Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): What if Majerteen and Mareexaan united
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Saturday, February 24, 2001 - 08:29 am
I was wondering if Majerteens and Mareexaans united. Will they be untouchable and lead the country as we know they can do.So please express your thoughts and please negativity out of this discussion.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sade

Saturday, February 24, 2001 - 08:00 pm
ha! ha! ha! Somali are u kidding. Marexaan hates Majeerteen. We are with the Hawiye, and since most Hawiye in the current government were Barre's civil servants we are in good strong position for safeguarding our intersts and position in Kismayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOSASO

Sunday, February 25, 2001 - 12:02 am
BLOOD IS STRONG THAN GOVERMENT. WE CAME FROM ONE FATHER MAJEERTEEN AND MAREEXAAN.WE MAJEERTEEN LOVE OUR BROTHERS AND SISTERS OF MAREEXAAN. WE ARE ALREADY UNITED IN OUR HARTS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASKARI

Sunday, February 25, 2001 - 02:04 am
Mareexaan dabo dhilifle wale markaan kuu soo jeesto inaan meel walba kuugu imaan xataa hadaa Moorayaan dabada ka gashid.
Just wait your turn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 09:42 am
Daroodow yeenaan moryaan idinka faaiideesanin.
Sheekada waa divide and rule.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkacyo

Monday, February 26, 2001 - 10:51 pm
Mareexaan and Majeerteen are brothers, our main goals are to destroy mooryaans, and establish new Somali Govt.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

weerar

Monday, February 26, 2001 - 10:59 pm
to soomali
war ninyohow hadeer dhibaatada jirta ayaa iney mareexaan iyo majeerteen isku heystaan kismaayo .
arinta kismaayo hadey ku heshiiyaana waxaan qabaa inuusan qilaaf saasa jireyn .
mida jirta waxaa weeye arinta ugu weyn waxaa dhex dhigey maxamed siyaad bare dagaaladii hore taasina dhamaatey hadeer oo dowladaas wey tagtey .
marka arinta kismaayo ayuun bey isku heystaan taas ayadoo hadeer jirta aya waxaa laga sii caroonayo ayaa ah mareexaanka ayaa la leeyahey kismaayada ey heystaan iney dumarkii kufsanayaan oo arinta waxay ila tahey iney cirka sii galeyso .
hadii arinta arinta kismaayo xal loo helo oo harti iyo mareexaan ku heshiiyaan waxaan hubaa iney mj iyo mr heshiis wanaagsan dhexmari doono.
mr ka mudug asagu daga iyo mj ga xaaladooda waa wanaagsan tahey dhibaato ma dhextaal .
marka jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

@

Tuesday, February 27, 2001 - 10:33 am
war asalamu calykum aqyarta
marka hore marexaan iyo majeerteen dakooda waa dad walaala ah wayna is jecelyihiin waxa dadka ay umaleeyaan in ay isdirir san yihiin waa daka hogamiye yasha ah oo fiir sanaayo intrestigooda marka darood oo dhan ama somali oo dhan wax is neceb ma jiro waa dad kooban oo liders lagu sheego marka ha isku qaldina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nacnacle

Tuesday, February 27, 2001 - 09:57 pm
Nacnacle way dhammaatay waagii inta dad loo heshiiyo labililiqaysan jirey, saaxiib dad ilbax oo eeg maanta Raxanwayn siday waxyeelayso.
Waagii daarod baannahay iyo majeerteen baannahay iyo mareexaan baannahay wax lugu cuni jirey dhamaatay.
Nin walba gurigiisa hadhisto hanqaltaaggana ha'iskadhaafo.
Umalaynmaayo mareexaan inuu ka'ilbixi arrintaa waa wax xaaran kusoo korey, majeerteense dhulkiisii dayacnaa ayuu usoo noqday dhistayna horana umariyey marka shaqo fiicanbay qabsadeen ee yayna dib usoo noqon sida mareexaanoo kale.
Nacnacle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darod united

Friday, March 16, 2001 - 12:54 pm
WARYAADA SOO MEYNAAN MAQLIN GABEYGII UU TIRIYEY NIKA MAJEERTEEN OO UU YIRI
LABO LIBAAX HADII UU KURUS DHEXMARO WAA KU DIRIRTAAYE BALSE WAXEY DIB U HESHIIYAAN MARKUU DHURUQ U MUUQDAAYE.
waxan kawada anaga iyo majeerteen waxkasta hanoo dhexeeyaane waxaan nahey walaalo,
cid na dhexgali kartaana malahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad doon

