Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Hawiyi : Madax-weynanimadii dalka Soomaaliya, Al-Barakat Bank haddan Air-Soomali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed S

Saturday, February 17, 2001 - 09:54 am
Reer Hawiyi waa tageen sannadka maanta ah, shirkadiiha wadanka ka jira oo dhan nooceey doonto ha ahaado, wey ku hormareen: Al-Baraakaat, Air Somalia iyo labo tv:stn-tv iyo HornAfrica. Gobol Soomaaliyeed ee intaas haysto majiro, gobol walbana qabiilkii u dhashay unbaa maanta degan ee soomaali kale ma deganna ma talo kuma laha.

Puntland iyo Soomaliland meesha ka kaca, ee ku soo dhawaada fikirka "Capitalism"-ka.

Shaqeey: lacag lacag lacag lacag ; ka dibna, LACAG

--------------------------------
(SomaliNet) Diyaarad weyn oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa shalay timid dalka Soomaaliya iyadoo ka soo degtay garoonka balli doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Diyaaraddan oo qaadi karta 160 qof ayaa sidoo kale waxay ganacsatadaas soo iibsadeen laba diyaarad oo kale kuwaas oo mid ay qaadi kareyso 38 qof,halka tan kalena ay raaci karaan 50 qof.

Ganacsatada diyaaradahan soo iibsatay oo ku bahoobay shirkad la yiraahdo AIR SOMALIA ayaa abuuritaankeedu wuxuu ku soo aaday kadib markii dib u habeyn lagu sameeyey garoonka diyaaradaha ee Cisaley.

waxaa ka mid ah ganacsatada saami wadaagga ku ah diyaaradahan Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ah milkiilaha Hotelka Ramadaan oo xarun u ah golaha Wasiirrada ee Dowladda KMG ah iyo Mahad Dirir Guuleed, iyo xubno kale.

Maxamed Muxiyaddiin Cali - Muqdisho, Somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed S

Wednesday, February 21, 2001 - 05:53 am
Banadir.com ayaa qortey maqaalkaan:


interWAVE Communications: Barakaat Telecommunications selects interWAVE for network expansion in Somalia -- interWAVE continues success in providing Modular GSM Network solutions to emerging markets

--------------------------------------------------------------------------------

Story Filed: Tuesday, February 20, 2001 10:26 AM EST

MENLO PARK, Calif., United States, Feb 20, 2001 (M2 PRESSWIRE via COMTEX) -- interWAVE* Communications International, Ltd. (Nasdaq: IWAV), a pioneer in the wireless network industry, today announced it has been selected by Somalian mobile telecommunications operator, Barakaat Telecommunications Co., as a turnkey supplier of GSM network equipment and services to expand Barakaat's existing GSM Network.

Barakaat will expand to 40 service areas, including cities, towns and districts, using interWAVE's unique Modular GSM Network solution. This expansion will provide coverage for up to 70 percent of Somalia's population. With this contract, interWAVE remains the sole GSM supplier to Barakaat.

interWAVE's networking approach is designed around a creative business model which gives GSM operators the ability to introduce greater numbers of initial target markets under limited capital expenditure budgets. Critical emerging markets require local switching, and given that approximately 80 percent of traffic remains local, interWAVE's distributed switching solution will provide this service.

"Since entering into a strategic relationship with interWAVE two years ago and deploying an initial network for 10 service areas, interWAVE has demonstrated that they not only have the robust product necessary for the task, but their product evolution is designed to get a greater number of networks up and running under capital expenditure budget restraints," said Abdullah Hussine, vice president and CTO of Barakaat in Dubai. "interWAVE's project management and support capabilities have served Barakaat well and under the new political climate, we expect both ourselves and interWAVE to benefit greatly from an exponential growth in business." "Winning repeat business is core to interWAVE's strategic long term business initiatives, and in the case of Barakaat, it is very gratifying to be accepted again as their sole supplier and we look forward to maintaining that position," said Priscilla Lu, Ph.D., chairman and chief executive officer of interWAVE.

interWAVE's Modular GSM Networks solution, together with its Business MobilityTM and Specialized Solutions, represent the company's three GSM business units.

About interWAVE Communications

interWAVE Communications International, Ltd. (NASDAQ: IWAV) has pioneered a product suite that provides all of the infrastructure equipment and software necessary to support an entire wireless network within a single compact system. interWAVE's networks support the Global System for Mobile communications (GSM) standard. interWAVE's products are currently deployed in more than 30 countries for both community and wireless office applications. GSM accounts for 68 percent of the world's digital market and 59.9 percent of the world's wireless market with subscriber numbers approaching 500 million. interWAVE markets and sells its products directly to GSM Licensed Operators, Mobile Virtual Network Operators and indirectly through strategic relationships with communications equipment providers and systems integrators.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, February 23, 2001 - 02:40 am
walaahi waa runtaa waana ku farxsanahy sida capatilasimka dalkeena aanu u soo gelinay iam proud hawiye kuna dar wergeysda hoteelada waxaan u baanhneen dowlad dhalat iyadiina waa timid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed S

Saturday, February 24, 2001 - 02:36 am
Ahmed,

Hawiye, aniga ma ihi. Laakiin waxaan u danleeyahay in aan capitalism-ka ka socda Soomaaliya ey Hawiye si fiican ugu socoto, sidaas darteed waxaan jecleystay in dadka Soomaaliya oo dhan; qabiilkasta, ha ahaadeen in ey talaabadaas oo kale ku dhaqaaqaan.
----------------------------------------


HornAfrik.com

Air Somalia, A Newly Created Airline, Started Its Flight in the Country
for the First Time


(HornAfrik) Mogadishu - The first plane owned by a Somali company, Air Somalia has landed today at Balidogleh Airport 90 KM west of Mogadishu.

