Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Shaati Gaduud waa shirmooge/jajeele/ Gugundhabe/ Hawiyye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Belet-weene boy

Friday, February 23, 2001 - 01:37 am
ninkii neceboow ogsoonoow in shaati gaduud yahay nin Jajeele ah marka waxaanba rabnaa inaan ka dhigno gudoomiyaha gobolka Hiiraan, ka nax ama nafta waa,,,,,,, viva shaati Gaduud ,,, viva gugundhabe,,

Beletwene boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirmoogeboy

Friday, February 23, 2001 - 01:42 am
To b/boy sxb aniga ayaa ah shirmooge marka asalkeenu waa jajeele laakiin waa nala xumeeyay oo ugaasnimadii aan xaqa u laheen ayaa nala ka boobay marka Jajeele ha naga adkeeysto hada waxaan wax wada qaybsanaa Raxanweeyn,mida kale sxb anagu inaan nahay Jajeele diidi meeyno laakiin yaanan wax kale isugu imaanin.
is that clear?