Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): DOWLAD ISKU SHEEGGA CARTA-CEYR OO LACAGIHII FAALSADA AHAA KA DHAXLEY XAARAAN QUUTAYAASHA SUUQA BAKAARAHA!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAADLEEY

Wednesday, February 14, 2001 - 06:35 am
WAR SOOMAALI GOORMA AYEY U DHALAN DOONTAA DOWLAD KA FIKIRTA DANTA SHACABKA OO AAN KA FEKEREYN DANTA GAARKA AH?
WAXAA MAANTA NOO CAD INAYSAN KOOXDAASI AHAN KUWO KA FIKIRAYA DANTA GUUD EE SHACABKA U BADAN SABOOL GRAB RARATO AH OO KU NOOL NOLOL MAALMEED AY KA HELAAN XOOGOODA.
KUWAAN RA'IISAL WASAARAHA ISKU SHEEGAYA IYO MADAXWEYNEBA MA WAXAAD MOODEEN IN FARAHA LAYDINKA LAABANAYO OO AAD DALKA SIDAAD DOONTAAN KA YELI KARTAAN, WAXAAN FILAYAA MAYA.
WAXA AY KULA HESHIIYEEN OO INAY XAARAAN QUUTAYAASU SOO DABACAAN LACAGO KALE OO AY KALA QEYBSADAAN IYAGA IYO DOWLADDA BAAHAN EE FARQO BUUXSIGA BILOWDEY.
WAXAAN HALKAN UGA SHEEGAYAA IN SHACABKA SOOMAALIYEED AYSAN MARNABA RAALI IDANKAGA NOQON DOONIN INAAD TAAKO SOOMAALIYA KA MID AH NABAD KU MAAMUSHAAN OOD XAARAANTA, SICIR-BARARKA, XAQDARADA, EEXDA, IYO DULLIGA AAD UGU FASAAHIDISAAN SOOMAALIYA.
HA NOOLAADO MUUSE SUUDI IYO HOGAAMIYAYAASHA KALE DANAHA SHACABKA SOMAALIYEED KA SHAQEYNAYA OO KUSUGAN SOOMAALIYA IYO DIBEDIISABA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil walaal

Wednesday, February 14, 2001 - 06:42 am
Caadleey waa ku aarkaa muuse miminikessow fadhaa cidi aan asaga ka amar qaadaana wadadi uu odogi waalnaa marsheybaa u taal.

Tana saaaxiib dowladba maaha ee wax yar issii anaa cadaan lahadlaayo hoteelkeyga kabax baa ku filan ee hasugi waayin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Wednesday, February 14, 2001 - 07:19 am
WAA LOO JEEDAA INAYSAN DAWLAD AHAYN, OO WAXYBA U SOO DHIGTEEN SHACABKII MASAAKIINTA AHAA, KORKOODA AYAA LAGU CAYAARAYAA GAME GANACSATADA XAARAAN QUUTAYAASHA AYAA DEALKA SOO SAMEEYAY, HADANA TUUGADII KALE AYAA LA WAREEGATAY OO LEH WAA LA QARAMEENAYAA LACAGTAAN, WAXAAN U ISTICMAALAYNAA MUSHAAR AHAAN, DANTA KA DANBAYSA WAA IYADOO LA RABO IN GARAB RARATADA SUUQA LAGA SAARO, KA DIBNA MARKA AY DAREEMAAN GAAJO LA YIRAAHDO DIYAAR MA TAHAY MA NOO NOQONAYSAA ASKARI AAD NOO DAGAAL TAGTIDEE CARUURTAADANA INTAAN KU BIILO(LACAGTII BEENTA AHAYD), LAAKIIN ILAAH BAA U JEEDA WAX KASTA OO TUUGADAAN KU KACAAN, WAXAASE ARINTAASI IIGA SII DARAN IN RAG ISKU SHEEGAYA WADAADO AY LEEYIHIIN WAA XALAAL DAWLADAAN, WAXAASE HUBAA IN OMAR FAARUUQ IYO NINKA LA YIRAAHDO SHARIIF CABDINUUR AYSAN IYAGIIBA KALA AQOON XAARAANTA IYO XALAASHA, WAXAASE LEEYAHAY KOLAY DHIIQAYSATEENE ILAAHAY HA IDIIN GARGAARO, AWALBA BEEN BAAD UMMADA U AQRIN JIRTEEN WAXAAD AHAYDEEN RAG DAMAC SIYAASADEED LAHAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caadleey

