    xassanyare | Saturday, February 24, 2001 - 10:00 am waxaan ahay nin dhalin yara oo ku nool minneapolis {mn}usa saaxiiba yaal waxaa marar badan lay weydiiyaa ama ay dad badani ku murmaan isaaq horta reerkee ugu badan bal suaashaa ra,yigaaga ka soo dhiibo qof walbow |
    GARYAQAN | Saturday, February 24, 2001 - 02:53 pm ader aniga hadi aan kuso koobo su'asha aad na waydisay:WAXA WEEYE RERKA LA YIDHA(((GARXAJIS))). qofwalibana wu garanaya hadaba kuwa murmayasha ah donayana in ay dadka been u shegan ha dhegeysan..arinka wa sida shekaduna wa xiran tahay; HADALKANA LAMA SAARNADO WUXU LEYAHAY SHAYDAMO..WA BILAHI TOWFIQ..WA GARYAQAN.. |
    Ali | Saturday, February 24, 2001 - 08:50 pm FROM HARGAYSA IN WAQOOYI GALBEED TO BARBARA IN SAAXIL TO BURCO IN TOGDHEER TO CEERIGAABO AND XIIS AND MAYDH AND CEELAFWEYEN IN SANAAG TO THE HAWD IN ITHIOPIA IT IS THE GREAT GARXAJIS EMPIRE. |
    Ali | Saturday, February 24, 2001 - 08:51 pm OOPS I FORGOT TO ADD OODWEYNE. |
    Aar | Sunday, February 25, 2001 - 05:38 am Garhejis you must be out of your raves. From berbera region 30%, togdheer78%, to laamiga dheer 100%, to sanaag 70% and to sool 55% i think you know who occupies this areas, yeah the Great Power of haber jeclo, (The Lions of Isaaq) Gerhejis are the minos of somaliland thats why they always feel inferier to other tribes and always like to claim land they don't even have to make them self feel happier. (faanka adeerayaal halkaa ka wada waxaba islama haysaane dhuuso waynayaal). well wealth, every body knows that the lions has more many and men then any ther tribe in somaliland. Lions! |
    Garxajis | Sunday, February 25, 2001 - 07:19 am Fucking habar jeclo iska celi dhulbahnte intaad garxajis minotity ku sheegaysid. Burco 89% is garxajissssss lions of garxajisssssss |
    HAUUD-RESTARUNT-BOLOMINGTON AV SOU MPLS | Sunday, February 25, 2001 - 08:54 am hi sxb anigaa ayaa kunoo mpls ahna nin gar xajis ah sxb isaaq waxaa uugu badan garxajis lolo inta kale waa masaakiin hada magaalada mpls waxa isaaq oo kunool boqolkiiba 85 waa garxagis lol sxb cidaadonto suaal |
    salaan | Sunday, February 25, 2001 - 10:08 am ilka yar xaagd barbara ka dagtaan looooool waa suaal? barbara niman H.A ciise muusana ka ah ayaa u badan waxaana la daga H.Y oo kaliya cid kastana waydii shiikh ciise muse iyo H.Y baa wada daga Burco H.Y ba sii fiican oo leh oo waa kuwa yaroowe xaarkaaga iyo bakhtigaba kugu cunsiiyey Sanaag cid kasta way wada ogtahay in aay muuse ismaciil iyo muuse caree oo qudha xukumaan warsangalina waydii. Great Garxajis haa la tirsan little ilka yar waa xagaa cali inta'as oo dhula calanka garxajiska ka taagan. Long live Great Garxajis |
    Bulaale | Monday, February 26, 2001 - 12:25 pm Waxa jira wax aan la is waydiin,anigu waxaan ahay nin Baalcad ah waa reer yar oo ay Ogaadeenka walaala yihiin Isaaqaana i dhalay oo waxa i dhalay nimaka la yidhaahdo Arab,hadaba walaal walaahay Isaaqa waxa ugu badan reerka la yidhaahdo Garxajis waxaad ka garan kartaa magaca garxajis haduun bay qadiyadu isu keentee isma sheegtaan oo ninka habaryoonis sidaasuu sheegtaa ka ciidagalena sidaasuu sheegtaa,Sidaa ogtahay Habar awal iyo habar yoonis masinna