    ahmed | Friday, February 23, 2001 - 02:55 am waxaan halkaan uga jawaabayaa anigoo ah proud hawiye gunta isticmaarka u adeegta waxaan ku leeyhay anigu waxaan ahay soomaali taagersan dowlada soomaliyeed qalad iyo qalda la'aan taageeraaaya weligiis .wixii jira ee ka dhaca cariga soomaliya ee isticmaar u adeegyaasha faafinayaana waa la sheegayaa waana la qorayaa marka soomaaliya ha noolaato han jirto belaayolandska ha iska noolaadan xitaa waayo anigu soomali baan ahay laakiin marnaba waxaaba laga yaabin in aan isticmaar ku soo hogaamiye dalkeyga iyo dadkeyga markii ay shacab fekerkooda dhiibanaya xasuuqaana afka dheer ku soo taaga dad ka somalisan iyagoo gobal gobal adeegsanaya isticmaar u adeege anigu adiga maahi xitaa tigre dabo dhalifoow anigu adiga maahi walaalkey walaalkaa ma aha abkeyna abkaa ma aha marka dabo dhalifoow laguuma baahne iska soco .iam so proud that iam somali cid aan dil u geystayna haba yaraatee ma jirto dadkeyga walalahey deriskeygana waa dad fiican wax ay dhib u geesteene ma jiraan mana ka aqbaleyno wax la yiraahdo somalinimo in aan la wadaagno kuwa isticmaarka u adeegaya dadkoodana leynaya ka dibna isku dayaya in ay qabiil qabiil gobal gobal sheekada ka dhigaan waxaan leenahy dadbey meeli buktaa inkastoo loo baaqo oo loo sheego barwaaqo fdadbey meeli buktaa....somaliya ha noolaato. |
    samatar | Friday, February 23, 2001 - 08:28 pm awalba inaadan fikir kuu gaar ah lahayn waa la ogaa tana way xaqiijinaysaa indha gumeed yahaw. Hawiye anigu adiga maahi! |
    ahmed proud hawiye | Friday, February 23, 2001 - 11:05 pm mr.samatar iam perfectly happy hadaadan adiga iyo eeyah waalan ee cumar maxamuudka ay somali iiga baxayaan laakiin suaasha meesha taala waxaa weeye gun yahy cawaanta ah mucaard miyaad tihiin mise isticmaar u adeegyaal eylo eylo dhashay ah xegee ku danbeeyey shir ku sheegii aad masakiinta eeleyda caqliga uga xad is dhaheyseen war criminalkan ku uruineyseen iyo dabodhilifyada? maxaa u xireysaan cawaan yahay dad idinka wax gardsan hadadan hal maalin heyn kerin mise ood meel la dhigtay waaye qormuun qormuun dhalay ibleeyska ciidama ku sheega uu uririnayo ma waxuu mooday in ay dadku wadoo jiran tihiin sidiine oo kale ? hal mid baan kuu sheegaya sabool yahow maskiin ah ee bastardka ah ee parakuulah ah daarrodisam sida loo eryo waanu naqaan oo tariiqda ayeey gashay sida soomaalinimo loogu dhaqman waanu naqaan aan kuu soo gaabiyee nabd iyo dagaal yeeyga yeeygu dhaly ee boosaaso caruurta ku leynaya ku soo fariis ayaan leeyahy maalin iyo habeen?maanta intii idiinku caqli rooneyd home sweat home ayey fadhiyaan adoonta omar maxmud ee is qaad qaadka badan waan kaga guuleysaneynaa soomalinimada maadama aaadan ab iyo isir aadan u leheen somalinimo tani kan qaxootiga ah ee ila tirssnaya ayeey ku socotaa just to be on the safe side tani adigu uunbey kugu socotaa awalba hawiye maadan aheen ba iyo ta waxaad tahyna ma jirto sheydaan madoobe omar maxamuud up yours. |
    Anon | Saturday, February 24, 2001 - 08:42 am Axmed-moryaan miyaadan la soconiin in hawiye-qurmuune uu waliigiis Amxaaro dambadda ku wadaatay? The only difference is that the Ethiopians usually don't listen to moryaan and that is you guys don't report your dealings with the Xabaasha. Read the latest news. MOGADISHU (Feb. 23) XINHUA - Some Somali warlords, who are still standing outside the transition government, Friday left for a meeting in Ethiopia, causing fears that they might be trying to form an alliance against the new government. A delegation of over 12 people including faction leaders Hussein Mohamed Aidid, Osman Ali Atto, Muse Sudi Yalahow left here by