    Anonymous | Sunday, February 18, 2001 - 09:20 am Siday Somali badan og thay dagaal kii So keeye ee Som kadhacay qolo walba mab da ayay wada tay. Dad kii aas aas say jam hadii SNM. waxay wateen mab da ah dow lad ii door oo ay iyugu iska dhex arkaan uun. Nasiib daro se Som mafahan sanayn arintaan. Laakiin Som kale waxaa waday inay xukunka Som wax kabadalaan marin kuba ha ka xumaadee, sida aan og nahay na waqooyiga Som ayaa helay faa iidadii ugu bad nayd umada Somaiyeed usinayd inay kasho dowladooda haba xumatee. Tusaale waa gobolada kaliya ee ay dowladii usamaysay ila dhaqaae sida xoolaha oo Barbara kaliye laga dhoofin jiray iyada oo uu dalku wada dakad ahaa ganac sata dooda ooy dawladu sii saycv LC ugu badan ee ay xooluhu ku dhoofi jireen. waxay ahaa yeen dadka Som ugu dhaqaalaha badan sidee tamaad kii runta marka laga had layo weeye, hadaba hadii ay xukun kii dalka ka jiray uu noloshhoda wax kabadalay maxay kumaa geen oo ilayn waa og nohoo nin ii doora oo aan gaa jo ugala caririn majiro Burco wixii ka horeeyay 70 yadii. Som nimcada ma xa jiso bal hadaba sidii hel Som waa wada bad kaana xoolo badan, waxaa intaa dheer qasaaraha aad Som ugay sateen adin koo kunoolaa xoolahooda maalin taad Ethobian ehel kadhiga teen iyana ay gur yihiina keenan ilaah cuqubada uu gaa lada ku ruday oo ah Cudurka AIDS oo hada Hargayso tahay meesha Som ugu badan oo laga helo cudur kan. Maalin tii ay iigu yaabka bad nayd waxay ahayd galab ayaan idaacada BBC kamaq lay gabadh tidhi waxaan ahay hablaha Har suuqa ku jira oo tiri "Nin ku hadaanu Kondom wadan wax laga ii bin maayo war matan baad ka dhii dhin way deen oo meesha xaal marayo garan waydeen. Hamoodin inaan kufarxayo waa dhib Som ee waxaan kadam qanayaa gab dhihii Burco iyo Hargaysa oo ahaa kuwa Som loogu han wayn yahay xaga guur iyo dhaqanba inay dhawaan Som iin usamayn doonto, Som haray hadal udhamay say waxay tiri Isaaq rag mala hee gab dhuu leeyahay. Waa dhib aniga iyo wixii ila mid ay ka nax sanyihiin mustaq bal ka waqooyiga Som laa kiin wixii in dho ku garaad laha uu oranayo waan xorawnay iyo hadal aan kaa waxba dhaamin, runtii igama ah inaan qabiil ahaan una cayo isaaq ee waxaan ka xumahay meesha ay taladu kamarat koleey hadii xitaa aad Som wax katabanaysaan ma iska waydeen nin yiraah war labada naarood teebaa noo roon ilaan rag wax walba wuu arkaa ilmo ayuun baan laga soo jiidin, waxaan idin xusuusin inta aad Etho kala diin kala dhaqan tihiin inay cadow idiin yihiin "Umul naax day baan hadin jabkiyo ala ladkeedii". Anigu ma arag Hargaysa laa kiin waxaa igu maqaala ah ina Etho iyo Oromo ay uga badan yihiin Som kale hal aan idin xusuusiyo in wiilka Etho ee maanta kudhashaa Har uu labaa tan sano kadib ka shee gan doono ina madiina sida Ugaadeenka aad caruur saqiirowdeena aad Som kukala firdhi doon taan, intaasna waa iga aflagaado ee iga raali ahaada. Wacxaan idiinla had layaa walaa nimo, Som nimo iyo Muslinimo laa kiin waa mid adinka idiin taal hadaad wax ku qaadanaysaan. |
