Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): DOWLAD ISKU SHHEGA CARTA MALAGEEDII BEY QOORTA SOO SURATEY KA DIB MARKII AY XALAALEYSAY LACAGTII XAARAANTA AHAYD OO AY XAARAAN QUUTAYAASHA CEYR AY LA SOO DEGEEN.<0>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUSE SUUDI

Thursday, February 15, 2001 - 09:41 am
DAGAAL & NABAD KALA DOORO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUUDEEEY

Friday, February 16, 2001 - 02:26 pm
GEEDKAA MUUSE SUUDI AAD LEEDIHIIN WAA MID DOQON AH OON WAX KALA GARANAYAN WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA BUUNBUUNINAYA SUUDI, SUUDI WAA GEED JAAHIL AH OO DIINTA ISLAAMKA WAX KA GARANAYAN WAANA NINKA QABQABLAYAASHA DAGAALKA UGU LIITA MARKA LAGA REEBO JEES , OO ASAGA KA SII LIITA . WAXAAN KULA TALINAYAA MUUSOOW DOWLADA TAAGEER MAXAA YEELAY . QANYARE MAANTA AYUU DOWLADA KMG AH TAAGEERAY INA CAYDIIDNA INSHA ALLAH BARI AYUU TAAGEERI OO KALIGAA AYAA SOO HARI . HADII AAD RABTO DOWLAD AY LEEDAHAY MUDULOOD KA SOO SAMEE DEGAANKA CADALE . MAGAALADA MUQDISHO WAA MAGAALO MADAXDA SOOMAALIYA WAX QABIIL OO LAGU MAGACAABI KARAANA MA JIRTO HADABA TAREENKU UU SAN KAA TAGIN BYE MUUDEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACAL

Saturday, February 17, 2001 - 05:21 am
WAXAAN FILAYAA INAAD TAHAY ADIGU TAHAY DOQONKA HADABA HIDII AAD TAHAY DOQONKA MUUDEEY WAXAAN KU LEEYAHAY TOLKAA DHINAC KA RAAC OO INTA AY CEYR DALKA BOOBEYSA SIDII S. BARRE MADAXA KAA GARACI LAHAYEEN NA RAAC ANAGA AYAA NAQAAN C/QASAB IYO WAXA UU YAHAY IYO WAXA UU SAMEYNAYO MANTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUDEEEEY

Saturday, February 17, 2001 - 11:50 am
gacal waxaad tahay nin qabilaysta ah wax ma garanaysid adigu maxaad ku taageeraysaa suudi yalaxo caruurtiisii maraykanka ayuu gaystay ciyaal soomaaliyeed oo kale ayuu cunaqabatayn ku hayaa oo garoonkii & Dekadiiba u diiday in loo furo WAA DOQON SUUDI