad uhadlysaa majootari qabiilkaygu xataa magaciina weligood may maqal,qaaradu ha inaga dhaxayso,waa idin sidee dad simanba ma inagaa ah nin qaawan oo malay cumnaan kuu aqaanaa hadaana dembaabayn,mise hadaad heshay in dada opo bari kugu dhegaysatay halkaasuun bay weligeed kuu taagnaan,Moornkaad sheegayso ha hiifin waa ragii kor idiin soo qaadaye,kiiniina waxba uma ogolidin mid kalena wax uma ogolidin Jadheedhaas soomaali ku dhexdhaqan eed is fahmaysaan ee Hawiye iwm la xaal.