a special plane in the unexpected move. According to Mohamed Diriyeh Elmi, the political advisor of faction leader Atto, each of the warlords has received a separate and official invitation from the Ethiopian government and Prime Minister Meles Zenawi. But Elmi described the meeting in Addis Ababa as just a part of what he called the on-going reconciliation efforts in Somalia. The warlords' unexpected departure to Addis Ababa is taking place at a time when the new government of Somalia is putting more efforts in persuading the warlords into reconciliation and cooperation with the government. It is reported that underground talks have been undergoing between faction leader Atto and government officials in Mogadishu where hope is building up for him to join the government. There's no word yet from the Somali government over the unexpected departure of the warlords to Addis Ababa. However, an official who refused to be named has expressed concern over the new move. "It might mean a new change of heart from the side of Ethiopia towards Somalia or might also mean another new tactic to jeopardize our efforts," he said cautiously. Some observers suggested that Ethiopia may once again try to convene a meeting for the warlords opposing to the new government to make a kind of administration or alliance to challenge and undermine the new government. Ethiopia believes that the new Somali government is more inclined to the Arab world and would like to have a pro-Ethiopian government in Mogadishu, some observers here said. Ethiopia has also reportedly called back its diplomats in the sub-region for an emergence meeting in Addis Ababa. The new government of Somalia has recently been in war of words with the government of Addis Ababa, accusing it of intervening with the internal affairs of Somalia, and supplying weapons to some warlords. Copyright XINHUA NEWS AGENCY Copyright © 2001, Xinhua News Agency, all rights reserved |
    AMM | Saturday, February 24, 2001 - 08:44 am ha! ha! ha! when Ethiopia summons, Moryaans rush out of the bushes. |
    Deeq | Saturday, February 24, 2001 - 11:38 am Waa yaab iyo amakaag ma maanta HAWIYE iyo MAJEERTEEN isugu faanayaan GOBANIMO iyo WADANINIMO? ALLA FOGAA MAREEXAAN MEESHA UU JIRO;CIILOW WEY Hawiye gunimo waa u dhashay waana ku dhagtay sina ugama hari karto oo waxaa ugu wacan AWOOWAYASHOOD oo ogolaaday GUNIMADDA. Ama dadka ha laayeen Haweenka kufsigana ha ku faaneen ama Ganacsato LACAG soo daabacata ha noqdeen. Waa habeen tagay iyo naf go'aday ma la soo celin karaa? waa maya, Hawiyana waa sidaas oo kale oo Gunimadda iilka yuu la aadi. Hawiye iyo Wadaninimo. Wax isaga jira ma jiraan. Kama usan mid aheyn Qabiiladi Soomaaliyeed ee ka qeyb qatay dagaaladii dhex marijiray Muslimminta iyo Gaaladda sabankii AXMED GUREY mana ogi sababta. Ma gaalo madowdi Soomaalidu markaas yeelatay ba ka soo jeedaan mise uma bisleyen halganka nocaas ah waxaan ka iraah waa igu danbi,cidi wax igu dhaantana ha noo sheegto PLEASE. Sidoo kale kama aysan qayb galin halgankii Sayid Maxamed iyo kii SYL ee xoornima doonka. Oo waxey ahayeen PRO-ITALIAN. Waxaana u xigtay KOOFIYO DHUUB. Hadana burburkii Qaranka Soomaaliyeed iyagaa Xabisho u soo adeegsatay mana aysan kala harin oo isma qaban Soomaalina meesha ay maanta taal iyaga ka masuul ah. Ma garan marka NASABNIMADDA iyo WADANINIMADDA WIILKU PROUD ka ku yahay oo uu ku FAANAYO ee ma ii sheegi karaa? Majerteen waxaan leeyahay marki arrin joogto meelahaas iska aamusa. Oo rageeda u daya. |
