Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): SOOMAALIYEEY QANYARE TAHNIYAD HALOO DIRO INTII BBC LALA XIRIIRO SI AY.............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Sunday, February 18, 2001 - 02:07 am
Dadka caqliga fiyow leh iyo dhamaan wixii horumarka soomaaliyeed danaynaya waxaan usoo jeedinayaa inay tahniyad u diraan Qanyare raggnimada uu muujiyay, si ay qabqablayaasha intooda kale ugu daydaan, ilaan awalba dhamaantood isku siyaasad bay ahaayeene.
Inta caqliga yar oo iyaga taageersana way soo hagaagayaan insha Allah.
Tahniyadas waxaa u diri kartaa bbc-da adigoo la xiriiraya homepage-ka ay lee yihiin, waana arin dad badan oo soomaliyeed ku dhiira galinaysa inay dantooda gartaan.
NB: Qanyare inaan isku cid nahay ha umalaynina, balse geeleenu isku meel ma daaqo, ee soomali jeceelnimo ayaan saas usoo jeediyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 03:16 pm
QANYARE? HEHEHEHE. XAYAWAANKA AFARTA QOOB LEH OO AAN AQOON SIDA LOO HADLO MAXAAN TAHNIYAD UGA DIREYNAA? DAMEER FOWQUL DAMEER. IN LA RARTUU U RAACAY DOWLADA CEYR. BERYAHAN AYUU WAAYEY WAX RARTA MARKA SHAQAA U SOO BAXDAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

borama

Sunday, February 18, 2001 - 03:56 pm
Aniga ayaa hambelyo iyo tahaniyad balaadhan u diraaya qanyare walaal baanu leenahey waxwanaagsan baa sameeyeysey ee ilaahey ha kaa raali noqdo waxanan rajeyneynaa inta kale ee badan ee dowlada ka soo horjeeda ilaahey ha soo hanuuniyo. midkaan iga horeeyay ee ceytamyana waxan ku leeyahey adiga ayaa dameera in la rerto u baahan ee dadka ceyda ka dhaaf oo dadkaaga dhinac ka raac,oo qofkii ilaahey garansiiyo inuu dadkii waxla qabsado hoos u dhiga ka dhaafa, maxaad haysaa tobansano ayaan bilaa dowlasnahey oon dowlada shesheeya sharci baryeeynaaye maxaan heynaa,ilaahow wadankeenii wanaagsanaa dowlad hanooga dhaliyo ayaanu leenahey.aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afarqooble

Sunday, February 18, 2001 - 11:00 pm
Hambalyo QANYARE
Ninka caaytamaya. waxaan dhihi lahaa hadii QANYARE ay rartaan cayr, isna adiga ayuu ku raranayaa, DAWACO fowqal DAWACO, ama dacawo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Sunday, February 18, 2001 - 11:54 pm
To Borame, Afarqooble,iyo Anonymos "Caytame"

Ragga caqliga saliimka leh sida Afarqooble iyo Boorame aad ayaad ugu mahadsan tihiin fikradihiina wanaagsan hadii soomaali in badan oo sidaa u fakaraysa laga heli lahaa waxbaa noo hagaagi lahaa, ee nasiib xumo waxaa nagu badan kuwo caqliga cagaha uga jira maskaxduna maran tahay ama ay duleesho sida Anonymos "Caytame".

Marka akhyaartaaay sidii aan ugu caqli celin leheen kuwaas caqliga yar taladeeda aan gudo galno. Qanyarena tahniyada waan u wada diraynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real Somali

Monday, February 19, 2001 - 05:59 am
Qanyare waa geesi Soomaaliyeed waxana muhiim ah haduu ku fakaray inuusan dhibaato u geesan wadankeena iyo DKgaarka rajana uyeelay DKGaarka qalad yar ma,uusan sameen,balse waxuu ogyahay waxa ku hagaagsan wadanka maanta mida kale waa siyaasi muhiim ah, ninka kor kusoo qoray caayda iyo ,,,,, waxaad qabtaa cudur madaxa kaaga jiro balse aadan ogeyn, waxaad kaloo u qabtaa qanyare xaasidnimo mana aad jeclid qofnimo ahaantis waana aragnaa inaad ka maseersantahay, waxaan u rajeynayaa indowladaan rabi nooga dhigo mid aad u wanagsan oo soo celiso midnimadii, Qaranimadii dalka mucaaradaha yar-yar ee daneysanaya naftooda uun waxaan urajeynayaa inay Aqligooda kore isticmaalaan oo ay fiirshaan waxa danta u ah dhamaan Dadka Soomaaliyeed oo dhan......... be smart Somalis and stop the pshit and don't be like that bitch ass niger.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Sacad

Monday, February 19, 2001 - 06:04 am
None of u knows Qanyare, remeber his biography from Aidid to Ali Mahdi, From Mahdi to Aidi, From Aidid to His Son, from his son to Ato and no to A/qasim so what kin of man he is

Qanyare == Dhoohan waxmagarte magudbe maxishoode tiis mayaqaane iyo wax kasto oo xun. I am sory waqtigeyga inaan ku lunsho qanyare. Mucaardaku xabadey haayaan maleh that is the way he talks, tell that guy to walk slowly and he must have resiliant to wat he is doing.

