Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): SOW WUXU MA XISHOODAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAABANE

Wednesday, February 14, 2001 - 06:11 am
Assalaamu calaykum

waxaan maqlay in Ina Yey & Gaagaab iyo wixii la halmaala ay yiraahdeen wixii wadanka ka maqan ama haysta waraaqo ajnabi xaq ma leh marka ma lays waydiiyey kuwa hadda ku jira maamulka inta haysata ama wadanka ka maqnaan jirtay ama danbiilayaal waawayn ahaa tan kala haddii aan idin tusaaleeyo DR: Dhagacade oo noloshiisa intii badnayd ku noolaa qurbaha hadana seddexdii biloodba mar taga wadankii isagoon cidina wax siin soo qala oo soo daaweeya danyarta jiran ma waxaan oron karnaa xaq ma leh hadde waxaa jira in badan oo isagoo kale ah oo uga wax tar roon kuwa caqli xumadaas iska dhaadhiciyey waxayna seegeen sida uamadda loo kasbado waxaan leeyahay ciddii rabta in wax qabato ha tixgaliso danta dadka iyo dalka, haddii kuwana yiraahdaan Carte ayaa wax lagu soo dhisay, kuwana sidaas u hadlaan waa rajo la'aan ninkii Xamar rabooy horta gurigaaga dhis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 06:17 am
To: Yaabane

Adigu waligaa iska yaabanoow nin yaaban baad tahay nin yaabbana hadde waa yaaban yahay