    Anon | Saturday, February 24, 2001 - 12:10 pm War Deeq maxaad oga hadli weeyday, Mareexaanka amxaarad wata. Sida Ina Isaaq Biix iyo kuwo kalo asag oga horeeye? Ala dadka jecelaa inay dambiga saraan cid kale, iyaagaana iska dhiigaan muumiiniin. |
    Deeq | Saturday, February 24, 2001 - 01:19 pm Ku:Anon Mareexaan iyo Amaxaaro waxaan kaa iri: 1.Mareexaan cagahooda kuma aysan doonan Amaxaaroo sida Majeeteen,Isaaq,Hawiye. Oo Amaxaaro daba dhilif u noqday dumiyayna Qaranki Soomaaliyeed. 2.Dowladi Soomaaliyeed marki ay burburtay oo Amaxaaro iyo Huwanta aan kor ku soo sheegay ee isla ahaa GROUPO MANIFESTO gareen ujedadi ay lahaayeen waxey isugu tageen in la cirib tiro beesha Marexaan oo aheyd Qabiilka waligiis Amaxaaradda la dagaali jiray sida TAARIIKHDDA ku xusan. 3.Mareexaan waxaa lagaga soo duulay dhan walba. kana adkaa daba dhilfka Soomaali xumaha ah Xabashina jihaad buu la gaaly inkastoo dhulkiisi qayb laga qabsaday. C/Risaaq Isaaq Bixi wuxuu ka mid yahay Saraakiisha Soomaaliyeed ee waligood xabashadda la daggali jiray, hada marki uu tabar wayayna dantu waxey ku qasabtay in uu ITOOBIYA la xaajoodo si dadkiisa iyo deegaankisa uu u badbadiyo. Ee sida C/laahi Yusuf iyo Caydiid dabadhilif ma aha. Lamana bar bar dhigi karo. Sidaas ooy tahay baa xitaa Mareexaan manta ninkaas tureen oon la maqashiin karin. Beeshu waa kala hartaa oo is qabataa. |
    ahmed | Saturday, February 24, 2001 - 06:35 pm waryaa yaa maanta ag jooga amxaaro sow daarood uraaye ma ha maanta waa gun ah daarood oo tigre dabodhalif u ah soomalinimo gadaal ka soo geli doona ama ka garan doono saaxiib tuugada cismaan caato,ceydiid,muuse suudi cid ay metelaan baa iska yar waa dad iskood u daneysta marka kuwa maanta eeleyda qashinka iyo dabodhilif u olaleynay waxaa waaye !.abdulahi biijo 2.morgan faruur. #.omar xaji gabyoow kuligood marka daanyyeerka ugu ween lag reebo waxey ahaayeen wasiirka gaashandhiga sow cajaaib ma ha maanta iney isticmaar dalka ku soo hogaaminayaan isticmaar u adeege anigu adiga maahi. |
    ZJ | Saturday, February 24, 2001 - 07:41 pm Deeq sheegada marexaan waad muuneeyneysa miya? Marexaan dambiga uu ga galye somalia iyo ummadda somaliyeed waa ee ka weyn tahay dembiga moryaan uu galay ee iska aamuu. It is really pathetic how you are justifying when Marexaan bring Ethiopians. Runta waa la ogayahay, propoganda jooji. Puntland arrimaheed farah kala bax. Axmed, sorry Moryaanta lama hadlo |
    SHAMSO- | Sunday, February 25, 2001 - 04:52 am TO, ZJ WAR MAAD MORYAANKA ISKA CELISID MIYAAD KA BAQAYSAA? AWALBA FAQASH BAAD AHAYD, FAQASHKANA MORYAANKA AGTIISA KUMA DHACO INUU KA HADLO, XITAA COMPUTER SCREEN BAA KAAXIGA AND STILL WAAD KA KAADINEYSAA. LOL SOMAALIYA |
    SHAMSO- | Sunday, February 25, 2001 - 04:56 am AHMED ALOW AFKAAGA CAANO LAGUQABAY, ISHAAD KA TUURTAY KEEP UP THE GOOD WORK OF DEFENDING OUR COUNTRY AGAINST ISTICMAAR. ISTICMAAR, ANIGU ADIGA MA'IHI. DABADHILIF ANIGU ADIGA MA'IHI. SOOMAALINIMO DIIDE ANIGU ADIGA MA'IHI. |
    samatar | Sunday, February 25, 2001 - 08:23 am ilaahaygii hawiye iga dhigin ayaan ku shugrinayaa, oo sidaan oo kale ayaan waligay isaga barooran lahaa oo aanan u tashadeen, ummadana igu nici lahayd foolxumadayda iyo dadnimo xumadayda Hawiye anigu adiga maahi. |
    GAROOWE | Sunday, February 25, 2001 - 08:57 am Hawie anigu adiga ma ihi. Stop stealing other people's phrases. make your own phrase you idiot. HAWIE ANIGU ADIGA MA IHI. HAWIE ANIGU ADIGA MA IHI. HAWIE ANIGU ADIGA MA IHI. |
    ZJ | Sunday, February 25, 2001 - 09:27 am shamso, maangaab yahay, ma addan fahmiin inaan raabin ninka moryaanimmadda sheegtay inaan la hadlo. Kolley adigana waxa tahay moryaan kale ee get lost. |
    iam so damn proud somali | Sunday, February 25, 2001 - 02:50 pm isticmaar u adeege anigu adiga maahi...smart poeple's phrase |