sidoo kale ciidagale iyo habar awal ma sina ee waxa siman garxajis iyo awal,hadaan soo qaado habarjeclada waxay ka kooban yihiin afar qolo oo Isaaqa oo uu kii waliba u dhigmo Ciidagale ama habaryoonis,waxaad marka garan kartaa dee marka habar jeclo tahay afar nin oo kiiba Garxajis u dhima ama si kale hadaan u idhaahdo ay garxajis hayb usiman yihiin,yacni iminka ninka Cimraan wuxuu ku odhanayaa habar jeclaan ahay laakiin haybtiisu waa sidan CIMRAAN ISAAQ halka cidagale iyo habar yoonis ay ka yihiin Garxajis ISAAQ,suaashaadii kale yaa ugu dhul wayn jawaabta saxda ahi waa iyaga,ma jecli inaan percentig sheego laakiin waa sidan burco Habaryoonistaa runtiii degaan ahaan magaalada la odhan karaa yagaa ubadan,ceerigaabo waa Gadhwayn sooca waxayna galaan hyoonis,yadoo magaalada laga helo midhmidh habaryoonista kale ah iyo midhmidh hjeclo ah iyo dad aad utiro yar oo ah wgeli,berbera Garxajisku waa nus yagoo walaahay bilaahay weliba iygu leh Sagaalka hudheel ee magaalda uguna waawwayn uguna quruxda badan,Hargaysana dee waabaan ku dhashoo ilaa maalintaan dhashaan maqli jiray daanta Garxajiska iyo daanta awalka inkastoo qolada reer abtigayna ay magaalada wax ka degen yihiin,oodweyne beri aan macalin ka ahaa dadkoo dhami waxay ahaayeen sadix jilib oo nimankaa Garxajiska ah,Ceel afwayn iyo degmooyin kaloo aad ubadan yagaa degen sooc,dee itoobiyana Isaaqan degen ee aad nmaqlaysaa waa uun Garxajis waxa soo raaca midhmidh Arab iyo Toljeclo iyo Ayuub ah.Xaqiiqdii Garxajisku xataa Isaaqa kaloo dhan hadii la isku daro aad iyo aad bay uga badan yihiin waa hadii aan la is xaasidayn waa aqoontayda yar |
    burcaawi | Monday, February 26, 2001 - 09:40 pm nacaskaagan garxajis ee sheegtay ee iska dhigaya ogaadeenka,si uu beentiisa usoo qoro, waxaan ku oran lahaa waa layaqaan isaaqq iyana waa isyaqaanaan, garxajis isagaa ugu yar isaaqqq , isaaqq waxaa ugu badan h/jeclo, waxaa ku xiga h/awal. dhul ahaan waa shaki la'aan in h/jeclo ugu dhul weyntahay, waxay degaan 70% gobolka sanaag. 75% togdheer,iyo sool oo ay dhulbahante la degaan sida magaalooyinka caynaba, oog iwm. burco 60%=h/jeclo, 35%=garxajis, 25% ciise muuse. gobolka sanaag garxajis ma dego jilib yar oo ah gadhweyn iyo midhadh ah sacadyoonis iyo muuse carre oo kolka laysku daro aan dhamayn 500 oo qof ayaa kadegan. deegaanka garxajis waa hawd iyo reserve area, magaalo qudha ma lihidin. hargeysa daanta dunbuluq waxa idinkaga badan oo idinla dega ARAB ISAAQ, burcana waxaa idinkaga badan h/jeclo. berbera h/jeclo weliba muuse abokor ayaa garxajis kaga badan, magaaladana ciise muuse ayaa iska leh. tusaalaan kusiinayaa in burco h/jeclo leeday; haddii nin reer koonfureed ama reer hargeysa ah aad kutiraa waxaan u dhashay magaalada burco, su'aasha uu kuweydiinayaa waxay tahay, MA HABARJECLAAD TAHAY???? weligii ku oran maayo ma garxajis ama h/yoonis baad tahay, maxaa yeelay magaalada waa laydinkaga badan yahay, sidoo kale haddii aad tiraa reer haygaysaan ahay ninka reer burco ama koonfureed waxa uu kuweydiin ma h/awal baad tahay, maxaa yeelay ayagaa ubadan. kolkaa garxajisoow howd iyo baadiye ka qayli. |
