Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Magaalada XUDDUN Qabiilke ayaa ugu badan???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame Naleeye Axmed

Friday, February 16, 2001 - 02:51 pm
I am just wondering.

No insults and no lies, please have some educated responses!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Friday, February 16, 2001 - 05:32 pm
such an idiot man, if you are claiming that you are dhulbante why are you posting such thing here. get the •••• out of here fool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 02:17 pm
war ilaahay ka baqa oo qabiilka idinla wada hadhay (wixiina af soomaali ku hadlaba) iska daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muse Abokor

Wednesday, April 11, 2001 - 04:46 am
Muuse Abokor ayaa ugu badan...magaalada miyigeeda anagaa ugu badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faqashwase

Wednesday, April 11, 2001 - 05:54 am
Warsamae Naalaye Axmed waydii hooyadaadii qabyaalada xun ee bakhtiga ah kugu dhashay. Rag markaad is haysaana wax kama tartaan hadala meel idiinma buuxsho dugaagyahaw dugaagu dhalay ee qabxadu dhashay meeshana Habar Jeclo ayaa u badan oo waa lawada ogyahay oo waataanu idinka qaadnay dagaalkii 1988. Ina Dafle danbena ma jiro oo ku caawinayaa reer hawdna heshiinay ee yaa iga kaa xorayn?

cismaan

Wednesday, April 11, 2001 - 10:36 am
faqashwase lol reer hawdna hishiinay ee ya iga kaa qabanaya dheh lol inadeer shaqa ka qabo faqashta fasax walee way kibriin baryahan tolow maa dad bay ismoodiin allow yaa u sheega inay (AK-47kii) guryaha hoostood noogu aasanyihiin.

SNM guul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadhays

Wednesday, April 11, 2001 - 06:36 pm
aaway nacaskii bogga furay? Ma dhuuntay?
Mar danbe waxaasoo kale haku soo qorin arlada hadaadan is difaaci karin oo aadan cidna u jawaabi karin. waxaad taqaan oo keliya sida Dhuloos loo qaybiyo dugaag yahaw. orodoo rag iska dhici wataa kula fogaataye axmaq fowqa axmaq. Maalin danbe yaanan maqlin yaa badan iyo anaa naalaye huuraale ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burburis

Thursday, April 12, 2001 - 05:10 am
waa iskacadahay inaan nin dhulbahante ahi furin bogan. iidoor maxay waxaan jirin isugu sheekeeyaan. maalin dhoweyd waxaan arkay mid ah iidoor jabuutaawiya oo kadhaadhiciyeen inay laascaanoodna ay leeyahiin. miyayna ahayn nimankii kuheesijirey. waayo waayo.
xudundhe xudundhe tani waatii xadeed godan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin reer Waqooyi

Thursday, April 12, 2001 - 09:24 pm
Nin reer Somaliland ah boogan ma fuurin taasi wa huubal.