    S/lander | Sunday, February 25, 2001 - 05:03 pm I hate writing any comment about what ppl write here, but i couldnt stand when I read what some of u write here... first of all i am from S/land, Isaaqq... let me tell u this, there is no tribe better than another tribe, person can be better than person in terms of faith, the one who fear god most is the best among u, doesnt matter what tribe u r. guys grow up and stop insulting tribes just say ur opinions personally. |
    samatar | Sunday, February 25, 2001 - 06:43 pm somali-lander adiga ma taqaanid ummadaan ee isaga bax anagaa master-kooda ahee, sidaan ayaana loola dhaqmaa, waa gun ma gun baa leedahay dad bay la siman yihiin. Hawiye anigu adiga maahi! |
    SHAMSO | Monday, February 26, 2001 - 12:47 am TO SAMATAR YOUR NAME SAYS IT ALL WAXAY ILATAHAY INAAD WELIGAA WAX SAN AAD TARIN, GUNTA SOMAALIYA NA WAA LA YA'QAAN, CALAACALE NA WAA LA'YAQAAN, DAYRIYENA WAA LA'YAQAAN, DABADHILIF NA WAA LA'YAQAAN, DALKII IIBSADE NA WAA LA'YAQAAN, AMXAARO DOONATEENE EE DAROODOW AIDS U DIYAAR GAROW. HAWIYE UMA BAAHNA HADA INUU GACAN U QAADO DAROOD WAAYO IYAGA IYAA XAG ALLE HADA KA XANUUNSAN. ISTICMAAR U ADEEGE ANIGU ADIGA MA'IHI |
    GAROOWE | Monday, February 26, 2001 - 02:39 pm FIIIQ FIIIIQ. WAR BAL U KAADSHA DAD YAHOW, AAN IDIIN GAR QAADEE.WAXAAD TIHIIN UMADII NABI MUXAMED (SCW)EE YAANEY CAADIFAD QABIIL IDIN QAADIN.WAAN OGAHAY DADKA BADANKII MA JECLA QOFKII SAMA KA TALIS AH.DAR ILAAHEY KU DAGA,QOLO SIISA WELFARE QOLODA KALE MA JIRTO WAX ISMANA TARTAAN EE MA NOLOSHA QOLADA KALE HAYSATO MIYAAD KA XUN TIHIIN. UMADDII GARAAD LIHI IYADEYS GARGAARTEE HADDII AAD IS GOD GEYSAAN SOO DHIBAATO MA AHA? |
    proud hawiye | Monday, February 26, 2001 - 03:12 pm maxaad noo gar qaada war hore ayaa kaa tagaye miyaadan ogeen waxaad kula hadleysey dumarka ...macalinka life goes on peace is offered to all of us and is up to us to reconcile i will support my govement through thick and thin so if you are oppisition ama mucaardayaal maxaa isticmaar loogu soo hagayaa dhulka dadka soomaliyeed ab iyo isir u laahyeen?marka isticmaar u adeege anigu adiga maahi iam damn somali and proud of it so whoever doesn,t like that eat my haraa oo lulufo beri danbe sidaa garo doon ama ha doonin howsha somali dib loogu dhisayo waa ay meel mareysaa ninkii ka seexdaamaa saciisii dabi dhalayaa. |
    CUMAR | Monday, February 26, 2001 - 03:45 pm SOW MA TIHIDIN DAD YAQAAN AAKHIRO INEY JIDHO MAAD DUULKAN KA HADHAAN ILAAH BAA ABUUDHAY,TEEDA KALE WAAD OG TIHIIN ILAAH BAA KA DHIGAY HAWIYEE DEE MIYAY DOONI LAHAAYEEN INEY NOQDAAN,WAXAASE ANIGU SHAKHSIYAN U DUCEEYAA OO AAN WAXTAR INEY LEEYIHIIN XASUUSTAA UUN MARKAAN DIGIDHA AMA HADHUUDHKA U CUNO ARIMO CAAFIMAAD.WAXAAN IDIN ODHAN LAHAA DADKANI WELI WAA AY HURDAANE AYNU SUGNO XILIGA AY SOO BARAARUGAAN,WAAYO WAA INAGA MID DULQAADKUNA WAXA UU YAHAY MID DHAQAN INOO AH. |
    proud hawiye | Monday, February 26, 2001 - 04:58 pm sabool geel jire ah oo raadinaaya dhaawacii loo geeystay sidey uga soo kabn lahayeen oo isticmaar ku ciyaaro ayaa mar walba wax naga sheega waxaanse anag aanu ogaanay dagaal qaraar ka dib in nabadu tahay qiimo ween laakiin waxaan kaloo magc iyo sharf noo ah in yac iska dhahnay daaroodisam kuwii watay qaldaamiinta dalka rabay iney kal gooyaan iyo injerleyda adeegsatay abdilmajiid oo qaldaan ah .my fellow somalis peace is offered is up to us to take it maanta ummada soomaaliyeed waxey marqaati ka tahay cida isticmaarka gaashan ku dhigeysa iyo cidda u adeegeysa oo xitaa xabishidii ay u yeeteen tuugadii cismaan caato iyo muuse suudi iyo muliqii