Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Abgaal oo u digay Mooryaanka Mooryaata
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warshiikh

Friday, February 23, 2001 - 03:52 pm
Dabcan tani maaha mid Abgaal oo kaliya lagu dayay ee Mooryaanka Mooryaantu qaabilada kalana waa ku dayay iyagase lee waaye minay ka koobinaayaan anuku yacaan lee nahay

Xidigta Panarama.
http://www.midnimo.com
WAXGARADKA MAKA IYO MADIINA OO BAAQ U SOO JEEDIYAY C/QAASIM

Waxgarad, Culumaa-'udiin, Saraakiil iyo aqoon-yahano ku sugan degmoo-yinka Maka iyo Madiina ee Koofur Galbeed Muqdisho ayaa u soo jeediyay Maam-ulka Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan talooyin ku saabsan waxyaabaha uu ka wado deegaankaas oo ay sh-eegeen inay dareemi karaan ilaha dhabta ah ee ka dam-beeya Magacaabida dadka ehelka ah ee degmooyinka Maka iyo Madiina iyo Garo-onka Diyaaradaha. "C/qaasim iyo Ra'iisul Wasaarihiisa ma rabaan wadahadal dhabta ah ee xalka, wa-qtina yeysan isaga lumin wa-rar ay saxaafada ku qoraan rag aan bisleyn" ayay ku yir-aahdeen Baaqooda.

"Muuse Suudi waa Hogaamiyaha dh-abta ah ee deegaanka Maka iyo Madiina, waana Hoga-amiyaha kaliya ee Koofurta soomaaliya oo leh nidaam iyo kala dambeyn, waxaana xu-sid mudan doorkii uu geystay furitaankii wadada isku xirta jowhar iyo Xamar" ayay ku sheegeen baaqooda iyaga oo intaas raaciyay in haddii dad ehel isu ah la isu adeegsado ay u fasirmeyso ISKU DIR, ISKU DIL, HADHOWNA IS RAAC RAACI. Baaqaan waxaa ku sa-xiixnaa Nabadoon Axmed Ga-cal Carboon, Nabadoon Ge-edi Firdhiye, Nabadoon Max-amed Cali Raage, Nabadoon Shantaay, Shiine Maxamed Jimcaale, C/wali M. Mocow, Cali Cusmaan Culusow, C/l-laahi Cumar Ibraahim, C/qa-adir M. Jimcaale iyo Maxa-med M. Hilowle (Joon)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaraan

Friday, February 23, 2001 - 04:18 pm
Xaqiiiqdu waa in qaybi oo xukun ay iminka mooryaan doonayso inay soomaali ku xukunto ka yeelaase dagan.