Thursday, April 05, 2001 - 04:47 am
waxaan jeclaan lahaa dad cayilay oo banaanada jooga inaanay isku dirin dadka walaalaha xaqiiqdiina ma tihidin ninka dagaalamaya ama ninka dhibku ku dhacaya intaad netka ku qortaan cay iyo af xumo ka soo jeeda waa la lahaa ayaad ku dharag dhacsanaysaa dadkaa 10ka sano iyo kabadan ku jiray dagaalada ahliga ah labada reer ee majeerteen iyo mareexaan waa heshiin doonaan marka sow kulama ahan in ruufyaankuna cadaab mudanaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ganan

Thursday, April 05, 2001 - 10:12 am
anag iyo Mareexaan waxkasta hana dhexmaraan laakiinse waa dad walaala ah RAG daneestayaal ahna makala geeyaan, wixii dhacayna maalikeeda ayey leedahay oo laga wada hadli doonaa waana arin fiican isku imaansha Majeerteen iyo Mareexaan. waxaana la socotaa Majeerteen iyo Mareexaan ku ligoo ineysan is diririn taasin waxaan ula jeedaa dad shicibka ah colaad ma dhextaal ee Raga siyaasad kadba ordaaya ayaa wiilasha isku dila. Waxaan mar dhaweed ka imid magaalada Boosaaso waxaan halkaas ku soo arkay Mareexaan aan tiro lagu soo koobi karin oo Ganacsi iyo nabad ku jooga taas baad ka arkeesaa ineysan jirin colaad dhab ah oo labada beel oo walaalaha ah ineysan ku jirin. Raggaan siyaasada isku diriraaya wakhtigooda waa imaan doonaa ee iska sug.

Aniga majeerteen baan ahey Mareexaan oo dhana waxna uma heesto laakiinse waxaan ka soo horjeedaa ragga magaca Mareexaan ku leenaaya Maatada Majeerteen ee J/HOOSE taasina wakhitigeeda markuu yimaado ayaa jawaabteeduna imaan doontaa.
Insha Allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOOD

Thursday, April 12, 2001 - 02:43 am
TO; ALL OF YOU

Aniga waxay ilatahay inaan waxba lagu darsan niMankan dambiilayaasha ah ee isku sheegaya inay mareexaan yihiin,sababtuna waxay tahay waa inay qirtaan dambiyadii ay ka galeen MAJEERTEEN,SAAXIGANA AY KEENAAN, waanu wada ogsoonahay waxyeelooyinkay geesteen waqtigii AFWAYNE.
NIMANYAHOW yaan been la isu sheegin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Radka

Friday, April 13, 2001 - 08:31 am
Runtii wey adagtahay iney labadaasi heshiiyaan.

Arrinta labadaas qabiili waa sheekadii maska iyo ninkii la dersey.Dabadeedna ninkii goostay inuu ka taqaluso maska waayo ayuu yirri mas darisnimadiis waa qatar inteeda le'eg. Gudintii uu is lahaa ku kala goo ayuu inta maskii arkay ka cararay, geedkii uu masku ku marnaa ayaa gudintii ku dhacday ooy nabadh weyn u yeeshay.
Maskii habeenkii xigay ayuu soo guureeyey oo wiilkii odeyga oo curradka ahaa kaw iyo kardaf kala siiyey.

Darris ayaa la yahee heshiis kale ayaa la dalbay waxay lays weydiiyey inaan heshiis iman kareyn inta:
1-Wiilkii qabrigiisu agagaarka ka muuqdo.
2-Inta gudintii nabarkeedii geedka ka muuqdo.

Waxa taa la mid ah heshiis ha fillin int MJ&MR u jeedaan:
1-Heerkii MJ joogay 1969 ka hor
2-Heerkii MR joogay 1977 ka hor

Run ahaantii labaduba waxay isku eedeynayaan waa wax ka dhaxeyey dadka Somaliyeed oo dhan, lakiin aad moodid iney isasiiyeen. Adiga ayaa i fashiliyey iyo adiga ayaa i boobay oo i dilay ayeyna isku heystaan.

Hishiis dhow anigu uma jeedo.
Run ahaantii awel colaadu hal dhinac ayey ka soo jeeday(MJ) laakiin hadda waxaad moodaa iney dhanka kalena si ba'an u gashey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxmo

Friday, April 13, 2001 - 05:04 pm
Waa idoor iyo mooryan waxa dadka walaalaha raba inuu isku diro. lakiin ha ogaaden in laga caqli badan yahay.

TO: radka futadaada isku dir, dadkan waa walaalo ee adigu taadada ka tali!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Son of Sheikh

Saturday, April 14, 2001 - 02:38 pm
To Raxma
Please sister, It is not bad if Darood Unite, We will be happy to see our brothers and sisters having constractive discussions, but it is very sad you are accusing Rer Sheikh Issaq bin Ahmed for your internal problems. Please appologise