ceydiid waayo waxey ogaatay in hawiye la'aantiis aysan u soceneyn sheekadeeda ureysa ee ah dhul balaarsi iyo deked raadinata laakiin waxeysan ka warqabin oo ay dhagha ka fureysteen indhahna ka xirteen in lag kal dareeray tuugadaas kal hore oo cid ay metelaan aysan jiriin oo aan ka heen shaqsiyadooda iyo data yar ee ay leeyihiin oo ah in ay jeebkooda buuxsadaan marka kuwa ku faanaya isticmaar u adeegida waa qaldaamiinta iyo mahbarada omar maxmuud marka ina kale my fellow somalis gacmo furan ku soo dhawaada angey danteeni isku xiran tahy aan ka tashano cadaawahoo isku tiirsanaano.la soco cahsrad aan u dhigi doono qaldaamiinta iyo mahbarada isticmaarka u adeega war ninkaad kab ka tolaneyso kabihiisaa la eegaa ma arkan miyaa injerleyda saboolka ah ee tobankii sanaba milyuumaad gaajo ugu dhimato in aysan waxba u qabn doonin ayna wadan sheeko isku dir dir ah. |
    RealGaroowe | Monday, February 26, 2001 - 05:45 pm lowselfsteamHawie. That was not me it was somebody using my name. I am still holding my ground. Hawie anigu adiga ma ihi. Hawie anigu adiga ma ihi. You idiot stop using my name. everybody knows that Garoowe is not Hawie Lover. |
    proud hawiye | Tuesday, February 27, 2001 - 12:58 am soo baro af ingirriiska kolka hore sida loo qoro afqalaad aqoonta miyaa miyaa? maya jaahil jaahil dhalay you have no self steem what so ever!!! you say the something over and over again if you don't love us why are you talking to us?get lost adigoo mahadsan.....isticmaar u adeege anigu adiga maahi...la soco taas groundkaagana ku ekoow awalba ma adigaa hawiye ahaa?no no no no taasi maba dhici karto.... |
    ahmed | Thursday, March 01, 2001 - 03:39 pm morgan faruur(war criminal) adan gabyoow(qabiiliiste war criminal ah0 abdulahi biijo(dabodhilif amxaar oo mahbar ah oo cadawada uu haayo ummadda soomaliyeed gebi ahaan la ogyahay war criminal) hasan shaar dhiig(rufuyaano bastrado eeley ku qaraabta oo raba in dadkaas soomaliyeed gumeysi u horseede ishaa buktaay ku bikaacso sida reer yurub doqonkii ogaadeen ay gumeysiga u geliyeen waayo sayid maxamed dariits maanta oo ay rabaan in ay mar kale gacanta u geliyaan dhulkeena ceydiid awaadiis ma yeeleyno) husein ceydiid jahwareray waxuu rabo iyo mabda uu leeyahy lam garanayo. cismaan caato(ninkii hantadii soomaliyeed bililiqeystay oo gummaday wax gardkeenii magaalooyin faro badan oo somalidu dhisaneyn sandooyinka gubay) muuse suudi(jaahil qabiil madaxa ka galay oo darawal ah oo ay tahy uun shekadiisa chaos oo aan ogelen law and order) iyo qaldaankii weynaa ee qiyaamada ugu weyn ku sameeyey arligeen iyo magaceen kal gooyeyna jamhuuriyadii soomaaliyeed iskuna dira kuwa kor ku xusan isagoo sir walba siiya amaxarada waayo raiisal wasaare ayuu ahaan jiray.ISTICMAAR U ADEEGA ANIGU ADIGA MAAHI |
    Garoowe | Thursday, March 01, 2001 - 06:41 pm Iyo habar Gidir oo tuugada iyo tubaakada iyo Qamaarka iyo suuqa madoob iyo Aalkaloda iyo Huudheyda iyo waratonimada iyo darbi ku xaarka iyo sifilaati dafida iyo kufsiga. Haawie anigu adiga ma ihi Hawiye anigu adiga ma ihi |
    ahmed | Friday, March 02, 2001 - 05:32 pm abdulahi biijo! isticmaar u adeege anigu adiga maahi. abdulahi biijo!dadbey meeli buktaa buktaa. soomalia inaan kuu adeegoon aayahagaa taliyaan axdi kuugu marayaa arligeygoow in cadow kaa ilaasho (isticmaar u adeege ah) oo aan dowladaada iyo dan yartaada(including ismahaan awal&farhia lesbians in punt;lnad the civil right hero's) danaheeda ilaashaan axdi kuugu marayaa arligeygoow ....iam.... you are ....we are somalian....isticmaar u adeege anigu adiga maahi ee laguuma baahnee naga dhex bax somalia forever |