    BAASHE | Thursday, February 22, 2001 - 08:31 pm WALAL WAXAAD TAHAYBA HARGEISA IYO BURCO IYO DADKEEDU WAANO KAAGAMA BAAHNA SAVE IT FOR YOUR SELF.HADU ADIGA AFWEYNE MIYI KA SOO KAXEEYEY ADIGA IYO DADKALE UU XARAAN IDIRN BARAYNA(ADEER NINKII DHIMAY). AFLAGADADA JOOJI SOMALIDA AD SHEQAYSO EHTIOPAIANKA AYAN KA JECELHAY WAYO WAKUWI NASOO DHAWEEYEY MARKAAD DIYARADAHA SHCABKA MASAKIINT KU ERYATEEN. TARIIKHDA BEEN HA KA SHEGINA REER WOQOYI XOGODA O XALALA AYAY KU KOREEN CUNAANA. HADAY DHILO TIMADO WAKUWA DARODKA IYO HAWIYAHA NAGAHOODI DARIQYADA NAIROBI TUBANYIHIN.NIMAN KU AQOON U SHEEKEE |
    A.Fatah | Friday, February 23, 2001 - 01:17 am Horaa loo yidhi af caytamay ninkeeduu ku yaalaa.Hadalka ninkaa wax ka sheegay Somaliland, Iidoor, Isaaq..Miduu doonaba haku sheegee waxaan leeyahay somaalidu waxay ku maahmaahdaa ama adkaysi hore lahow ama afeef dambe. Hadalkaaga cidkugu sheegi maayo laakiin hadaad wax qorayso akhri inta aanad dadka soo hor dhigin. 1- Ta aad ku sheegtay inay macaluul u bakhtinayeen, ogoow iyagaaba marti gallin jiray qaxoontiyada soomaalida kalle miyaad iloowday kuwii deganaa..LAASDHUURE,SABACAD,AGABAR,BIYOXIDHKA,.IWM.Ee ahaa somali qaxoontiya oo soo qaxay markii dambana guryihii dadka laga saari waayay haday cidi gaajo lasoo qaxday kuwaa wax ka dheh. 2-Way jirtay Abaar soomaali soo wado martay (Waa hadaad somaliya joogtaye)oo la odhan jiray Dabadheer oo shuuciyadii Ina barre ku dhex qaladay inay dadka reer waqooyiga konfur qayb ah u mustaafuriso, taana hadaad ka war qabto way wada saamaysay soomaali siiba dadka xoolo dhaqatada ah. 3-Ta baayac mushtariga inta aanu hadalkaagu is tabcayn u fiirso erayga aad tidhi(IIDOOR) oo macnaheedu yahay ii dooro oo kasoo jeeda wax iib gayn inta ay u iibgeeyaan dharka iyo maacuunka ay u baahan yihiin dad ay kaga soo badalan jireen xoolo oo ah waqtigii aanay soomaalidu lacagta isticmaali jirin ilaa xiligana ganacsi lagu yaqaanay anoo aan kuu sheegay taariikhda ganacsi ee ay lahayd....BUULOXAAR....SAYLAC...IYO BERBERA. 4- Xaga dhoofinta xoolaha ee Bernera loo doortay (anoo aan kaaga cabanayn in laga joojiyay ganacsiga Berbera) Ogow in ay ahayd sabata loo dhigay Istraajiiyad ay leedahay oo loo eegayay meesha ugu dhaw ee laga dhoofin karo, bada cas oo kaduwan ta Indian-ka iyo xeelada dadka aad sheegaysaa ay u leeyihiin in ganacsiga ka shaqeeyaan. 5-Ta aad leeday somali baaku maahmaahday hablay leeyihiin ee rag ma leh taariikhda been haka sheegin wax yidhaa adiga ka hor lama maqale, se hadaad dumar karti u ogolaatay ragooduna waa kuwa ku tababaray ee ogoow oo kasii karti badane. Hadii aad ka hadlayso Ethiopia ogoow kuwii badbaadiyay bay ahaayeen maalintii adoo kalle aad usacabo tumaysay baabiinta Hoygii qrixda Hargeysa iyo Burco iyo meelaha la midka ah. Adis hadii lagu sheegay hargeysana ogoow waa meel dhakaatiir leh oo la tiro koobi cada wax ku dhacaan laakiin adoo kalle kuwa aad kasoo jeedaa xataa dhimashadooda iyo xanuunkooda cid uma tirsana.Inkastoo adoo kalle aan in cidba loo aaneeyo aanay ahayn. Intaa kasokow ma ogtahay in Hargeysi ka raysatay Faqashtii..Oramada iyo Xabashiduna waa noo shaqaale ee haka xumaan haday kugu cidhiidhyeen xamaali tagaad usoo doonan jirtay Hargeysa. ALLA MAHADLEH..LONG LIFE SOMALILAND |