Wednesday, February 14, 2001 - 10:51 am
To Wiil-waal & Soomaali
waad ku mahadsantihiin fikradihiina hufan ee sharafta leh ood ka muujiseen dadkaa waalan ee ku diriraya xoolo aysen laheyn, xaaran ah dad masaakiin ah laga cuna qabateeyey oo sicir barar lagu ridey makula tahay dadkii hal mar quudan jirey maalintii 3week ka hor maanta ma heystaan waxey quutaan oo ku filan hooyada qoryaha qaada ama badarka tunta si ay carurteeda agoonta ah u quudiso iyo ninkeeda curyaanka ah oo uu Ceydiid curyaamiyey miyaa maanta hadana C/qaasim caruurtii gajo ugaga dilayo.
Arintaasi ma lagu fiirsan karo shacabka soomaali
waxaana leeyahay dowladii jaribaadeedii waa dhamaatey marka waa in loo guntadaa sidii loo soo afjari lahaa kooxdaa ceyrta ka amar qaadata oo uu c/qasab madax u yahay sidii looga celin lahaa maatada iyo maxasta dan yarta ah ee walaalaheena ah.

Walaalayaal waad mahadasantihiin intii meeshaan wax fikarad ah ka dhiibatey arintaa iyo intii aqridayba waxaa reeban aflagaado iyo xuman la xiriita arimaahaas
Mahadsinidiin.

ABUU_XAMAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odey

Wednesday, February 14, 2001 - 08:52 pm
Cabdisalaan hereri wariyaha bbc-da walee inaad nin rag ah tahay,
alikaliif sidee u damaanad qaadaysaa in ganacsato kale ay safraan ka dibna lacagoo soo suubiyaan, ka dibna xamar keenaan ,,,,, ka dibna aad kala wareegtaan? jawaabteeda waxaad ka dhegaysan kartaan bbc-da.
Tuug ali khaliif waligeey ma arag wax ka doqonsan, lacagaha ma doonayno inaan suuqa soo gelino, laakiin waxaan u isticmaalaynaa as political expenses.oo tartiib tartiib ayaan u gelinaynaa suuqa. mida kale aan ku qoslay waxay tahay, wuxuu difaacayaa tuugada lacagta soo daabacday isagoo leh, nimankan ma ahan rag lacag kaliya ka beecmushtara hadba waxay fiiriyaan wixii markaas socda, mar mar bay lacagahan soo daabacaan, mana inkirayno inaan nahay gacan saar anaga (reer carta).
maalin hore wuxuuna yiri haddii ay cadaato inay deylaaf iyo asxaabteena(dhiigya cabka)ay ka dannbeeyaan lacagahan anaga(reer carta)ayaa qaadanayna eeda laakiin bal hada u fiirso haddii ay ku leeyihiin ilaa 20% wax eeda ma qaadayno, denbiga ama 20% ku lahaw ama 100%wada lahaw waa isla denbigii.