    ahmed | Monday, March 05, 2001 - 03:48 pm inta aad la fadhidaan ciil iyo hinaase iyo sidaan maxaa loo yeelay iyo sidaan maxey u dhici weysay iyo qabiilbaa saas wax u qaatay waxaa idoon roon inta aad leysinimada mucaaridiin yahay ka baxdaan in aad siyaasad cad ummadada soomaliyeed ula timaadaan isticmaar kuwa u adeegayan meesha ka saartaan oo wejiyo cusub la imaataan..dowladan wey soconeysaa ma doon ama diid ama fad ama ha fadin shacabka soomaliyeed ayaa taageersan qaladaadka ay gashay waayo aragnimo bey u noqon actionka ilaa hadda ay qaaday dowladan 7bilood jirka toban sanno ayeey mucaaridiintu sameen waayeen sidaas darteed codkeyga weligood wey helayaan dadkaas soomaliyeed ee mabda iyo wx garadnimada leh dowlada ku meel gaarka ah waxaa ay u jid xaareysaa jiilka danbe oo siyaasad qaranimo soomaaliyeed leh salka u dhigeysaa waxeyna qaadan doontaa waqti dher dhayida dhibka dadkeena gartay ilaa muddo dheer 50 sanno ku dhawaad ah sidaas darteed mucaaridiinta leeysiyaasha ah ee weliba amxaaradu ku ciyaarto maanta cid walba ayaa sheegtay kismaayo maxaa cabdulahi yuusuf u yaala garoowe oo la yirri shir aad madaxweyne isagu caaleemo saarto adigoo amxaar jaajuus ah umaddana isaga dhigto qof soomaaliyeed ma ka dhacayo halkaas oo madaxweyne&dowlad ayaan ku soo dooranay taas ayaana u dhameyneynaa waqtigeeda sedexda sanno ah shaar dhiigna jiridu ku dhacday oo goows caqliyeed isagoo lixdin jir u soo baxay oo isku xaaray markii ay runta soo gaartay oo action laga rabay mucaaridiinta waxey cel berde ku dhoodhoobayan kuwa afdherna ay u buun buuninayen la soo baxeen sheeko ah aniga waxaan sameeye yaan la soo qorin aniga aniga maahi ee dadkaale iga gardaran ma kuwaas ayaad wax ka sugeysaan isbedel siyaasadeed waa in ay sameeyeen fahmaana cadowga ugu ween uumada soomaaliyeed in uu yahy kal qoqobka dalka lag waado oo amxaaradu iyo u fuliyaa ka soo qaataan america yaa yaa war shaqo raadsada mucaardnimo iyo siyaasad waxba kam ogidiine oo reerahiina ciidan barkeysan lacag u dirra oo dowlada soomaaliyeed taageera si mustaqbalka aad u heshaan meel aad oo qeynun,dastuur iyo xeerar leh intaad tigre ureysa aad dhegysaneysaan iyadan idin kal qoqobeysa dhexdiina isku dirtay oo qof qof kale xog ogogaalsanaya uusan jirin oo madax dhagx ah mid walba watto hadii in lag taabto oo loo sheego waxa amxaaradu midba midka kale u sheegeysana carooda iyo cidda ka danbeysa oo ah american rabba jabkii ku dhacday dagalkii soomaaliya ee general ceydiid in ay siyaasad ku aargoostaan priceka ay rabaana waa in aan abasiinaya noo teliso oo qaranimadeena burburto laakin shacabka soomaaliyed rag iyo hawen ayaa jilibka u dhigi doona sheekada ah qabiilbaa taas badsaday inta iska iloowdaan yaa dad somali ah gumeysta maanta?sow xabshi ma aha? immise ayaa nooga dhimatay la dagalnkooda? maanta markaad labbo xidigle iyaga ah ka amar qaadaneysaan maxaa idiin diidey in aad damiir aad ku diidaan taas yeelataan?walaahi in shacabka soomaaliyeed aanu cafineyn dhagr qabayaasha kuwaas....qabiil hadad rabtaan isticmaala...anaga wanu ka baxnay sheekadaas waaxuuna ogoonay cadowga runta ah in uu yahy amxaar iyo gaal iyo gaal u adeege iyo gaal jeclayaal iyo isticmaar u adegayaal. |
    Runta | Tuesday, March 06, 2001 - 02:39 am War kulligiin nacnacda kala taga meesha tuugsi kunnoolyahay qaadka meelaha lafadhiya.Wallee reeraad garqaaddaanbaan guri barwaaqo degin! |
    Laas-caanoodi | Tuesday, March 06, 2001 - 04:42 pm Ummad yahay wanaaga halaga taliyo dadkana wax wanaagsan ha loo sheego. Qabaa'ilka hala dhaafo oo qaranimada halagu dadaalo. Maanta Somaliya dawlad ayay u baahan tahay ee uma baahna kala qaybin. Nimanka isku dayaya inay qaran dhisaan hala caawiyo. Yaana loo eegin qabiil ee haloo eego wax qabad iyo karti. Amxaarona hala ogaado inay tahay cadawga koowaad ee Somali leedahay. Meel halooga soo wada jeesto. Magacaeenana hala dhiso. Nabad gelyo. |
