    Citizen | Wednesday, February 14, 2001 - 07:59 am I believe our people fought for equal rights and jastice for all Somalilanders and not to be divided on clan bases.The last two war left our people divided across the globe ,and Eagal is responisible for this divitions. The educated Somalilanders who live aboard either ignoring this problem or them themselves become a victim of the tribal diseas. I always have faith with my people ,but this time I am losing that faith. Something must be done quick or the enemy will take advantage of our weakness. |
    cabdi | Wednesday, February 14, 2001 - 08:22 am waan kugu raacsan ahay walaal ,lakiin waxa loo baahan yahay madax aragti dheer leh oo marka ay fal qaadayaan kun goor ka fekera,tusaale silaanayo waxa uu ahaa ragii ugu sida cad dagaalkii sokeeye sida cad uga qayab galay,mar uu ka hadalayay shir lagu qabtay london oo uu lahaa anigu xamar kama baqayo ee dhexadeena ayaan ka baqayaa markaad eegto waa run laakiin waxaad moodaa in silaanayo aya ku qaadatay 6sano iyo buraco baabada oo ilaa imika dadkii degenaa ka maqanyihiin badhkii kalena ay xamar tol moodeen, imikan waxa uu leeyahay madaxaweyanaha soomaaliland baan noqonayaa. sokan kala diray dadkii isku duubanaa ee faqash jabiyay.markaa waxaan leeyahay in uu isaaq istiraajiyadiisa dib u habeeyo ,sidoo kalena waa in la helaa madax cafimaad qabta oo marka ay ficil qaadayaan kun goor ka fekera , oo marka xeedho iyo fandhaal kala dheceen meelahaa ka cabada, |
    cabdi | Wednesday, February 14, 2001 - 08:24 am waan kugu raacsan ahay walaal ,lakiin waxa loo baahan yahay madax aragti dheer leh oo marka ay fal qaadayaan kun goor ka fekera,tusaale silaanayo waxa uu ahaa ragii sida cad dagaalkii sokeeye uga qayab galay,mar uu ka hadalayay shir lagu qabtay london oo uu lahaa anigu xamar kama baqayo ee dhexadeena ayaan ka baqayaa markaad eegto waa run laakiin waxaad moodaa in silaanayo aya ku qaadatay 6sano iyo buraco baabada oo ilaa imika dadkii degenaa ka maqanyihiin badhkii kalena ay xamar tol moodeen, imikan waxa uu leeyahay madaxaweyanaha soomaaliland baan noqonayaa. sokan kala diray dadkii isku duubanaa ee faqash jabiyay.markaa waxaan leeyahay in uu isaaq istiraajiyadiisa dib u habeeyo ,sidoo kalena waa in la helaa madax cafimaad qabta oo marka ay ficil qaadayaan kun goor ka fekera , oo marka xeedho iyo fandhaal kala dheceen meelahaa ka cabadin |
    Citizen | Thursday, February 15, 2001 - 09:01 pm Cabdi as long as we are insulting or putting down eachother we will never succeed. It,s the some recipe that bring down the south so Somalilanders must learn for the past and not to repeat it again. So far Cigal succeeded dividing our people ,but it,s up to all of us to never allow this to continue otherwise by staying selient we are contrurbuting to the sickness this mad man continue impose on our people. |
    ahmedu20 | Thursday, March 08, 2001 - 08:53 am Salaan dhammaan dadka reer somaliland ee halkan ku soo bandhigay fikradahooda iyo sida sida ay uga caloolgoeen xukuumada odayga balse waxaan jeclahay inay ogaadeen inay kala duwan tahay somalilanimada iyo xukuumad xumadu. Waxay haddaba aniga ila tahay inaanay ahayn dhibaatada cigaal ee ay tahay dadka isaga ku haya xukunka oo odayaasha iyo waxgarad isku sheega mar walba u taagan inay codkooda ka iibiyaan odayga halkii ay taladooda iyo foodkooda ku sugu lahaayeen maslaxadda dadka reer smoaliland. ciggal in badan ayuu si cad meelo fagaare ah uga sheegay in aanay isaga somalinimadu wax uu aaminsan yahay aanay ahayn. Imminka markii uu arkay in wakhtigii soo dhowyahayne wuxu yidhi aqoonsi ayan geed dheer iyo geed gaabanba u fuulayaa ma carruur baynu nahay kolba la sasabo miyaynu waxwalba dhegaysanaa waa maya. waxay ila tahay in aynu haynay odayga wakhti aynu ku barano. |