Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): CISMAAN MAXAMUUD CAY MALEH EE REER MUDUGOY DULKIINA KULAABTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAARAH99

Wednesday, February 21, 2001 - 05:51 am
ADUUNKA WAXAA UDARAN DAD SOO QAXEY OO DHUL AYAN LAHEYN DOONAYA,
REER MUDUG WAALA IDIIN YAQAAN CUSMAAN MAXAMUUD BAA DAD IDINKA DHIGEY IDINKOO QAA QAAWAN OO CAW DABADA IDUUNKU XIRAN TAHAYE, EE CASIYOOBININA EE DANTIINA AQOODA C/LAAHI YEEY /AFGUDUUD YUSAN BEEN IDIIN SHEEGIN OO WUXUU KAMID AHAA DAD KII LAGUMEYSAN JIREY

•••• YOU ALL
MA ILOODEY DAGAALKI ABAAHI WEYN/OO BIDOOD KII CUSMAAN MAXAMUUD NAAGIHIINA WADA WASEEN
OO REER MAHADKU KU TARMEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalaf

Wednesday, February 21, 2001 - 07:49 am
sxb beenta daa cimaan iyo cumar waligood dagaal iskagama hor imaan, waayo isku meel ma dagaan.
dagaalkaas aad sheegaysana(abaahiweyn)waa cumar dhexdiisa, ninkaan taariikhda aqoona sheekadaa
ula tag,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMUUD SALEEBAAN

Wednesday, February 21, 2001 - 08:24 am
FAARAH

Inaad nin Mooryaana tahay shaabadeedaa kugu dhagan haddii ay daaroodna ku dhaleen ogow inaan daarood ahaan jirtay oo kaliya. Dadka isku dayaya inay PUNTLAND wasaq ka bilaabaan iyo inta taageersan dowlada HAWIYAHABA nagama tirsana ma sheegano hana sheeganina. As far as we know hawiyaad la simantihiin wada najis baadna tihiin.

Dad damiir leh in ay falalkaas ku fakiraan, ku kacaanba iska daayee. Cismaan maxuudna meel baad uga dhacday adiga waxan qoray iyo kuwa kula mid ah, majoorteena meel baad uga dhacday maadaad aqon wuxuu isu galo, daaroodoo idilna danbi baad ka gasheen maadaamaad calooshaada (kuwiina dowlada hawiye taageersan oo doonaya inay PUNTLAND baaba'do oo Hawiye gacanta u gasho) u shaqeysato.

Hawiyaad tahay meesha naac naacdaad ku soo qoreyso jooji cid kaa iibsaneysaan jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYRUUKH

Wednesday, February 21, 2001 - 09:52 am
Waryaa FAARAH99 hadaayay REER MAHAD baad iska dhigaysay LOOK AT FORUM> Why are cusmaan maxamood so dark and ugly!!!!!!!!!

hadana waxaad lasoo baxday FARAX99 oo CIMAAN MAXAMUUD baad noqotay gax gax gax gax gax gax

waxaanse layaaba nahay MOORYAANTIINAAN inaydaan xataa aydaan aqoonin sida beenta loo sheego

gax gax gax

war wax makuusheegaa iskama dhigi kartid ragii BOQORADA iyo Salaadiinta kuu ahaayee ee meesha kalabax JAQJAQDA IYO NAACNAACDA

CISMAAN MAXAMUUD waa curadkii MAXAMUUD SALEEBAAN Cumar Maxamuudna waa walaalkii kayar oo waxaan jecayl ahayn kama dhaxeeyo ninka ugu horeeya oo CUMAR MAXAMUUD garabkiisa taagan waa CISMAAN MAXAMUUD ee bal waxaad isku day daa inaad qolo kale iska soo dhigtid.

gax gax gax weli waxaan ku qoslaayaa NACASNIMADAADA laakiinse layaabi maayo oo waxaa tihiin DADKA kaliya oo ADUUNKA ku nool oo CAQLIGOODII ka kaaftoomay marka wax walba waan idinka filanaayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Wednesday, February 21, 2001 - 05:15 pm
TO:Faarax.adduunka waxaa ugu liita nin laba nin oo walaalo ah war u kala geeya, soomaaliduna kaasoo kale waxay tiraahdaa waa ruufiyaan aan si fiican u baran jaajuusnimada,sxb.hadii aad jeceshahay in aad isku kaaya dirto horta soo baro dadka ay u fududdahay in laysku diro,waana qalad in aad wax u sheegto dadkii wax laga dhageysan jiray,waana dareemayaa oo ujeedaddaadu waa xamar ku soo laabta si aan u hogaamino ama u dajino qalalaasaha hawiye kala haysta,mana dhex gali karno laba nin oo mooryaana oo isku haysta waxaysan lahayn,kana fiirso hadalada aad fagaaraha keenaysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baydhabaani