    SANYARRE | Saturday, February 24, 2001 - 10:59 am TO: Abdi Fatah and Baashe; Waad salaamantihiin saxiibayaal, waanad ku mahadsantihiin sida ay sharaftu ku jirto ee aydun ugu jawaabteen DOOFARKAN REER XAMAR!!!!!!!!! SAAXIIBAYAAL REER XAMAROW WALLI RIYO AYAYDUN KU JIRTAAN, WAXAANSE ILAAHAY KA BARYAYAA INAYDUN FARAH NALA SOO GASHAAN IMIKA ANAGA OO DAWLAD CALANLEH AH!!!! (xusuusnaada anaga oo Jabhada ayaanu naaraha idinka waraabinay, idinka oo faqash oo somali oo dhan isugu jira taariikhdana waydun ka war haysaan). |
    baardheere | Saturday, February 24, 2001 - 03:04 pm waad salaaman tihiin, waxaan ka xumahay sida aad kuligiin isku fikrad uga wada tihiin wax la dhihi karo nin ku faan iyo aragti gaabi, sababtoo ah waqooyiga waxaa kuwada nool dhowr beelood oo aan isku wada raacsaneyn kali isku taaga isla markaana loo baahan yahay in la tixgeliyo, mida ku saabsan aflagaada u soo qoray ninkii dooda bilaabey ma mudna in laga jawaabo waayo murti kama muuqan oo dad soomaaliyeed oo dhib loo geystay buu af xumo ugu daray, waxay aniga ila tahay in ay haddii inta waxgaradka ah iskaashato laguna heshiiyo in aan dulmi la isku raacin oo wixii danta guudna la iska kaashado aan filayo in Amxaaro iyo Oromo la isaga sokeeyo oo diin iyo dhaqan iyo guurba la wadaago, hadiise ay noqoto in la kalo go,o xataa la wadaago darisnimo wadaag oo aan waxii tegay waligeed dib loo soo xasuusan sida ay nafareyso diinto lana ogaado in ay jiri doonto maxkamad allah, waxaa kaloo ku dayasho mudan madaxweynihii hore ee koonfur africa waa Nelson Mondelle ee markii la xiray 27sano lana cadaadiyey asaga iyo dadkiisaba, marku fursad helay kula dhaqmey cadaankii siyaasada loo yaqaan run ka sheegid iyo heshiisiin(reconciliation and true commision), intaas kadib waxaan ka soo jeedaa koonfurta wax naceyb ahna uma qabo walaalaha degan waqooyiga ciday rabaan ha ku abtirsadeene, kamana xumi hadii si afgarad leh ay dowlad gaar u noqdaan sida jabuuti oo kale balse waxaan leeyahay haday taasu dhacayso si wadatashi iyo wanaag leh ha lagu gaaro. walilaahi bi towfiiq. |
    Anonymous | Tuesday, February 27, 2001 - 07:03 am Marka goron yo loo heeso ayaad geel u hestaan inaan wax idin tuso ayaan hadal ka idiin ku soo qoray balse waxaad ka heshaan waa loo joogaa. Mid ogaada inaad bacaad too bin ku hay saan. waxaa qoray nin kii sheekada bilaabay |
    khadar | Sunday, March 25, 2001 - 12:10 pm Soomaaliada waqooyi ama dadka reer isaaq iyada oo talyaanigu gumeysto reer xamar ayey dowlad u geeyeen. Hore ayey soomaalidu ugu maahmaahdey nin abaal gala waa la arkaa ee nin guda lama arko. Reer xamar kiriimka dumarku marsadaan ayey cuneen markii ay waqooyi yimaadeen. isku dhaqan ma nihin reer xamarow, isku af ma nihin. waayo reer waqooyi khaniis ma leh, nin hooyadii dhaca ma leh. dad islaamana diyaarado intaanu yuhuud kasoo bariney kumaanan duqayn. Waan idin baraney ee ku ekaada dalkiina oo rag iyo dumar siddiinii hore u dhaqqma. |
