Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): PUNTLAND waa hanti Daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Tuesday, February 20, 2001 - 08:15 pm
taasoo ah daarood mid uu wada leeyahay uuna wad dhowrsado. Waa in la ogaadaa in ay Daaroodnimadu ka weyntahay hal qof ama hal qabiil taa daraadeedna la isaga dhowraa in cadawgeeda dhulka aynu gacanta loo gasho isagoo adeegsanaya dad inaga mid oo calooshood u shaqeystayaal ah. Dadka isku dayay in ayrabsho ka bilaabaan-- ama mudaaharaad ha noqoto ama dhalinyaro laami ha fariisiyaan waa in ay ogaadaan in ay kaligood yihiin magaca iyo dadka ay ka dhasheena aysan taageersaneen. cadawgeena allaha jabsho, iinteenana mid cadawgeena dihsa alaha ka dhigo.