    WAXA SOO SOCDA | Friday, February 23, 2001 - 02:15 pm ASALAAMU CALAYKUM? WAXAY ANIGA ILA TAHAY IN NIN WALBA UU HURDADA KA KACO IYO IN LA ISKA DAAYO ANIGAAA SAAN AH ANIGA INTA KA BODAY ANIGAA CAQLI BADAN IYO HAWIYE FUTA MADOOBE IYO ANAKAA HAWIYE U TALINO WAXAY ILA TAHAY SOMALIYA HADA DAGAL KII WUU YARADAY SHEKADU WAXAY ISU BADASHAY DHUL BALAARSI IYO HANTI DOON IYO GUMAYSI DHAQAALE MASKAXDA OO LA ISKA GUMAYSTO WAXAASNA WAXAA BILAABAY HAWIYE INUU LA CAG ISTICMAALO MEEL WALBANA UU ISAGA QABSADO MEESHA UU DONANA UU ISTICMALO LACAG WAA ADIGAA ARKAY IYAGA AYAA ISKA LEH QORALADA SOMALIYA KASOO BAXA WAXA AY QORAANA ADUUNKA OO DHAN AYAA LAGU DABACAA IYAGOO AF WALBA KU QORAN FRANCE ARABIC,ENGLISH,CHINES, MARKAA WAXAY ILA TAHAY WAA KUWA HADA ISKU DAYAY INAY DUMIYAAN PURTLAND OO UGU YEREY WAQOOYI BARI WAXAANU KULIGEEN U SAFARSANAHAY XAGAA IYO XAMAR MARKAA DAD YAHOW HALA TASHTO,ALBARAKAAT BANK,DOWLAD CUSUB, SOMALI AIR,XUDUUDKA KENYA ILAA KISMAYO ILAA XAMAR, AWAL WAXAA ISKU HAYSTAY KISMAAYO DAROOD DHEXDIISA GAAR AHAAN MAJERTEEN OO SHEEGTAY IYO XUKUN JACEEEL IYAGIINA WAY KU WAYEEN SAY CID WALBA UGA CAYRINAYEEN WAXAY ILA TAHAY INAY CASHAR INTAA UGU FILANTAHAY HADA DHIBKA UGU WAYN WAXA UU QABSAN DONAA WAA MAJEERTEEN OO HADA DOWLADII AY DADKA KU XUKUMAYEEN HADA HAWIYE USOO JEESTAY WAA PURTLAN MALIN WAXAAD MAQLI DOONTAA INAY NOQOTO MEEL LAGU KALA GUURAY SABABTU WAXAY TAHAY WAXAAD TIRAHDEEN NIN AAN MAJEERTEEN AHAYN YUU SAN DAROOD U TALIN WAA SIDAAN JECELNAHAY WATAA DHULBAHNTE DOWLADA HAWIYE DABA ORDAAYO OGADEEN SIDOO KALE MAXAA KENAY MAJEERTEEN AYAA KENAY IYO XUKUN JECELKIISII PURTLANA WAXAY KU DHISNEYD HARTINIMO HARTIGIINA MAJERTEEN AYAA KALA DADIYAY SIDUU ULAAH ANAKOO CUMAR MAXAMUUD AH ANAKOO CUSMAAN MAXAMUUD AH ANIGA AH CIISE MAXAMUUUD WAR KALAY YAAD ISU KALA SAAR SARAYSAA OO MIYADAN MAJEERTEEN AHAYN MAXAAD KA WADAA WAXAY GAREEN INAY YIRAHDAAN DHULBAHATE HALKURSI CUMAR MAXAMUUD HALKURSI WARSANGALI HAL KURSI CUSAMAANA HAL OO KALAY ANIGA WAXAAN KUU AQANAY INAAD TAHAY MAJEERTEEN MA ANIGAA ISU KAY KALA SAAR SARAYSAA OO MAXAA KA WADAA WAXAYNU AHAYN DAD SIMAN BOSAASO WAA XERO DASHIISHE IYO WARSANGALI LAKIIN MAJEERTEEN WAXAAD KEENTEEEN INAAD WAX WALBA OO LAGA HELO MEESHAA INAAD GAROWE IYO GALKACAYO GAYSAAN WAX WALBA OO NACFI LEH INAAAD LA ADAAAN DHULKIINII WAXAA IYO WAX LA MID AYAA DHIBKA KEENAY IN PURTLANTII