    Anonymous | Wednesday, February 21, 2001 - 02:13 pm The Habarwal should apologize for their sin for the last 10yrs ,and Garxajis should forgive them their sin. I think that is the only way Somaliland can have a secure future otherwise Garxajis will not rest until Habarwal pay dearly for their past mistakes. |
    H/Awal | Wednesday, February 21, 2001 - 03:49 pm Adeer H/Awal waxba umagaysanee iyagan sharaf lahyn. |
    Anonymous | Wednesday, February 21, 2001 - 07:31 pm H/waalan ada'an sharaf iyo micna tuuna lahayn |
    gar-yaqaan | Thursday, February 22, 2001 - 04:13 am ku raga oo dhan waar faqash s/land ka soo hor jeeda ayaa idinka faaiidaysanaysa ee wax isu fala oo cayada iska daaya. ninka bilaabay cayda in loo jawaabayo waa og yahay mana aha nin awala ah waa nin iska dhigaaya kan soo jawabayna ka daran markaa intaad is caayayasaan waxaa idiin dhaanta in aad dantiina ka fekertaa iyo ubadkiina bilaa iskuulaka ah ee mustaqbalkii ka lumay inta ay khamriya cabo iyagu hoos ka saaxiib ah isku kiin direen wixii hanti dowladu lahayd khamri lagu cabay ayaa idinkana laysku kiin jeediey, waa ayo dadka la rabo in ay wax fahmaan oo dadkooda u shaqeeyaan hadii idinkiina qurba jooga is caayaysaan. wabilaahi towfiiq. |
    xirsi | Friday, April 06, 2001 - 04:23 am waxaan hadii ay habar awal iyo garxajis ahaan lahyed kaliya cidii badin lahyed walal wada og yahey, waxaan la yaabey habar jeclo iyo arab gadabursi iyo dhulbahante wax keeney mesha daba dilif, {bah mar ya alools baad noqoteen qabiil} ah garxajis baad dagaal ugu timaadeen , naago in aad others baad noqoteen aan qabiil lahyen , |
    Idinka-yaq-yaqsoode | Friday, April 06, 2001 - 05:51 am waa dadkii qabiilku googooyay ee wx kale garanayn. war bahalka iska daaya oo wkhtigiina wax macna leh geliya. Bal halka adduun marayo iyo waxaad ka hadlaysaan eega. Miyaanaydin ina khajilin. Alla maxaad habsaanteen. |