Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): HAWIYOW DOWLADNIMADII AAD 10 SANO U DAGAALAMAYSEEN HADDI LAYDIIN DAYAYNA MA KU HISHIIN LA,DIHIIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Talo bixiye

Wednesday, February 14, 2001 - 08:07 am
AS.CALAYKUM

Waxaan la yaaba markaan arko ragg hawiye ah oo kasoo herjeeda dowlada cusub ee Soomaliya u dhismatay hada. Hawiyo 2 sano Daarood ayuu xukun kula dagaalamayay 8 sanana asagaa is dilayay, maanta markii dowladnimadii gacanta loo galiyayna ma awoodi la yihiin inay ku hishiiyaan? War hooy waxaan idin leeyahay Majeerteen ragga madaxda u ah kheyr kama shaqeeyaan oo dowlada saas baysan u ogaleen, Isaaqna Soomalinimadii ayuu inkiray, oo dad kheyr badan lagama helayo. Dad badan oo aan Hawiye aheena waa idin taageersan yihiina sida siku dhaama. Oo sedexda tuug (Caato, Ina Caydiid & Muuse Suudi)oo dhiiga dadka jaqda iska qabta.
Waxaa laydinku xantaa inaydan is qaban ee is qabta ayaan idin leeyahay oo dowladnimo iyo wanaag dadka u horseeda idinkaa caasimadii joogee.
Talo bixiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Wednesday, February 14, 2001 - 11:44 pm
Talo bixiye;
Markaan hadaladaada fiiriyay, waxaa tahay nin SADE ah, runtii maanta waxa cadaatay inaad tihiin dad soomalinimada u taagan.
Tan hawiye, waxaa hore dalkan u soo xakumay cabdulaahi ciise, iyo aadan cade, waadna og tahay inaay ahaayeen rag wanaag lagu tiriyo,
Ha sugi waynin goor dhow waa laga taqalusayaa qabqable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tala Bixiye

Thursday, February 15, 2001 - 08:08 am
To Hawiye:

Hawiye isku magacaabow horta anigu Sade ma,ihi hadal-kaygana uma eka hadal Sade-yaal. War iyo dhamaantiis waxaan ahay nin Soomliyeed oo Soomali oo dhan wanaag la jecel. Hadii aad qabqablayaasha iska qabanaysaan waa arin fiican, Ee Hawiyaha kale shiri oo wax ka dhaadhici inaydan waxba iska dhaadhicin oo waxba isku sheekin ayaa la idinku xantaaye. Sida isku dhaama.