Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): MA GARANEYDAA KUWA KA DANBEEYA LACAGTA BEEN ABUURKA AH??"""CEYR""" ALLAHA CERTEEYEE WAA DARMAAN, DHIMBIL, DEYLAAF IYO KUWO KALE OON HALKAAN LAGU SOO KOOBI KARIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARAAWI

Tuesday, February 13, 2001 - 09:01 am
HADDII AAD DOONEYSO FAAHIN INTAA KA BADAN WAXAAN DIB IDIINKU SOO BANDHIGI DOONAA ARINTAA IYO ARIMO KALE OO AAD XIISO U LEH INAAD LA SOCOTO OOD KA WARQABTID KUWA XUN OO CEYRTA H/GEDIR AY KU SAMEYNEYSO MASAAKIINTA SOOMAALIYEED EE SABOOLKA DAN YARTA AH.
NINKII U MALEYA INAY SOCONEYSO ARIMIHII 60-AADKII OGSOONOW INAYSAN SOCONEYN, MARKA CERTA IYO KUWIINA KALE EE ILJEEXDA AH WAXAAN IDIN LEENAHAY ARIMAHA AAD KU WADDAN SHACABKA DAN YARTA AH JOOJIYA HADII KALE WAXAAD MAREYSAAN JIDKII UU MAREY NINKII WAALAA EE KAN KA HOREEYEY "CEYDIID"
INTAAS WAA IGA WAANO WAXAAN IDIINKA BAQAYAA INAAD KA TIR-TIRANTAAN MAABKA SOOMAALIYA, HADDII AAD SAA KU SII SOCOTAANA WAAD KA TIRMEYSAN.
GURYAHA DADKANA HALAGA BAXO OO KU NOQDA MEESHII AAD KA TIMAADEEN.

XAMARAAWI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lion

Tuesday, February 13, 2001 - 09:59 am
waryaa bahaloow,saaxiib illaa hada kalama baran magacyadda qabiiladda miyaa?,cawaan foowqul cawaan,anigu waxaan judhiiba(isla markiiba)ka carooday sida aad u qaladay magaca qabiilka lacagta soomaaliya la wareegey.waana laga bedeley magacii oo waxaa loo bixiyey reer (malableey.)
miyeeysan habonayn in ragga lacagta soo sameeysta ee dadka nolosha ku dhibay halmaalin lagu dhaqaaqo oo kenya la geliyo sidii reer-afweeyne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/GIDIR

Tuesday, February 13, 2001 - 12:38 pm
CEYR KENYA MA GELIN KARTAAN EE YAAN IDINKA LEYDIN WASIN XAYAWAAN YAHOW. REER AFWEYNE WAAD OGEYDEEN INAAD KA KAADSHI JIRTEEN KHILAAF DHEXDOODA AH AYAA XAMAR KA SAAREE SOMALI KAMA SAARIN EE RUNTA MA LEYSKU SHEEGOO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reerxamar

Tuesday, February 13, 2001 - 11:05 pm
to. habargidir
waa leydinka saari xamar hadii aad saan ku socotaan ceryahay ceyrtu dhashayma waxaad ku lacageysaneysaan xaaraanta meel xun iyo meel madoow ka bexee,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARAAWI

Wednesday, February 14, 2001 - 05:56 am
waad mahadsantihiin boqashadina aad soo boqateen waxaana idin leeyahay in sidii horeyba loo sheegay in H/gidir ay ugu danbeyn doonaan qaxa daarood bilaabey waana dhici hadii Alle yiraahdo oo ay iyagan sidaa ku sii socdaan, marka waxba yaan la sugi weyn maalintaa.
ABUU-XAMAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARAH.GOLOLEY

Thursday, February 15, 2001 - 09:36 am
WALEE DAAROOD MA QAXIN EE H/GIDIR BUU QAX KU SOO SOCDAA MARKA KUWAAN FARQO BUUXSANAYA OO CEYRTA-CARTA AH WAA UUN MUDDO GAABAN WAXA AY SOCON DOONAAN, MARKA IS DIYAARIN BAY KU JIRAAN, WAXAA TAAS U SII DHEER INAY COLAAD KALA DHEXYSO SOMAALI OO DHAN, MANA LAHAN MEEL AY KU NOQDAAN OO AY DEEGAAN NABADNA KU DEGI KARAAN, MARKA WAXAN SUGEYNAA MEESHA AAD KU DANBEYN DOONTAAN H/G.

