    Xiriiro | Monday, February 19, 2001 - 02:22 pm Why the Somalis ignore their nationalist. |
    jimcaale | Monday, February 19, 2001 - 10:48 pm waa runtaa, he is great nationalist. fiiri sida uu Puntland nabadgalyada uga riday, meesha C/qaasim, Galayr ay cunayaan dhiigii dadka masaakiinta, marka ay dhoofayaan 10 baa dhimata, marka ay soo degayaan 10 baa dhimata, mana oga waxay u dhimanayaan. |
    ex-DhafoorQiiq | Tuesday, February 20, 2001 - 05:42 pm isma oran!! |
    qardho | Wednesday, February 21, 2001 - 02:38 am Is iri taasi waa dhab. |
    anti-afgaduud | Friday, February 23, 2001 - 06:16 am war waxaan kulee yahey qofka aamin san in puntland abdulaahi-yusuf kadhigey nabad ineeytahey been maxaa yeeley kahorba waxeey aheyd nabad iyo barwaaqo waxaa kataliya isimo ayaa kadhigey nabada iyo ilaahey mahadii waaye ee ha aaminin dhiigyacabka waa tuug xun oo ah dadka uxun aduunka waxaan kuleeyahey soofiiri nabada qofka kadhigey ama soobaar taariikhda A/yuusuf balwaxa uu sameeyey bal ineey jirto |
    wiil hayaag | Thursday, March 01, 2001 - 12:13 am waa tuug tuug dhalay oo mulxid ah waar ninka aad taageeraysaan wa nin shuuci ah oo ilahay aan rumaysnayn sidii isaguba ka qiray garoonka galgacayo markaa bada la gala anagu ma doonayno gaal ee galaydh ayaan haysanaa |