war ma aragtaan siday raggii(reer carta) isugu dhex yaaceen.
tuugo, beentaas waa laga daalay, soomaaliya waa tan intaa dhigtay. waqtigiina suga maalin aan maalin ahayn ayaa la idinku qaadayaa intaad shacabka ka gasheen.
viva somalia
ilaahoow burburi inta u soo jeesatay inay ummada mar kale hub isugu dhiibaan, dhiigoodana jaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Thursday, February 15, 2001 - 12:45 am
t0. oday, caadleey, soomaali
walaalayaal waan idin salaamay marka labaad qaabka aad dowlada uga soo hor jeedaan waan idinku raacsanay,weliba anigu waxaan leeyahay hada ha is casilaano hadii ay run ka tahay daacadnimada. laakiin waxaan hasoo horjeedaa in culimada loo gefo hadala noocaan oo kale ahna lala tiigsado..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Thursday, February 15, 2001 - 05:01 am
To: Nimanka boggan furey iyo kuwa u nacamlaynaya war haddaad siyaasad garanaysaan sidaa uma aydnaan hadasheen, maxaa ka yeeli lahaydeen waddan toban sano burbursanaa oo qof waliba wuxuu doonayo soo dejinayey, aad baan uga xumahay idinkoo aan waxba lasocon inaad sidaa isugu nacamlaysaan. Midda kale kolley hadday mucaaradnimo iyo xumaani idinku badan tahay ragga ha caayina ee wax iskula hadha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 12:42 pm
WAXAA HADDA KA HOR LA ISKU QABSADAY AFWEYNE WAA LA RIDAY IYO ISAGA AYAA XUKUNKA ISKA QAADAY.
QOLOOYINKII KU DOODAYAY AFWEYNE XUKUNKII ASAGA LAFTIGIIS BAA ISKA QAADAY WAXAY YIRAAHDEEN MARKII UU HORBOODAYAASHIISII UU KA DHIGTAY CAADE QAATE, TUUGO BEEN BADAN SIDA CABDI-QASAB IYO ALI KHALIIF
MARKII UU DARAWALO KA DHIGAY DIROCTOOR GENERALS IYO SAFIIRO, MARKII ALIFLE UU KA DHIGAY GENERAALO.
WAXAY YIRAAHDEEN AFWEYNE LAMA TUURIN EE ISAGII AYAA XUKUNKA ISKA QAADAY.
MARKA DALMAR RAGAAN LAMA CAAYIN EE IYAGA AYAA SAAS U LIITA, MA WAXAAD WAX KA SUGAYSAA CABDI QASAB IYO ALI KHALIIF GALAYDH. ALLOW SAHAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Saturday, February 17, 2001 - 04:05 pm
Tii ugu darnayd xildhibaano keyd ah oo laga soo saaray warehouse-ka reer carta ayaa shalay la dhaariyay.
tan wax kale ima soo xasuusinayso waa aflaamtii uu afweyne dhigi jiray old movies.
laakiin su'aashu waxay tahay ilaa imisa ayaa warehouse-ka ugu jira cabdiqasab? maxayse mudanayaashan cusub ee laga soo saaray warehouse-ka ku kordhin doonaan kooxdan cusub ee lagu soo dhoodhoobay carta.

Muqdisho, (Apress)- Axad, Feb 18, 2001
Waxaa shalay Madaxweynaha iyo Guddoomyaha baarlamaanka hortooda lagu dhaariyey 12 xildhibaan oo kayd ahaa oo beddlay 12 kale oo isugu jiray qaar ku biiray dowladda iyo qaar isaga baxayba. Maxamed Jaamac Lammaane ayaa ka mid ahaa dadkii la dhaariyey oo isagu beddelay Cumar Xaaji Masalle oo isagu ka soo horjeestay dowladda ku meel gaarka, dadka la dhaariyey waxaa ka mid ah Yuusuf Maxamed Axmed oo beddelay Maxamuud Axmed Xayd, Axmed Iidow Cumar oo beddelay Xasan Axmed Cilmi (Xasan Jaalle), Aadan Hiraabe Cilmi oo beddelay C/llaahi Xasan Maxamuud, Mukhtaar Maxamed Heerow oo beddelay Saalim Caliyow Ibrow, Saalax Nuur Ismaaciil oo beddelay C/llaahi Jaamac Cali, Xuseen Xaaji Aadan oo beddelay Maxamed Ibraahim Maxamed, Maxamed Nuur Maxamed oo beddelay Nuur Xaaji Maxamed, Maxamed Cali Ismaaciil oo beddelay Maxamed Warsame Cali, Cawil Axmed Cabdi oo beddelay Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Maxamed Kheyrow Aadan oo beddelay C/llaahi Aadan Axmed, Abuukar Cumar Hiirad oo beddelay C/llaahi Maxamed Nuur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, February 18, 2001 - 01:16 am
Waxaad tihiin tuugo isu soo ururtay oo doonaya inay dowladda xalaasha ah ee Soomaaliya u dhalatay xagal daaciyaan dacaayad been ahna ka fidiyaan, caadaqaatayaaloow ka baxa meesha dabadhilif iyo qabiil soomaaliyeed nacayb baa idinka buuxa waadna u dhimaneysaan ku dhinta carada idiin heysa qabiillada iyo Soomaalida aad u careysan tihiin neceb tihiinna, waxaad neceb tihiin qabiilka Cayr sida Topic-ka aad ku sheegteen waxbana kama qaadi kartaan nacayb iyo ciil uun baad u dhimaneysaan, waxaad neceb tihiin ganacsatada xalaal quudatada ah ee Suuqa Bakaaraha waxbana kama qaadi kartaan nacayb iyo ciil uun baad u dhimaneysaan, waxaad neceb tihiin Madaxweyne Cabdiqaasim iyo Ra'iisal Wasaare Gallayr waxbana kama qaadi kartaan nacayb iyo ciil uun baad u dhimaneysaan, sidaas darteed ciilkiinna, nacaybkiinna iyo caradiinna ku dhinta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

