Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Soomaalidu Sannadkan ha qaadaceen Xajka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-arab

Wednesday, February 21, 2001 - 09:00 pm
Dadka soomaalidu hadda waqti xun baa haysta oo ugu wacantahay Carabta oo diidey inay xoolihii ka iibsado. Haddaba cunaqabateenkaas waa inaan kaga hortagno inaan la tegin sannadkan Xajka waayo dhaqaale uma haysano iyo lacag aan u geyno Sucuudiga isba xoolaheena diidey.
Soomalieyey ma igu raacsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mataan

Saturday, February 24, 2001 - 09:12 pm
waxaad u muuqataa inaad tahay qof aan haba yaraatee islaamka wax kuluu ah ka haysan,laakiin dadka sidaada u caqliga yar soomaali ahaan waa nagu yar yihiin taasina waa mahad eebbe,intaa kaddib aan su'aal ku waydiiyee xajka mataqaannaa wuxuu yahay?haddaadan aadinse maxaad carab u dhintay? mise waxaad noqonaysaa nin magaalo ka cadhooday?waxaan ilaahay inoo waydiinayaa inuu ina hanuuniyo,nana tuso wixii if iyo aakhiro dani inoogu jirto,sidaa iyo asalaamu calaykum.