TAN KALE WADAADO ISKU SHEEGAYAASHA CARTE ANIGOON JECLEYN INAAN KU SHEEGO WAXAAN OGAAL U LAHEYN WAXAAN U SOO JEEDINAYAA INAY FARAHA KALA BAXAAN DOWLAD ISKU SHEEGAN TUUGADA AH EE XARAAN QUTAYAASHA AH.

NINKAN DHULBAHANTE WAXAAN U MALEYNAYAA WEDKIISA BUU SOO DOONTEY WAXAAN ISAGANA LENAHAY MEESHAAD KA TIMID ISAGA NOQO ADIGOO NABAD QABO HADII KALE MUJAAHIDIINTA AAN WELIGOOD LA LOODIN EE SHALALEY BAA ABAALKADA KU MARSIIN DONTA, HADAN WAADBA NASOO DHEX DEGTEY, MA KULA TAHAY INAAD HADAD XUMAANTA AAD KU JIRTO KU SII SOCOTO OOD XAARAANTA XALAALEYSO ADIGOO FIIRSANAYA ADUUNYO INAAD NABAD KULA WAAREYSO MEESHA AAD JOOGTO???

SIDEE LACAGTAA LOOGA SOO DEJIYEY BELIDOOGLE OO AY DOWLAD KU SHEEGA CARTA GACANTA KU HEYSO AYNA GOOBJOOG KA AHAAYEEN SAXAAFIYIIN CAAN AH OO LAGA WADA YAQANO MAGAALADA HAMAR??

HA NOOLAADAN MUJAAHIDDINTA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN WAXAAN IDIIN BALLAN QAADEYNA INSHA-ALLAH INAADAN CAGTA DHULKA DHIGIN INTAAD DHIIGEENA INAAD CABTAAN JABUUTI UGU SOO TASHATEEN.

COLAADIINA DOWLADANA KU SHEGA CARTA CEYRNA HALKAAS BAY KA BILABATEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamad husein

Friday, February 16, 2001 - 10:41 pm
WAR SACADOOW MAAD JOOGTAAN WAAD DHAMAATEENE HORTA MAXAA IDINKA HARAY, WAR DAAROOD BAA QAAR KAADILAY ABGAAL BAA QAARKAADILAY MURUSADAA QAARKAA DILAY DIR BAA QAARKAA DILAY RAXANWEYN BAA QAAR KAADILAY WAXAAN UMALEYNAYAA IN SHANSANO KABACDI LAYDIN WENDOONO SAAD U TIHIIN SAC-CAD BALSE ANIGU WAXAN IRAA DIBI-CAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 11:04 pm
Sacad iyo Majerten waxey u badan yihiin jaahiliin waana sababta keentay iney waligood dagaal ay ku jiraan iyo dhibaato, waana labada qabiil ee ugu foosha xun-xun, niyada iyo jirkaba waa'ay kafoolxunyihiin waxeyna ku danbeendoonaan rafaad aan kabsi laheen arintu si kastaba ha ahaatee hadeynan soo raacin soomaali weyn iyo dowlada kumeelgaarka ah waxey noqondoonaan hal bacaad lagu lisey LABADAN QABIIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEQA-MUUDEEY

Saturday, February 17, 2001 - 05:44 am
II DHAAFA SACADKA MAANTA KUWA AAN RABO WAA CEYRTA CARTA EE SACAD HA I'GA TAABAN WAAN IS NAQAANAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 03:10 pm
CABAADKA IYO OOHINTU YAANEY IDINKA DHAMAANIN. DOWLADAN WEY SOCON DOONTAA. CEYR SOMALI AYUU KA MID YAHAY QOLO WALBANA WAA DAGAALANTEY WAANA LEYS LAAYEY. CEYR NABAD IYO DAGAAL LABADABA WAA YAQAAN CAWAAN MA AHA. WAXAAN NAHAY UMAD MUSLIMA OO SOMALIYA. NINKII NABAD RABA WELCOME KII DAGAAL RABA SIDOO KALE.