Speaking at an inauguration ceremony held at Balidogleh, the Minister of the
Air and Land Transport, Abdi Guled Mohamed, pointed out that the government
will encourage the privatization of social sectors, adding that he hoped Air
Somalia would render services of great importance for the public.

Captain Sergey Zakrevsky and Navigator Ivan Sokoly, Russians working with
Air Somalia told HornAfrik that they are pleased to work in Somalia for the first
time, and hoped that all will go as planned.

Also speaking at the occasion the new head of Air Somalia, Ali Farah
Abdulleh, pledged that his company would extend its services to whole the
districts of the country. (HornAfrik).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed proud hawiye

Sunday, February 25, 2001 - 03:05 pm
iam damn proud of capitaaalisam cid waaloo isku day in aad shaqo yeelato oo ganacsi yeelato biyo sacabaada ayaa looga dherga faaak socialisam ama hanti wadaag waxan u baahan nahy capitaalisam fair ah oo dalka wax ugu qabta maalka ay ka helaan sida shaqo abuur isbitaalo iskuulo iyo wadooyin dhisid tababar iyo maal gelin gaar ahaaneed waxaan u baahn nahy mideel class in mogadishu dhaqan iyo sharfta soomalinimad ilaaliya there will be always some bad apples laakiin sharciga iney dhowraan ha lagu qasbo there will be love&loughter in mogadishu again you just wait and see and every one of us i wish you good furtune specialy our historic capital

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 12:58 am
ila arka asal computeerka dugsiga laga barto muqdisho somalitalka.com ka nax oo nafta waa....siiba wiil qooqan ama wiil qardhood....iwm ee daaarood xume ah ka nax oo nafta waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 10:24 pm
WE ARE EVERYWHERE OUT THERE
SOMALI AIR
MOGADISHU INDIAN OCEAN UNIVERSTY
BANADIR UNIVERSITY
ASAL COMPUTER SHCOOL
HORNAFRIK MEDIA COPR
SOMALI TELEVISION NET WORK
AYAAMAHA
QARAN
XOG-OGOGAAL
XIDIGTA BANAADIR
JUBBA AIR
BAKARA INTERNATIONAL MONEY EXCHANGE MANY HOTELS,RESTAURANTS AND MARKETS
SOON PORT ,AND CENTRAL BANK WILL BE OPEN AND TAX INCOME WILL BE GENARATED WICH WIL HELP TO RUN GOVERNING OF MOGADISHU AND EMPLOYING POEPLE OF MOGADISHU
INTERNATIONAL AIRPORT WIIL BE OPEN AS WELL AND TOURISAM WILL FLOK TO LIIDO BEACH AND JASIIRA BEACH AND SOMALI OF DIASPORA WILL GO BACK HOME AND CONTINUA THE REMIITENCE OF MONEY TO BUILD THE CITY AND THE GOVERMENT OF SOMALIA WILL WIN WIN WIN
POLICE IS WORKING
AND THE RETURN OF OUR BROTHERS EVERYWHERE IN SOMALIA TO MOGADISHU WILL BE GOOD THING
THE OPPURTUNITY IS UNLIMITED THE SKY IS THE LIMIT REALY
GO MOGADISHU GO YOU GOOD THING

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 04:23 pm
ismail omar ghele is flew air somalia to china

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ad

Wednesday, March 28, 2001 - 02:04 am
weligeen anaga uga horeeynay soomaalida dhinaca tacliinta ilbaxnimada wadaninimada iyo hor u kaca waxaana aaminsanahy shaqo iyo baayacmushtar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasbaaye

Tuesday, April 03, 2001 - 12:17 am
Wixii dadka lagga dhacay ayaad ku faanteen wa laysugu imman oo waa la xisaabtammi away warshadii sifaynta away warshadahii xamar aan ka dhisnay away qalabkii dowladdu wixii oo dhan intaad bililiqaysateen sow albarakat iyo waxaad aad sheegaysaan kumma gaddan waxaas oo dhami waa xaraan

Orod oo fiiri hargaysa wax la billiliqaystay ma jiraan wax walba siddooddii ayaa looggu yimmi haddana arinta aad kor ka billowdeen iyaggu hoos ayay ka soo billaabeen sidda cafimaadka waxbarashadda naddaafadda,nabadgalyadda iwm intaas haddii aan la hallin wax kasta hal waxa kama jiraan waa biyo col dhaanshay

Fiiri bosaaso sidday tahay nadaafada nabadgalyddaa iwm

Xamar dhowaan ayaan ka immi waad naxaysa wasakhda iyo cafimaad daridda ka buuxda dadka waad ka naxaysaa waxay la mid tahay arintiinnu qof maalin walba dhar qurux baddan gashadda laakiin aan walliggiis maydhan oo biyo ismarin markaa hoostii ayaad ka urteen oo isma oggiddin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

?.

Saturday, April 07, 2001 - 12:33 pm
GULEED S except the commercial tent that you are given. my qeustion to you is air somali??..I just came from mogadisho with daalo airlines which is been the last couple years, I haven t notice air somali?.as u telling it is new? But in mogadisho it wasn t noticable?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MCI

Saturday, April 07, 2001 - 12:45 pm
qasbaaye stupid afsomali xumidaa nin yahow ,,,,,, waxaa hada noo sheegeeysaa in xamar biyo la'aan ka jirto,,,,,,,,,,, waxaa tahayba sxb ku caayi maayo laakiin waxbaa la is kula haraa oo la xishoodaa,,,,,,,, i think ur mother tought u but u did not learn it from her,,,,,,

heey ka nax ama ku farax ,, xamar cade is going once again to be the old city we knew,,,,,,, so shut the hell up fellow amxaar lover,,,,,,,

i'm out