    FBI | Tuesday, February 13, 2001 - 11:07 am SAX YAA WAXAAN RABAA INAAN OGAADO FAANKA CALIQALIIF UU KASHEEGAY DARAAT MAGAALADA MUQDISHO UU DHAHAY BEESHA UUGU BADAL WAQOOYI GALBEED WAA DHUL BAHANTE LOL |
    a | Tuesday, February 13, 2001 - 03:16 pm I think dhulbahante is more then H/jeclo. |
    Nin Waalan | Wednesday, February 14, 2001 - 03:41 am salaan, walaahi anigii waalnaaba qsolay@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@galayr. Adeer faanka iska daayo orod oo soo xorayso , Caynaba iyo dhulaakiigii dhe nasackan naasha le ee shirshoore..loll bye |
    Nin Waalan | Wednesday, February 14, 2001 - 03:41 am salaan, walaahi anigii waalnaaba qsolay@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@galayr. Adeer faanka iska daayo orod oo soo xorayso , Caynaba iyo dhulaakiigii dhe nasackan naasha le ee shirshoore..loll bye |
    XADHADHAN | Wednesday, February 14, 2001 - 11:09 am ADEER DHULBAHANTE IYO HABARJECO MOOYEE MALAA SHAQO KALE LAMA HAYO. WAAR ORDOO CAMAL YEESHA |
    Iskadhal | Thursday, February 15, 2001 - 02:30 am Nacasyohow liitaa ha ka been sheegin ma odhan Cali khaliif waxan aad meesha ku qortay sidaadadana ma qabo cuqdad inferiority ah ee waa nin Shirshoore ah oo Ilaahii buurtay ugu deeqay kalsooni,mar danbana ma soo qaadi kartid. Ma waxaad moodey in uu sidaada ka shaqeeyo isku dir dhulbahante iyo h/j.ogow wax yohow liitaa in uu ka xigo kuwa aad isaaqa ku sheegaysid oo dhan. |
    BARKAD | Saturday, March 24, 2001 - 08:03 am TO FBI U MALAYNAYAA IN AAD UDHALAN LABADA GABAA IL EE AAD CARABKAJUDHOFATAY BALSE WAXAAN KUGULA TALINLAHAA CAMAL YEELO. |
    Ina Shixiri | Saturday, March 24, 2001 - 10:01 pm FBI.. UF ma adigiibaa meel walba xaar la fadhiya. Bal noo dig oo dabaylka ha naga marin mar danbe waan ku diiqadoonnay dukhaanka kaa soo kankamayae. Dhuusadaada jawaabteedu waa sidan. HJ+Dhulous iyo Soomaali ayaa badan Dhulous+HJ iyo Soomali ayaa dhul badan Dhulous + HJ iyo Soomaali kee adag |
    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 09:17 am Dhamaantiin waxaad tihiin qabiilaystayaal duli ah oo aan wax naf leh ka hadli karin. Labadan reer ee aad noo kala wadaan iyagaa is dhalay oo walaalo. Dhulkuna wuu ka badan yahay wayna wada noolaan karann hadday qabiiliste iska ilaaliyaan. Ilaahay ka baqa oo qabiil ku dhaqankiisa iyo isku colaadintiisa iska daaya. |