AAD IDINKA MAJEERTEEN MADAXDA KA AHAYDEEN WAKAA HAWIYE DADKII IDINKA KAXAYSTAY. DAROOD WAA INAAN SAMAYSANAA XAWILAAD GAAR AH,WAX WALBA OO MAC QUUUL AH HADII KALE WAXAAD NOQONAYSAA BLACK AMERICANS YOU WILL ON WELFARE,FOOD STAMPS AND GUYS YOU AND YOUR CHILDREN YOU BE ON THE STREEETS WITH BIG SURWAAL CALLED BAGY LOL GET REAL GUYS STOP CAYAAR THINK ABOUT YOUR FUTURE NEXT COUPLE YEARS WALAAHI. ANIGA WAXAAN WADAY QORSHE GANACSI I CHNAGE MY MIND SABABTU WAXAY MEELIHII AAN U SOCDAY HAWIYAA WALAAQAY OO IYAGA AYAA WAX WALBA LA WWAREGAYA SOON HAB DHAQAALE MARKAA WAXAA LA II QATAY INAAN AFRICADAA KALE AMA LET ME GO XAMAR BE RAACIYAD SHICIB LA GUMAYSTO ATLEAST MARKAA GUYS WAKE UP. GET UP STAND UP FOR YOUR RIGHTS BE REAL MAN HADII KALE SIKALE WAX U FAHAN OO MEEL KALE ILA AAAD ITS UP TO YOU. KA IMID DEGAAN HEEELO LAND HEEELO LAAAS SANAAAGBOY BOY.CEERYAAAMO LAND |
    Anonymous | Saturday, February 24, 2001 - 10:34 am WAXAAD TAHAY DHABKA HADAL. |
    samatar | Saturday, February 24, 2001 - 12:14 pm ninkii inuu tashado u taal waa la yaqaan, ee qoraxda yaysan idin ku dhicin tareenka qabso soomaalidii dhaqaaqdayee.miyaadan ogayn in dhul daarood aanu lagugu dhacaynin, aanan gabdhaha lagu kufsan, aanan maatada lacago been ah dollarka looga bedalanin,aanan lagugu handadi karayn wax kasto aad tahay ama meel kasta oo soomaaliya ah ka imaaw. jawaabta adigay kuu taalaa in ani ama adi ay waajib ku tahay inuu bani'aadam u ekaado. Hawiye anigu adiga maahi! |
    hawiye | Saturday, February 24, 2001 - 12:19 pm wixii dhacay wey dhaceen qabiil wuxuu noqday expire, qabiil is no longer valid bro, waan lasocdaa, Daarood dad kamida oo aqligu aad ugu yaraa ayaa qalad sameeyay hase yeeshee daarood badidood ayaa dhibaato ku dhacday waxaana u soo jiiday isla-ayaga lee--------------DHINACA HAWIYAHA Hawiyaha wuxuu noqday afaara qabyaliste kadibna kuwo aqligu aad ugu yaraa ayaa is dagaalay dhexdooda sida ayba isku dagaaleen daarood dhexdooda, marka lama dhihi karo qolodaa baa fiican ama qoladaa baa fiican, waxaa Jiro Daarood fiican oo dhibaatadii wadanka ku dhacday aysan u keenin, sidoo kale waxaa jiro Hawiyo fiican oodhibaatadii wadanka ku dhacday aysan ukeenin aan iska iloowno soomaaliyeey qabiil, waxaan nahnay dad walaalaa oo somalians ah waana isku baahanahay marka Hawiye/Daarood waxaad tihiin walaalo salaamu calaykum. |