Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Wanaag Ayaa Sharaf leh Fiiri Sida loo Sharfey Raggii La soo daayey (Hambal Hambalyo Hambalyo)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Tuesday, February 20, 2001 - 05:43 am
Saxiib
Waxaa hambalyo u soo gudbinayaa Raggii maamulka dhibaatada u geystey waxay mudan yihiin
wanaag sharaf waxay u adkeysan waa yeen dhibaatada
maamul xumida C/yusuf, maanta shacab ma doonayo
maamul xun aan dan u aheyn danaha shacabka dhibaato toban sanno ayaa nagu filan dagaal
doonimeyno dulmina doonimeyno,soomali waa soomali
maxaa lagaa haleeyey haddii lagu yirey wada hadal
ayaa wanaag lagu garaa,dhaqan xeer ayaa lagu heshiiyaa maanta waa xiligii xisaabtanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wariye

Tuesday, February 20, 2001 - 07:58 am
you wish to be of them eeh?poor sick mooryaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Tuesday, February 20, 2001 - 02:39 pm
Saxiib

Ilaah Ka cabso Runta sheeg Adigaa Mooryaan ah
Wanaaga ay Muteysteen Haka Xasdin meel kalena ha ila aadin,Reer Qardho Waa Raggii Sharafta
Majeerteen, Waxay U adkeysan waayee dhibaatada
maamulka C/yusuf Ma Xishoode,Sharaf laawe
Xoolihii Shacabka Ayuu Ku dalxiisayaa