    Laas-caanoodi | Tuesday, March 06, 2001 - 04:42 pm Ummad yahay wanaaga halaga taliyo dadkana wax wanaagsan ha loo sheego. Qabaa'ilka hala dhaafo oo qaranimada halagu dadaalo. Maanta Somaliya dawlad ayay u baahan tahay ee uma baahna kala qaybin. Nimanka isku dayaya inay qaran dhisaan hala caawiyo. Yaana loo eegin qabiil ee haloo eego wax qabad iyo karti. Amxaarona hala ogaado inay tahay cadawga koowaad ee Somali leedahay. Meel halooga soo wada jeesto. Magacaeenana hala dhiso. Nabad gelyo. |
    Anonymous | Tuesday, March 06, 2001 - 09:00 pm Disgusted Sunday, March 04, 2001 - 04:42 pm My recent visit to Somalia has changed me drastically forever. After almost 15 years of being away from my country I left Toronto, Canada on January 12, 2001 hoping to visit all my family in many parts of Somalia. My first destination in Somalia was Hargeisa where I planned to stay for few days to visit my sister in low. The beauty of the city immediately struck me. Hargiesa airport was calm and quite and even though it was far from being like any other airport in the western countries or like any country that lives in peace, but Hargeisa authorities had made sure that the passengers ware not bothered and that they got to their destinations and families safely. My sister in low and her family welcomed me graciously but what impressed me most were the tenderness and the politeness of the people of Hargeisa. This was to the contrary of every thing I was told when I was in Toronto. My next stop was Bossaso. Its airport was not any thing like Hargiesa's. People rushed to the airport as soon as our plan landed. We could have easily lost our passports and belongings. However as soon as we left the airport we saw how cosmopolitan the city had became. I have never seen both Hargeisa and Bossaso and I did not know how they looked before the military regime, but from what I gathered from the natives, Bossaso had grown three folds and its population had increased more than five folds. I estimated close to 100,000.00 people living in that city now. This was a city driven by business and every other day ships from the Middle East docked to the Bossaso port. However the most important thing was that Bossaso was also as calm and peaceful as Hargiesa. After almost a week in Bossaso I left for Galcaio where my father was born before he moved to Mogdisho and made it home and as you can guess I still had family there. It was my first time ever in Galcaio as well. The city was divided in to 4 small districts and every clan lived in their quarter. You could still sense a bit of hostility and easiness among the natives, however the elders and community leaders of that city were doing a great job keeping the peace. Further more, people still remembered what happened in 1991 and didn't want that tragedy to happen again. It was the first week of February when I flew to Mogadishu. We landed at Bali-Dogle airport at noon. Comparing to the other two airports, this was very much like the one in the jungles of Columbia that we always see in the movies where drug users use to export their drugs. Though at the time of my arrival there was a talk that the new government would take it over, it was still controlled by young men who were carrying AK-47 and ridding in Technicals. There was no law and order what so ever. The airport looked more like a family owned and run