Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Doorashadii Puntland oo sanad dib loo dhigayo,si C/llaahi u sii haysto,cosdsi loo gudbiyey Parlamanka .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEGE

Wednesday, February 14, 2001 - 09:23 am
Waxaa urur loo xilsaaray doorashada puntland ay soo hor dhigeen parlamanka in dib loo digo doorasha dhici lahayd bilaha soo socda,taasoo qiil looga dhigay nabadgelyo xumada ka taagan Puntland,iyo dawlada carta lagu soo dhisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdishaahid

Wednesday, February 14, 2001 - 10:03 am
Sxb Runsheege,horta ma eegtatay baaritaan cilmiyeedkii uu soo gudbiyey muwaadin Cadceed,kaa soo tibaaxayey:(Reer fircoon+Reer qoomaluud)=Reer Puntland.Hadda wixii ka dambeeya la'isku dhexdhuuman maayo,manihin namana soo galaan reer firxaaraan "puntland" waxaan nahay muwaadiniinta waqooyi bari somalia waxaan aaminsanahay inay muqadas tahay ilaalinta,badbaadinta,sharafta,karaamada (dhulka,biyaha & hawada) soomaali weyn.Waxaana naga go'an haddaan nahay muwaadiniinta waqooyi bari somalia inaan wacyi gelino muwaadiniiteenii ay duufsadeen reer firxaaraan(puntland) wacyigalin ka dib u diyaargaroono sidii uga takhalusi lahayn reer firxaaraan(puntland)deedna aan la kaashano walaalaheyn somaliyeed saan u daahirin lahayn dhulka waqooyi bari soomaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 11:15 am
yeh right, over my dead body •••• Mooryaan