Wednesday, February 21, 2001 - 05:40 pm
Intaas baan ku jec lahay Hartiga kubad lama dhex dhigi karo si ay isugu dilaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cisman maxamud qardho

Wednesday, February 21, 2001 - 09:10 pm
war anaa cisman maxamud ah .
ee arintan waa been cumar maxamud waa walaaheen oo garabkeena midig taagan inkastoo ey siyaasadu dad wada dhashey iska hor keento hadana walaaltinimada ayaa wax walba ka qaalisan cumar maxamud baan wax ku nahey iyaga la aantoodna waxaan nahey ma jirto ayaaaga sidoo kale .
marka aniga waxaan qaabaa hadii dad walaalo ah
la damco in leysku waxaan hubaa inaan la isku dirin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jimcaale

Wednesday, February 21, 2001 - 11:51 pm
omar and osman are brothers, mooryaans shaqo kala raadsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooradoora

Thursday, February 22, 2001 - 01:58 am
to faarax 99
war dadka walaalaheen ah saas yaanaan dhihin oo cumar meel qaali ah buu cusmaan uga yaaalaa laakiin taas waxaa garan kara dad yar inuu cismaan maxamuudku cumar maxamuudka jecel yahey laakiin cumar maxamuud oo dhan taas mafahmayaan oo qaar kamid ah ayaa fahansan .
laakiin runta hadii loo hadlo cabdulaahi yusuf reer mahad inta uu tangiyo usoo dhiibo qardho haku weeraro bal cawaaqib xumada ey dhasho ayaan arkeynaa .
hadii cismaan lawaayo waxaan hubaa inuu cumarna meynoorati noqonayo .
marka waxaan hadal kusoo koobey hadii siyaasadu mar mar xumaato oo leys afgaran waayo arintu waxay ka dhaceysaa miiska wada hadalka .
hala wada fariisto oo arinta wada hadal halagu xaliyo .
hadii kale cismaan maxamuud marka uu cumar wada laayo ha ogaado inuu bosaso cali saleebaan kasoo ceyrsanayo marka hala midoobo haleys kaarshaddo .
siyaasadana halugu heshiiyo qolona yeysan tan kale xaqeeda duudsiinin.
reer puntland i hope you will unite and more unite and more understanding .
doorashada cusub ee soo socotana indhaha halagu haayo cida reer pland mustaqbalka u talineysa .
yey ama cabdishiid yare .
peace take your selfs
and good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Thursday, February 22, 2001 - 03:14 am
TO:Dooradoora:War maxaad u jeedaa marka aad leedahay dadka walaaleheena saas yaan la dhihin,marna aad leedahay markii cumar maxamuud
cismaan maxamuud laayo cali saleebaan baa boosaaso kaa soo cayrinaya,adigu ma waalantahay mise waad fayowdahay,waxaan qabaa in aadan fayoobayn waayo maxaa ku dhex gashay cismaan iyo cumar iyo cali xageese ka soo akhrisatay dagaalkaan aad sheegayso,mase ogtahay in reer puntland ku tashadeen horumarka dhulkooda oo ay ka tashadeen dagaal ka dhaca deegaankaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooradoora

Saturday, March 03, 2001 - 09:11 am
to . abdirizak
walaahi aniga ma waali ee adaa waalan maxaad ku garatey inaan waalanahey?
suaalahaan kasoo jawaab qofka waalan maxaa lagu gartaa ?
waalidu meeqa nooc bey u qeybsantaa?
maxaa sababa waalida ?
hadii bil matal qof waasho sidee lagu daweyn karaa?
maxaad ku keentey dadka waali ku magacowdo adoon si fiican u hubin inuu qofku walan yahey in kale?
maskaxda iyada sharaxaad yar kasoo bixi hadaad awoodo?
qof waalan horey ma ula kulantey ?
qofka markuu waalan rabo siyaabaha lagu garto soo sheeg?
waxaad soo sharaxdaa stress; overweight;buufis; ?
jawaab deg deg ah .
meelaha soomaliya dadka dadka waalaa ku nool yihiin iyadana soo sheeg?
jaaw jawaab wacan.
qore dooradoora