Askari fooqal Askar ama Dable fooqal Dable == Qanyare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afar qooble

Monday, February 19, 2001 - 06:31 am
Wiil Sacad
waxaad wadaa sheeko aanan soconayan, inaadan sacad ahayn anuguna waaan ogahay, adiguna waad ogtahay.
NABIIB FOWQAL NABIIB, magacaaada sheego waxba bus ha isku qarine.

SHUBA HADA SHUBA SHUUSHOOW BAX.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Parlaman

Monday, February 19, 2001 - 08:56 am
Ujeedo: Qanyare

Walaalayaal runtii iigama baahna inaan ku dheeraado taariqda iyo qanyare shaqsi ahaan waxaa uu yahay lakiin saldhiga isbadalka Qanyare waa arim siyaasadeed taas oo ah

WARAABAYAASHA IYO DAWACOOYINKA DAWLAD KU SHEEGA KU JIRA IN UU BANAANKA SOO DHIGO KANA SOO SAARO GODODKA AY ISKU QARINAYEEN WAA KU HUDHUDNIMADA XAMAR U JOOGA.

hA yareesanina isbadalka Qanyare waa siyaasad dad la damacsan yahay in lagu ma ja xaabiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 09:39 am
QANYARE=AFAR QOOBLE, QORI ISMARIS. WAA XAYAWAAN AAN AQOON ILAAH IYO SOMALINIMO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wax xun diid

Monday, February 19, 2001 - 10:17 am
QANYARE NINKII UU KA TAGAY WAXBA KALAMA TAGIN, NINKUU U TAGAYNA WAXBA UMA GAYN MAY BE AFAR QOOB OOOOOPPPPPS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani 1

Monday, February 19, 2001 - 11:44 am
aad yaan ugu farxay talaabada uu Qanyare
qaaday. Waxaan filayaa in ay ku soo xigsadaan
1) Xuseen Ceydiid
2) Muuse Suudi
3)C/llahi Yusuf
4) Cigaal
5) Caato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilan

Monday, February 19, 2001 - 12:15 pm
inshalaah biidmilaahi kariim wey soo wadanoqondoonaan kuwa shanta ah oo aad xaga sare ku magacowdey dowladanaga ninkii ka xunoow nafta waa oo ciil kaligaa u dhimo, waxaa aduunka ka buuxa daduun loo abuurey iney xumaanta biliaadamiga ka sheqeeyaan qofkii la soo qaadaba waxbey ka sheegayaan iyaguna waxba ma soo gordhinayaa dowladla'aantey ka helayaan,taasina waa midaan intii hore la idiinka yeeley aan dim la iidka yeeli doonin ma ceydan ama ceytamin waxad ka qaadi karto soomaali ayaa iska yar,soomaali bari iyo kalbeet waxey balan ku qaadeen iney dowladani hirgeshowaaney hirgelaysaa ,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESIGA

Tuesday, February 20, 2001 - 01:10 am
AFARQOOBLE, QORI-ISMARIS,HILIBLE,KAWAANLE IYO MORYAANBA WAXAAN IDIIN SHEEGEYNAA IN LACAGTU AY SOCONAYSO MODDO YAR MARKII AY KAA DHAMAATO WAAN ISA SUGEYNAA OO FINAALKII BAA DHIMAN WIXII HORE WAXEY AHAYEEN IS REEB REEBKII, HADABA LA SOCO HUB IYO MAALBA WAA U HUREYNAA SIDII LOO RIDI LAHAA KUWN XUNOO DAADKA KU CUNO QABATEYEY LACAGO FAALSO AH OGAADA WAQTIGUNA W DHOWYAHAY OO LA IDIN QA-QABAN DOONO, QANYARE GOOR AY SOWLAD ISKU SHEEGA MAGAC IYO SHARAFBA UGA DHACEEN SIDII AY ULA MACAAMISHAY DAGALKI BALCAD IYO LACAGTII FAALSADA AHEYD AYAANA TUSAALE U AH UJOODIYINKOODA GURAACAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Tuesday, February 20, 2001 - 03:00 am
dadka soomaaliyeed waxay isku qaldaan siyaasada iyo burcada.

aniga waanku farxay qanyare inuu isbaaradii xamar udhex taalay uuka qaaday shacabka agdagan ee uu isbaarada ku wareeriyay.

lakiin wax wayn oo maanta macnaleh kuma soo kordhinayso dowlada raacidiisa.

sadex sababood owgood.

1. wasiir uusan u qalmin oo inla siiyo uu sheegtay ayaguna ka aqbaleen.

2. ninka lagu badalayo Amoore oo xil uusan qayb ulahayn laga siin doona dowlada.