    Kowneyn | Sunday, March 25, 2001 - 08:18 pm Baardheere: Jazzakallaah. Illaahay koonfureedka maskaxdaadoo kale ha ku biiriyo. Wax maquul ah baad ku hadashay. Reer Waaqooyina qof xaq ku hadlay weligoodba wa tix geliyaaan. Sidaad sheegtay rijiska dhinac uu yahayba hala iska saaro. Islaamkana inshallaah illaahay ha mideeyo. Somalilandna wa horseed ka somalida jidka saxa ah u jeexahaya. Haddaa laakin cuqdad laga qaado Somaliland wa dib u dhac isu keenteen. Waayo nin walaalkaya ood xasuuq is tidhi (dawladdii koofur, MOD ha ugu darnaade) ood ku fashilmatay waxna ku geysane ee ka durkay uun haddaad wali eed lala dabo galo iyo xasaarat inuu kaa si durkiye mooyee lagama filankaro in isu so dhawasho dhaco. Ogow daacadina ma hungowdo. Caali kulli xaal ninyahow sii fiican baad u hadashaye. Koofur adoo kale illaahay gacanta haw geliyo. Maarkaasaynu dad is shabaha noqonayn. Inta kale dulli aan arkayno iyo diif doonan mayno. Ee koofuray soo daahir inshallaaah. Kowneyn |
    Anonymous | Monday, April 02, 2001 - 06:55 am Salaamunlaah, Weli intaan Soomaali meel forum ah wax ku qortey akhrinaayey, ma arag intaanoo kale oo warar macquul iyo run ubadan ku hadlaysa. Waxaan u malynayaa waanu yara bislaanay!! Khaasatan waxaa aad iigu cusub intaanoo nin oo reer Isaaqa oo si sharaf iyo xurmayni ku jirto u jawaabaya...maasha Allaah!! Balse weli waxaa iga su'aala reer Isaaq yey reer Xamar u yaqaanaan? Waxan ii dhadhamaysa in reer Xamar loo siticmaalaya sidii 70skii Hargeysa iyo Burco loo oran jiray ninkaan lahjed waqooyi lahayn "Walaweyn" Waxaan kaloo dhiiban lahaa in Hargeysa iyo Burco reer Xamar, Daarood iyo Hawiye kii la rababa ha loola jeedee inaysan burburin. Dawlad kaligii-taliye haysto baa burburisay. Haday noqoto ka sokoow yaa kale oo ku eedaysan, waxay aniga ila tahay eedeeda waxaa si toosa u leh Sarakiishii SNM xiligaa u talinaysay. OO garan kariweyday inuu Ale uma naxariistuhu (Afweyne) inuu wax ale iyo wuxuu haysto siku difaacayo ilaa cidida ugu danbeysa - nasiib waxaa ah inuusan gaas iyo kiimiko kale haysan oo sida Saadaam u galey Shiiciyo, Kurdish u galin maatadii deganayd halkaa. Mida Ethiopiana anigu hadaan Soomaali ahay weligaay nacalad waxaan ahayn iga heli maayaan. Hadaan Isaaq ahayna waan uga badinlahaa intaa, maxaa yeelay; Mingsituu uhaa ninkii intuu la heshiiyey Afweyne yiri igabaxa SNM oo ku khasbay inay galaan Hargeysa iyo Burca. Markii Cisaaq qaxayna, Hartashiikh iyo Harshin buu tagey oo ah dhul cisaaq, isagaana barwaaqo ku qabay caawimaada aduunku siiyey Soomiladaas, oo shaqaale noocwelba ah ka qortay. Nabadeey, Bosasso-Boy - Lacala hadaad habowdo! |
    somalilander | Monday, April 02, 2001 - 02:40 pm Waaryaadahii ma hor u maka aan gaadhay ioy guusha daka buka ku ah wadno xanuun iyo allergy bal xikmadan maqal: Saqda dhexe dhawaaqii dhiiladii haweenkiyo dhalintiyo duqaydii lagu duugay dhoobada,dhawaaqii caruurtiyo ma ilaawin dhagartii mana dhaafin godobtii mana dhigin hubkii wali. dabcan daka wanaagajecel ulama jeedo waa la qaldamaa waana la is cafiyaa laakiin kuwa buka ee faqashayn iyo nacayb wali wadaa way ka leefi deebaaq. |
    GEN MOORGAN | Tuesday, April 03, 2001 - 02:07 am ALA IDOOR BAQBAQBADNAA KUYIRI CALAN BAAN LEEYAHAY WAAR YAAN CALAN LAHEYNMAANTA SOOMAALI MISE MARFISHKAN SOOMAALILAND AAD KU MAGACAABTEY EE WALI DAQARDII AAN U GEYSTAY KUYAAL MIYAAD KU FAANEEYSAA AAMU MUQAYILYAHOOW DIINTIISU TAHAY QAAD RAGIINASE SOOW MA AHA KUWII XAMAR DAWARSAN JIREY DUMARKOODANA AQALO LAGU DHILEYSTO U FARAY WALEE HADAAD FAANKA AAN MEEL JIRIN DHAAFIN WAAN IDIIN SOO LAABAN. |