patriot

Sunday, February 18, 2001 - 11:02 am
Hawiye, anigu adiga maahi.

adiga waxaad xalaal u taqaan anigu waxaan ka ahay superior, haddaad xalaashaadu tahay lacago been ah oo la soo abuurto, ka dibna shacabkaaga looga bedesho dollarka. wax kale ma tihid nin gunnimo la bakhtinaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxaadeey

Wednesday, February 21, 2001 - 01:01 am
intaan DALMAR iyoAXMED ka hayn waxaad tihiin dad aan ku faraxsanayn nabada soomaaliyeed ,jecelnain burburkii iyo dhiigmiradnimada lagu jiro.waxaadna tihiin taageerayasha sacad iyo majeerteen. nasiibxumo dawladii aad ku taamayseen inaad madaxweyne ka noqotaan ayaa rag kale meel fudud ka qaatay.labadiina reeroodna ma tihidiin kuwo wax isku ogal oo magaalada gaalkacyo oo aad wadadegtaan ayaad ku midoobi lahaydeen, waa magaalo sadex gudoomeye leh.nin matala C/laahi yuusuf,nin matala Xuseen Caydiid iyo ku matala Caato. ceejo isla dhiga dawladaani waa hagaagi doontaa. maxaadse raga dawlada maamula u aflagaadeynaysaan, miyagaa lacagta keenay.raga lacagta keenay hortood bay keeni jiraan , ma aha tani tii ugu horaysay. waxaa la yaabaa wiilka yar ee qalbi caruurka ah ee ina caydiid ee oranaya waa inaan ka hortagnaa lacagtan sicirbararka ku riday wadanka, miyuusan isaga ahayn kii ugu horeeyay ee lacagta beenta ah soo sameeya. adeer waqtigaadii waa socday ,adiga iyo reerka aad ka dhalatay ee xukunka jecel.Waa reerka kaliya ee aan ogolayn in ummad kale wax maamusho, jirana qof wax maamuli karo.
waxaan xasuustaa reerkaas iyo caqli xumadooda ,waxay damceen nidaan ay ugu magacdareen GOBOLKA BANAADIR inay hirgaliyaan waa 1998dii.
waa reeka ku fakiray inay meelkasta iyagu maamulaan,xataa gudoomiyahii gobalka oo loo magacaabay inuu noqdo nin Abgaal ah waxay u sameeyeen LA GUDOOMIYE,taa macnaheedu waa kaligaa waxba ma gudoomin kartid ee anagaa kula gudoominayna.

jaalayaal yaan warka idinku daalin reer mudug isla dege madaxtinimo soomaaliyeed waa idinka dhamaatay.ee nacnacda meesha kala taga, wax iskuma falayaal yahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Wednesday, February 21, 2001 - 05:30 am
Patriot waxaan kuu sheegayaa gunnimo waa kugu dhan tahay, anigu qabiilkaaga garan maayo haddaan gartana lagama yaabo inaan wax ka sheego midgaanba noqo haddaad doonto laakiin gunnimo qofnimo ayaa ku haysaa soomaalidu waa dad siman waa isla soomaali, superiorka aad sheeganeyso waa yaabe maxaad ku noqotay ma nin aan hooyo iyo aabbe dhalin baa jira..qof aad u jirran baad tahay ha ku caafiyo Ilaahay.