Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Jaamac mohamed qalib jamac yare iyo cabdirahmaan ahmed cali tuur xageey ku dambeeyaan waa iiga suu alee dowladiina waxba lagama siin ee waaa sidee ragkale ayaan booskooda camiray sida buubaa iyo kaluun lol jawaab wanagsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waz up man

Friday, February 23, 2001 - 03:07 pm
waryaada labadii nacas ee waligood muqdisho fadhiyaay xageey galeey miyeey la yihiin meel eey kulaabtaan may iska baryaan ina cigaal eey qabsadaan jilbaha cafis ha u fidiyee si dii suldaankii ciidagele isagaba jilbii ina cigaal ayuu ku ooyay lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaan

Friday, February 23, 2001 - 04:53 pm
horta odaygii ku adeerka ahaa ii ina cigaal ma bahalkii buu wali caba(wine)misa woo iska daayey lol kulay adigu waxaad ahayed kuwee fakinka ku dhashay lol

tuur siyaasadii woo ka baxay

jamac yare iyo intii kalana waa from party to party ilayen waa rag xamar jooga oo hablihii walawayn ka dhargay lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 11:39 pm
great garxajiska ma waxaad mooday afartan habar awal ee ina cigaal u wada sujuuda iyo labada xaba ee habar jeclo ah ee siilanya mooday nabi.waar gaxajis waa dowlad dhan kulba nin cusub baano xamar gaynaa waa xagaa cismaan from party to party.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ananymous

Sunday, February 25, 2001 - 05:46 am
to garhejis
Marba meelbaa markaa leydinku wasaa miyaa gerhejis?

i see now it's more clear!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 10:29 am
maya ee hooyadaadi fakinka lagu wase jiray duuno rag kaa maskax badan oo kaa fiican haa la tirsan naag fooqal naag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 08:13 pm
ananymous=marya alool#1

you must be habar awal car qola kale sheego naagyahay naagto dhashay

we the forces of the GREAT GARXAJIS defeated the marya alool

go and call your alies ilkayarta arabka gudibiirsiga and come again.

I have a little story for you listen;

ina cigaal baa yedhi isaaqoow an idin waso garxajis said NO NO NOOOOOOOO

habar awalna saliid intay u mariyeen ayuu ka taagay lol

habr jecladana qalaylka ayuu iyaga ku galiyey lol

loooooool ku qosol naag fooqal naag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Monday, February 26, 2001 - 12:14 am
ku raga oo dhan
saaxiibayaal miyaydinaan wax isku falayn waar waas waxa ku hadla dadka camal waayey magaca aad ku ciyaaraysaan dad sharaf leh ayaa iska leh ee idinku magacyadiina intaad soo qortaan is caaya in cigalna awal iyo garxajis midna wax uma oga oo dantiisa hadba kay gasho ayuu wataa, nin walow waxaad tahay baad tahay magacyada qabilada aad ku ciyaaraysaan iska dhiga oo fekrad shakhsi ku hadala
wasalamu calaukum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 12:02 pm
Garxajis waa dawlad calan leh,ragaa kor lagu xusay adeer yaa kuugu sheekeeyay inaanay iman dhulkooda,ka fiirso hadalkaaga ina maro alool.
The great Garxejiye waa POWER in every where in any time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Subeeriya

Tuesday, March 20, 2001 - 02:02 am
Great xaar xejis miyaanad qabiil iyo reer miyinimo iyo tuugnimoba ka aynaan Awal waakaa ku gumaysta ee hubka kaa dhigay bal isdhaqaaji maati ilaa maati halkana si wanaagsan ugu neefso meelkale waan kaa dhameeyee.