    Fact Finder | Tuesday, February 20, 2001 - 03:54 am hey please express your opinions about this, cause I am hearing that when it comes to single tribe in North Somalia Dhulbahante is the most strongest tribe in Somaliland. Is it true? please answer as resonable o.k |
    FACT | Tuesday, February 20, 2001 - 09:57 pm To mr. FART (not Fact) FINDER. What you found is nothing more than a stinky fart. Keep on sniffing Qurji boy.... |
    Toosiye | Wednesday, February 21, 2001 - 09:16 am To Fact finder somalia waxay ukala baxdaa labo qaybood waqooyi iyo koonfur. Waqooyiga haday dagaal noqoto waxaa udag dhulbahante. Koonfurtana waxaa u adag habargidir |
    Wiil H/G | Wednesday, February 21, 2001 - 10:29 am I don't if dhubahante is the strongest tribe in the North but as far as I know they are fighters. I have seen them during the Daarood and hawiye and the only tribe that Hawiye Concerned was Dhulmahante. But other than that I don't them. |
    xog-ogaal | Sunday, February 25, 2001 - 12:13 am sababta loogu doortay inay somalia maamulaan labadaa reer dhulbahante iyo habar-gidir waa dagaal yahaniin cidkalana looma dhiibi doono somalia waqtiga xadirka ah ..h-gidir lacag iyo ciidan ayay haysaa dhulbahantana ciidan iyo maskax ay wax ku kala wadaan!!! |
    somaliman | Sunday, February 25, 2001 - 07:30 am Horta nimanyohow dhulbahante waa waalan yahay. Waxaan qaxii sii dhex mary caro dhulbahante, walaahay dadkaase waa wada qac. waxaan ka soo baxay wardheer waxaan soo dhexmaray Heegaale ilaa Buhoodle, waxaan dhulkaas ku arkay dad aad u fani ah oo aad u fudud. Buhoodle meesha la yidhaaho dadka magacayadooda waxa ka mid ah 1)Boodoon 2)bir xanuunje 3)futo Oday 4)Lafa Dhuux 5)malakumoyd 6)Gal Milix 7)Bir Calaashade 8)Cawtal gasiir 9)Dad Cun 10)Huu haa war waxaan idin leeyah meeshaa intaan joogay waxaan la yaabay dadkaasi sida ay yihiin, Runtii waa dad aad u furfuran oo kaftan badan, laakiin inay ku dilaan uga fudud wax walba. Markaan eegay dhulbahante dhamaan waa qac |
    fatimah | Sunday, February 25, 2001 - 11:50 am sorry to say but it is the isaq then dhulbanta |
    Anonymous | Sunday, February 25, 2001 - 08:06 pm this is all news to me dhulka is the strongest clan in notheren somalia lol what a joke where did the mighty bone-breaker's, man-eater's blood-sucker's GARXAJIS go? |
    Suufi | Monday, February 26, 2001 - 05:27 am jahiil oo dhan ayaa meehsan isugu timi!!!!! dhulbahante, garxajis iyo habar jeclo ayaad meel kasta la tagantihiin what is wrong with your heads????? leave somaliland alone we do not want your diseases!!! |
    Anonymous | Monday, February 26, 2001 - 01:10 pm Maryo aloolkani magacii uu ka xanaaqi jiray buu maqlay GARXAJIS,waryaa nacaska su,aasha soo waydiiyaw Habar dhuleed iyo mid digirtoona waqooyi lagama yaqaan faqash weligiinba wax suuqa gashada dadkaad strong ku sheegaysaan maxay la muuqan la,yihiin..........................Garxajis raamsanaaye.lol kuligiin maydaan hadasheen waanad ogtihiin iskaga neefiya internetka uuuushshhhhhh AAMUSA MARKA BEEJKA MADAXDU SOO GASHO. |
    BUUHOODLE | Thursday, March 15, 2001 - 12:25 pm WARYAA SOMALIMAN ABTI WARAABAA LAGU YIDHI NINYAHOW FOOLXUMIDAA MARKAASUU YIDHI WALEE HADAAD ARAGTAAN MID IGA YAR OO DHIDAR LA YIDHAAYDO WAXAYDAAN YAABTEEN. IMIKA IYAGA ARAGTAYE MIYAAD ABTIYADOODII MAGACYADA U BIXIYAY EE WALIBA MARKAY U BIXINAYEEN KU XILAFURAY MIYAAD ARAGTAY. |
    muran | Tuesday, March 20, 2001 - 01:10 am dhuloos are the lions of the horn of africa. |