business. After a few hours of confusion, we finally managed to leave for Mogdisho. If you think the road to Mogadishu was safe dream on my friends. We had been stopped several times during our short trip to Mogdisho and often we had to pay money. If you think that was the only reason why I am made--- read on. Mogadishu was destroyed beyond recognition there was no one single construction you could recognize if you lived Mogadishu during Siad Barre's regime. There were many places where anyone would tell not to go. Peace was almost non-existence. Businessmen and women of Hamar had bodyguards whom they paid regularly. The residents of the city were as depressed and unhappy as you could ever imagine. I visited many prominent places that I knew when I was growing up in Mogadishu and there were all gone. Surprisingly though, people didn't even care or bother the way Mogadisho looked. I couldn't understand whether this was because they too took part the destruction of this once most beautiful and populated city in the whole Somalia or they got tired asking. I asked though, was it Said Barre who did this? My friends the answers that I received even shocked me more. Though Siad Barre did destroy, it was the uncontrolled and disciplined militias led by Aided and USC. "It was like a storm" said one of my relatives "no one predicted this, we got tired of Siad Barre's corrupted regime and wanted him out but we didn't think they would destroy everything and drive away the innocent people of Mogadishu", tears came to my eyes and did not know what to do. Until now, I ask how this unimaginable destruction happened and I wonder if Mogadishu will ever be the same again. One of my friends asked me when I was still in Mogadishu "What did you expect when you were living your country in such a larger numbers? Did you not know that (Reer Badiye will take over)?" I am mad because many of Somalia is controlled these thugs and the innocent peace loving Somalis are held hostages in the capital of Somalia. I mad because that the new government is even contemplating recruiting these criminals in the countries police force. Moreover, I am mad that the so called "Reer Magaal" and educated Somalis are abroad calling each other names and bragging about the destruction caused by these thugs. It may be too late to safe Somalia but if we don't get together and find away to make a drastic changes to eliminate these thugs and find an everlasting solution to our minor problems our heritage and existence as Somalis will be gone forever. |
    ahmed | Wednesday, March 07, 2001 - 03:20 pm who cares youre visit?we now this crap talk of qaldaans and mahbars dispate the distruction mogadishu is booming and xamar cade there will be love and loughter we don't need qaldaans &mahbars how surprising that mogadishu was hell and you come out?you must be magician and genious...stop the lies and dreams somalia capital was/is mogadishu and remains that way the rest of the time .there is industry in mogadishu there is communication companies there is money markets it's capitalisam and now we have the somali goverment there their job is to reopen the port&airport.&security ...the future of mogadishu is in the hand of the poeple who defended from the enemy of qaldaans and mahbars refused to put whith the kooyto isqaad qaaday and will prosper step by step...what is gone happen whithin three years?do you know kooytada markale soo noqon doonta isqaad iyadoon wadan oo rabin in ay bilaash ku naxaan ama mashaqeestanimo iyo nacnac darbiyada la soo fariistaan kadibna waxaa loo sheegaya get a job kooyto.... |