We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 08:12 pm Rais'ul wasaaraha Kooxda Carta Cali Khalif Galayr ayaa la sheegay in markii uu booqashada ku yimid dalka Mareykanka in uu xubno ay isku beel yihiin oo ay aad isugu dhowyihinn u sheegay mar wax laga weydiiyay arimaha Somaaliya in uu yiri hadlkaan oo ah "Koley hada Habargidir ayaan gacanta ugu jirnaa". Hadalkaas ayey dadku siyaabo kala duwan u fasirteen, waxaase meesha ka cad ayaa la yiri in Cali Khalif Galayr iyo C/laa Deerow ay danahooda khaaska ah meesha u joogaan oo aysan cidna wax u hayn awoodna aysan lahayn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 09:12 pm Adoo kale looma jwaabo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 12:01 pm LOL@muudey tuugo ayaa is doonatay, ma tuug baa tuug kale dhici karaa.iljeex waa tuugo master-koodana waa cabdi-qasab, galaydh oo ah tuuga tuugada wuxuu rabaa inuu u qayiilo iljeex ayagana waa la socdaan xaalka.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 25, 2001 - 05:06 am TO,QASHINKA MEESHAAN KA HADLAHAYA OON KUJRIN SHARIIF, GALAYR MIYAADAN KU ARKIN TVGA. WAAN KA XUMAHAY NIN HARVARD UNI. LECTURER KA AHAANJIRAY INAAD AFKAAGA KU TAAGTID. IN THE NEXT ELECTIONS I WILL VOTE FOR GALAYR, GALAYR FOR PRESIDENT.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 25, 2001 - 05:08 am MUUDEY, MUDULKAAGU DHAC. DABADHILIF ANIGU ADIGA MA'IHI
|