3. siyaasiyiin fara badan oo raja laga lahaa inaysoo dhowaadaan oo sii fogaanayo markay dhadhamiyaan bahwadaaga hawiye.

aniga qanyara waxaan u arkay marwalba waxma garatada iska dhex cararayso siyaasada oo aan marna meel wax u wadi karin..

maxaad u malaynaysaa hadii qanyare oo dameer leh wasiir loo casilo.
maxaa loo casili doonaa.

1.cabdulahi yusuf.
2. cumar xaaji.
3. c/risaaq biixi.moorgan.shaargaduud.

intay le ekaan doontaa rajada laga qabo maanta somaliland....

arintaas hadii ay u dhacdo saan maanta ayaamaha iyo buun buuninta hawiye ka arkayay wax aan wanaag ka sugaynay yaa kala dhacay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BERGAAN

Tuesday, February 20, 2001 - 05:30 am
Dhamaan dadkiina meesha isugu yimid waad mahad santihiin sida sharafta leh ee aad fikaradihiina u kala dhiibateen

Waxaa nasiib xumo ah kuwa iska caytamaya oo wax ay aqoon u laheen ku hadalay kuwaas waxaan dhihi lahaaa aflagaadadu waa ceeb qabiilada aad sheeganaysaana ma tihiin sidaas awgeed wax isku fala oo xishooda

Muadane Qanyare waxaan ku leenahay hambalyo sida sharafta leh ee aad u taageertay DKM

Waxaana tahay halyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Tuesday, February 20, 2001 - 08:17 am
TO Dhamaan ka qeybqaadayaasha boggaan.

Dooda iyo wada xajoodka sharafta leh waad ku mahadsan tihiin intiisa sida wanaagsan u hadashay. Kuwa caqliga cagaha uu ka galay Ilaah baan idiin soo baryaynaa inuu caqli saliima idin siiyo.
Ninka ku andocoonaya Qanyare tuug buu ahaa, ma u malaynaysaa inay Soomaliya tuugadu ku yar yihiin, qof soomaali ah oo aan aakhiro danbi looga qabsanayn waxa Soomaaiya kadhacay waa dhif . Tuuga ama mooriyaanku haduu toobadkeeno, Rabbi waa tawaab oo asagaa dunuubta dhaafa, ee midaasna xisaabta ku dara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhub

Tuesday, February 20, 2001 - 09:26 am
"Allah....gabadhaas yar iyo wiilkaas yari waa soomaali,waxaan hubaa in ay mustaqbal wacan,nabad iyo barwaaqo ku noolaan doonaan insha allah".
goorma ayeey taasi inoo rumoobaysaa?,waxay ino rumoobaysaa haddii aadan cidna weeydiin qabilka ay labadaas carruurta ahi yihiin,oo aad u aragto caruur soomaaliyeed.
mudane iyo marwo ciddii nabadda u hilisa ayaannu u hilinaynaa taas ayaa keentay in aan ku faraxno in qanyare taageeray DKM.waxaa furmay hal albaab oo ka mid ahaa afartii albaab ee ka xirmay kuwa nabada jecel taas oo lagu tilmaami karo guul ay ku tillaabsadeen dadaal badan ka dib bahda nabadda jecel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANIYAD

Thursday, February 22, 2001 - 09:34 am
TO; MIDKA ISKU SHEEGAYA WIIL SACAD

KA QAAD AFKAAGA SACAD WARIDKAA LA'ERI, DOOFAR YAHOW SAGAALKA DOOFAR ISKA DHASHAY, NA'CALAA ADIGA IYO WIXII KUGU AQLI AH KUYAAL.

HADII AAD MAR DAMBE SACAD SHEEGATID, WALAAHI SCREENKA AYAAN KAAGA SOO DHEXBAXAYAA KOW BAANAN KAA SIINAHAYAA. LOL


QANYARE, HAMBALYO, IYO GACAN SUBAG AH AYAAN U TAAGAY, WAA NIN DANTA SOOMALIYEED GARTAY, OO AWALNA QALAD KU DHEXTAAGNAA HADANA KASOO FARAXASHAY.

GUUL SOOMAALIYA

ALOW RID KUWII HORTAAGAN DANTA SOMALI REBUBLIC

THAT NAME DOES FOR ME SOOMALI, COS I MIGHT HAVE WESTERN PASSPORT, BUT AT THE END OF THE DAY SOMALIYA DOES NOT COMPARE TO ANYTHING AND ANYONE AND IT WILL SUCCEED WITH THE WILL OF ALLAH AND NOBODY OR NOTHING CAN COME IN IT'S WAY.

AND ANYWAY, ONETHER 2 YEARS AND WE WILL HAVE A NEW PRESIDENT WHOEVER HE MIGHT BE.

THE DAYS OF THE THIEVES HAVE COME TO AN END REMEMBER A THIEF HAS ONLY FORTY DAYS, AND THE TIME OF THE THIEVES IS LONG GONE.

SOMALIYA
SOMALIYA

KII KA NAXOW DHIMO
KII KA NAXOW NAAFTOW OO AMXAARO KU FUUSHAY.