    mujahid | Tuesday, April 03, 2001 - 12:22 pm you have apointment at criminal court in hargeysa , that is good you coperated mr. abdi bile, you know me very well that I condmn from general to lice infested creature ahaa ha ha ha .your darood people are begers in somaliland no more parasitic live you adopted to you blood suckers to day suck my urine oof oof. |
    Anonymous | Tuesday, April 03, 2001 - 12:27 pm afkaaga caana lagu qbay mujaahidow waliba ha ilaawin daarood ku xaar nagaahoodiina ka dhilaystaan kenyaiyo ethopia oo reerku AIDS u dhamaaanayo. afkay ka nooshahay qudhunlay |
    somalilander | Thursday, April 05, 2001 - 05:36 am kaagan nacaska ah ee isku sheehaya moorgan. kolay waxaad tahay qaracdii mareexaan ee reer miyga ahayd, moorgan in uu gaajo u dhimanayo ma ogtahay, mareexaan meel kasto oo ay joogaan tb ayaa ku haysa,aniga shakhsi ahaan waxaan dilay afar mareexaan ah way ii hadhsan yihiin inta kalena in aan waso. somaliya meel aad ku leedihiin haba yaraate ma jirto. meel kasta sida naagaha ayaalaydin ku wasayaa kan aad magaciisa soo qortayna. waa la wasi doon. somaliland waxaad ka sheekto ayaaba iska yar tii futada kaa keentay ma gaadhaysto waligeed adiga oo wacal cidlo laga keenay ah. haddaad ku soo qorto mar danbe waan ku wasayaa |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 09:13 am Caqli iidoor waa kaa Somalaay hadaad xarunta foidinta cudurka AIDS aad ka dhigateen wadsan waan idinku ogaa caqli koombo ah balse waad hale jawaabteeda awal ba nimco iyo kulayl maid na maxa mishaan dadka Som ugu karti xun ayaad tihiin ee baryo marqaama inta HIV guryi hiina yaala uu idinku noqonayo AIDS. |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 12:19 pm dhaq dhaq darood, xaarood futo xumo xaasid wasakh qudhun mxaad iska tari. waan ku tumi . |
    ABTIDOON | Wednesday, April 11, 2001 - 04:02 am WAXAA LA YIDHI DAGAALKI FWAYNE LAGU RIDAY, SIDEE AYEY DAROOD,REER SH,ISXAAQ,HAWIYE U SAMAYSAY. ISQAAQ DOWLADNIMO AYUU KU HELAY DAROOD QAXOOTI AYUU KU NOQDAY HAWIYE WAX ALAYLE U KU HELAY LA GARAAN MAYO |
    Anonymous | Wednesday, April 11, 2001 - 12:11 pm waar ilaahay kabaqa dumarka cayda kadaaya nin walba way ladhasheen oo way dhaleene |
    xaamuud | Wednesday, April 11, 2001 - 12:56 pm abtidoon aryaa hawiye xaa kaagalay? isaaq aa lasu'aalay xowkahelay dagaalki iyo axmaaro lajuirkoodi ee xaa hawiye afkaada oogutaagee? isaaq dagaalkiisa xowkusaleysnaa goosasho tiine waa soconweesay, sidaa darteed waxey kahelaan iska daaye qasaaro ayey kaheleen, ingriis iskadeeye xataa axmaaradi aa aqoonsanweysay!!!!! |
    Anonymous | Thursday, April 12, 2001 - 01:03 pm Hawye dad cunimo iyo dugaanimuu dagaalkii sokeeye ka helay,Daaroodna?waa layaqaan. |
    somalilander | Thursday, April 12, 2001 - 01:10 pm somaliland hadaanay faa,idin yaa kale faa,iday waa xor waa xoog gacalkow ku farax ncabkow ka dhimo oo ka maroora dilaac. |
    wad.darood | Friday, April 13, 2001 - 01:54 pm darood damiir laawe taladaada somaliyi way ku jabtay dibna talo laydiin ku diran maayo waxaa la gaadhay waqtigii laydin xukumi lahaa waqooyi iyo koonfurba waxaa ku noqonaysaan manoorati somalina idinkaa halkaa dhigay ee qajila qofku hadduu damiir leeyahay wuu qajilaaye |