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Saturday, March 03, 2001 - 07:53 pm
TO:sxb.salaan kadib adigu waad xanaaq dhawdahay,
sxb.ha tixraacin kalmada aan hadalka ku furtay ee waxaan u jeedo ka dhex raadi adoon qabsan kalmadaha leexsan,tankale sida aad la socotoba halkaan laysma wada yaqaan ee waxaa laysku gartaa dooda,waxaase laga yaabaa in adoo wax hagaajinaya in aan khalad u qaato,dadkuna isku si wax uma arkaan umana gartaan,waxaase laga yaabaa in xanaaqa iyo caradani ay inoo dhalaan in aynu si toosa isu barano,waayo adna waxaad tahay nin aan qaadan kalmad qaloocan anna waxaan ahay nin wax ku weerara kalmad adag, sxb.wallaahi waxaan kaa aaminay in aad tahay nin culus waxaanse jeclaanlahaa in aad ii soo sheegto gobolka aad u dhalatay,(Waxaan u jeedaa deegaanka aad u dhalatay). Arinta ku saabsan waalida ha u arag in aan kugu cadaynayo in aad waalantahay ee weerarka dagaal ayaa halkaas ila maray,waxaadse ku ilowdaa ujeedada aan ka hadlay maxay ahayd iyo sida aan u qaatay hadalkaaga,adiga ruuxaagu waxay ahayd in aad i fahansiiso sida aad u jeeday waayo waxaa laga yaabaa in aan khalad ka fahmay hadalkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise riyoole

Sunday, March 04, 2001 - 01:19 pm
To:all of you

Waryaadahee shaqo yeesha cismaan iyo cumar waa mataano aan kala maarmin, faarax99 I'm sorry hawiye caqli xume meesha ma joogo aad isku dirto,caqli xumadaas majeerteen uma dhalan ee hobyo iska aad saaxiib, cumar&cismaan&ciise waa ul iyo diirkeed,tan waa kuu shaqayn wayday ee saxiib isku day inaad mid kale keento,but i'm telling you it will not work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorsaante

Sunday, March 04, 2001 - 04:12 pm
Waxaan filayaa jawaabtii ku habooneyd Faarax99 in ka helay Maxamed Harti.

Tana ku darsno Mooryaaney, in Hartigu xadaaradiisu ay ku dhow dahay kumaan kun oo qarni. Adigoo markaa ku soo koray mushhaarkii uu aabahaa ka qaadan jiray Suldaan Cali Yuusuf, in aad maanta isku daydid in ragg walaalaha isku dirtid waa midaan dhaceyn.

"Amniga iyo jiritaanka Harti waa mid muqadas ah."

Moorsaante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PUNTLAND

Monday, March 05, 2001 - 03:55 am
UMAR+USMAN+ALISALEEBAN+MAJERTEEN+DULBAHANTE+WARSANGELI+HARTI=1, THE SAME INDIVISABLE AND ALL OF YOU PEOPLE ARE JUST JELOUS AND SACRED THAT PUNTLAND IS STARTING TO GET ON ITS FEET........
FOREVER PUNTLAND WE ARE AS 1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Monday, March 05, 2001 - 02:12 pm
well done = Harti amaba Majeerteen sida habsamida leh ee aad ugu jawaabteen dhurwaaga Libaaxyada soo dhex galay... aad iyo aad ayaan ugu bogay sida habsamida leh ee aad dhanka uga istaagteen caqli xumida uu la yimi caqli laawaha meesha isku dirka la yimi...

keep up the good work... my harti bros...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CumarWayne

Tuesday, March 06, 2001 - 01:41 am
To: Faarah99

Sxb ma moodeen in aad sidaa u hadlayso dagaalkan (abaahiweyn) waa Cumar maxmuud dhexdiisa hadaadan garaneen qisada ma haboona in aad ka hadasho.
(abaahiweyn) waa dagaal aad u kala yareeyay cumar maxmuud Siiba laffaha BahMarexaan, Reer Dalal Faarax, Reer Cabdule, Iyo Reer Adaan Dabato
Lafahaas aan halkan ku xusay ayaa waagii hore waxay ahaayeen laffo tirro iyo tayaba ku lahaa Cumar Maxmuud dhexdiisa in kastoo mar walba Reer Mahad ugu badnaa.

sxb beenta daa ha dhihin Cismaan iyo Cumarbaa is dagaalay hadaa mooryaan aa tahay taariikhda soo baro waayo mar walba waxaa kuu fiican in aad taariikhda Cali Yusuf soo aqrisid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C.maxamuud.

Wednesday, March 07, 2001 - 01:07 pm
To Sayruukk we are al Majeereeteen so dark and ugly aduun baa is mooday inaad cadahay we are same.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYRUUKH

Thursday, March 08, 2001 - 03:30 am
c.Maxamuud

walaal aniga waxaan qoray ninka meesha wax uu ku qoray oo hadana magac kale la soo baxay marka waxaan tusaayay wixii uu horay u qoray asaga oo si qarinaaya ee aniga hadalkaas ma oran ee asagaa yiri hadalkaas, waxaas waxay aheed waxaan ka xanaaqay ee sxb sifiican u akhri waxaan qoray.