Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Abdullahi Yusuf Mohamed(Yey)=Nelson Mandela
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer sharmarke

Sunday, February 18, 2001 - 12:03 pm
hadii nin lagu tilmaami karo halgame waxaa bilado
badan qaadanaya Cabdullahi Yusuf Yey,hadii Sabir
iyo ku adkaysasho mabda' Rag lagu tilmaamayo waxaa
leh Abdullahi Yusuf,hadii Burji iyo Geesinimo cadow ka baqo nin leeyahay waxaa leh cabdullahi Yusuf,taariikhdiisa nololeed ayaa ku tusasaysa inuu yahay halgame leh hadaf iyo itijaah uu u socdo,maalinba maalinta ka dambaysa siyaasada somaliya aad bay isu bad badalaysay,wuxuu halgankiisa ka soo bilaabay 60aadkii isagoo waajibaadka wadankiisu ku leeyahay gudanayey....
maadaama aanan anigu ahayn nin ku fiican Biography
iga waxaan aad u jeclaan lahaa bal cid kale oo aan
ka bayrin topiga oo noo soo gudbisa taariikh nololeedka ninkaas weyn ilaahbaa weyne(he is really great)..
waxaa dadka puntland lagu tilmaami dad kala saari la' in in Yuusuf yey ay la tahay tuulada yar ee la baxday puntland waxa uu hiigsanayey ama ay tahay hadafkiisa kama dambaysta ah,amaba uu raadinyay in maruun la yiraahdo madaxweyne,aad bay runta taasi uga fogtahay ninkii u arka in dagaalkeena iyo halgankeenu ku ekaa inan inta magac la baxno ka dibna iska hor imaano oo aynu ilowno wax ina soo gaaray ama ay tuulayinka shaah
aynu ku cabaynu ina ilowsiiyo tan iyo bilowga taariikhda dhulkii aynu u soo dhimanay oo xoolaheenii ku baabaeen oo inta la inaga soo eryey
aynu waliba uga darayno mashxarad iyo alalaas,ciil iyo caro weynaa!siyaasada maanta ina Yusuf wado waa siyaasad soo celinaysa sharaftii iyo karaamadii Daarood dhulkan ku lahaa ninkaan garana loo sheegimayo waayo waa nacas hurda ama waa jaajuus in la dilo ku banaan,ma umalaynaysaa
inaan anigu ahay nin mareexaan ah maanta la socda waxna la qaybsanaya cabdulaahi Yusuf?ma garan kartaa shirkii ceelberde markuu dhacayey in hawiya
iyo wixii la hal maala xoolihii kaga dhamaadeen siday neefaf u gowracayeen oo ilaah ay waa hore ku caasiyeen baryadiis u jeesteen?wax ma garatada
majeerteen oo leh kismaayo ayaa nalaka qaaday oo cabdullahi yusuf baa lug ku lahaa miyeysan garan karin arinto ahayd tahayna daarood iyo hawiye keenii meesha hayaa waa keenii kale meel ka weyn magaaalada ka fakar dhuunta lagugu dhufaye!ma xeraad dadka galin oo ma geelbaa?inuu cabdullahi nin rag ah yahay ragna is dilo heshiiyana waxaa daliil kuu ah markuu maxamed siyaad ugu tagay buurdhuubo oo uu ku yiri quote "anigu waan kula dagaali karaa laakiin inuu hawiye ku dilo ma ogoli"ragnimo iyo kala garasho hadba meesha wax marayaan sow taasi ku tusi mayso?maantana kismaayo waa la wada degin daarood nimanka joogana hadaad isaga siyaasada u daysaan ragiisa ayey noqon ay wax wada leeyihiin hawiyana way iska saarin,anigu Cumar maxamud waana is dila wana is dhalay mid aan waligay ku qadarinayana waxaa weeye sida uu meel uga istaagay hawiye dulmigiisa oo u ogolaan waayey,ninka dabatada ah
ama maydiga gurta dagaalna wax kama ogayn rag waxay soo kala mareena ma oga,cismaan maxamuud iyo ogaadeen baan simaa oo isla mid ah waayo labadaba tobankii kun ayaa hal nin oo caqli aad u badan leh laga helaa,inta kalana waa xoolo weliba waxaa kuu dheer in labadii qarniba hal nin usoo baxo.waxay ila tahay ragiina meeshan ku hardamaya inaysan waxba ka ogayn runtu waxay tahay,soomaaliyan maanta dagaal isugu haray dhicina doono,inta hawiye sheeganayo inuu daarood ka adkaaday oo ninkii laga adkaado dusha laga fuulayo taladana uusan waxba ku lahayn dee gunimadaa nina yeeli mayo,shirkii ceelberde kadib waxaa soo noqonaysa oo loo jeedaa USC iyo hawiye weyne waayo waa ogyihiin in cabdullahi Yusuf halgankiisu uusan ku ekayn inuu habraha bari jooga fuudka la cabo,kadibna ay caruurtooda isaga
laayaan qadar dhan $9000 oo doolaar oo cadow usoo tuuray si uu isugu laayo......
salaad baan tukan sheekadu waa socotaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 01:05 pm
Habartaa faan majeerteenka ka was khaniis Daarood futowayne oofaan iyo booto lagu soo korshay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Monday, February 19, 2001 - 12:25 am
Warninyohow hadalkaagu waa isdaba marsanyahay. ee ninyohaw maxay majeerteenku ama hartida Bari dagtaa kaa sameeyeen masse waa khidad cusub oo reer carto ay soo wadaan waa adiga leh 1000kii sano baa halnin kasoo baxaa goormaadse celcelinta ama xisaabinta noocaas ah samaysay, ninyohow isku xishood oo dadkaad tayaxumada kusheegaysid waa kuwaad qaarkood sasabanaysid ee aflagaadada kaddaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmrk

Monday, February 19, 2001 - 01:44 am
wiil-qardhood

sxb waad waalantahay, waayo dadkaan oo kale
looma jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassin

Friday, February 23, 2001 - 08:42 am
Puntland and Presidency
a wonderfull dream

The people of Puntland still dream on being the ruler of the Somali state, a dream which many of them still fancy to come true. It is not impossible thing, as we all know it came true once in 1960s. But what is deserved to mention is that the same folks terminated that dream. Out of greedy Mr. Hashi, a CIA informer during 60-90s orchestrated the death of President Mr.Abdirashiid. Right there the dream varnished. Mr.Hashis second great assignment from his old spymasters came early 1990s, when he and his friend Col. A.Yusuf waged a crusade against Muslims in Bari region. A Saudi paper called -the evil triumph and compared the Muslim expulsion to that of Muslims from Spain in 1492. The man still calls the shots, commands the path of Puntland and probably still on CIA payroll. The revival of that old Puntland dream was tried once again in a state coup by the same folks, but once again as usual let down by one of their own Mr. Morgan. The outcome of that failed coup was SSDF. It was once called the most well equipped rebel force in east Africa. The demise of that rebel came once Mr. C/llahi Yusuf took the command. Once again a tragedy struck. Mr. A. Yusuf out of greedy sold the rebels to Mr. Barre in exchange for money and office. His personal plan backfired and ends up in prison in Ethiopia, but the damage was imminent and the rebels never recovered from that deceive. Mr. Abdullahi Yusuf came out of prison in 1990s after the fall of Mingistu and immediately took control the region by manipulating the folks there. Now he is the president there and still dreams on becoming one day the head state of Somalia. These are the facts and their own little history and I am wondering if that dream will ever come true! In order that dream to come true this is what should be done. First they should look the enemy and traitors inside, before they look outwards. They should take the responsibilities of the failed attempts to gain control. It is likely that we might see a President from Puntland but the question is what prize to the people of Puntland?

Yassin