    dhul iyo dad yaqaan | Tuesday, February 27, 2001 - 12:17 am ku yuroowe waar marka hore yuroowe isku magacaw burcaawi ma tihid hadii aad ilk yar tahay. tan labaad marka runta laguu sheegay maxaad u xanaaqay ninkaa buu´aale waa nin dhulka iyo dadkaba kala yaqaan ka soo bilow hargaysa waa ciidagale iyo isxaaq mandheera isxaaq iyo muuse cabdale hadii aad taariikh doonayso snm markii ay furanaysay mandheera yaa watay ciidanka maxamed cali iyo ragii kale ee garxajis dheh.. berbera waa ciise muuse iyo muusa cabdale reer yooniska saraar jooga ayaad odhan doontaa berbera ayay degaan waa yaab iyo qosol ... sheekh muuse cabdale dheh... togdheerna ilaa ugaadeen hawd guntii ila yuroowe inta u dhexaysa habar yoonis dheh sanaagna laba degmo ceel-afwayn iyo ceergaabo sacad yoonis,muuse ismaaciil, muuse care dheh degmada soo haddhay waa badhan oo wersengeli dego saaxiib dhulkii duriyada waxaa soo hadhay saraar iyo tuulooyin sanaag ka tirsan oo ilka yar degto iyo hargaysa oo daanta awal ah markaa sxb khariidada u noqo si aad runta u ogaato. dhulkaa waxa hantiyey sow cududa habar yoonis iyo ciidagale maaha |
    Anonymous | Tuesday, February 27, 2001 - 09:09 am War nacaskan h7jeclo faan badanaa war anigu reerkaygaan sheegtay xaqiiqda Isaaqna waa sidaase adigu haduun baa la maqlay magacaaga waxaana lagu maqlay qaxii aad uqaxday tuulada yara ee shiraaqyadiina xundhurtu idinku laysay,ha xaasin raga tartankana ioska daa. |
    kii idin qabay | Tuesday, February 27, 2001 - 10:26 am reerka ugu badan waa naagahayga |
    Anonymous | Tuesday, February 27, 2001 - 08:32 pm There is no dought the Great Garxajis have the most population in Somaliland ,but they are not united as one. If they do then they can determine the future of Somaliland. |
    garyaqan weyn | Tuesday, February 27, 2001 - 11:50 pm waar waxan ka yabay kan ilkoyar e dhulki garxajiska siyey dhulbahante..ader dadka aad arargtay dhulbahante ma hee wa habaryoonis..plz magaca burcana no da hanaga isticmaline..sual aya ku weydinaya maxa isaaqa kale o dhan o weliba ay la socdan dhulbahante iyo gudabiirsi iyo weliba oromo iyo habashi ay iskugu kaya tagen hadi anan badnayd ka so jawaab jawab raganimo,jawabta marka aad hesho aya oganaysa in garxajisku dhulka waqooyi leyihiin badan yiina sxb..nabdeye garabkaga |
    Aar | Wednesday, February 28, 2001 - 03:49 am garhejix feels inferior to other isaaq tribes coz they realise that they don't have a major town. they are refugeees; in Erigavo burco hargeisa and the other thing is that garhejix dul yar bay degaan, most of them live in howd. feeling sorry for ur self, u lost the so called war which wasn't even a war coz the lions were chewing qad in yiroowe while u been f*cked in burco by ciise muse. you know that if the most and elegant tribe in somaliland get up once, you would have been chewed a long the with qad. My friend haber jeclo occupies the most land in somaliland about 45% so go and check the map u inferiors tribe. Garhejis = midgihii isaaqa. |
    Caga-yare | Thursday, March 01, 2001 - 05:23 am To all of you to Garyaqaan weyne or Ciidagale weyne Horta anigu Dhulbahante ayaan ahay ha ila yaabina suaasha dadkoo dhan ayaa la weydiiyey ee bal anna markhaatiga aan idiin kala furo waana aqoontayda. Horta dal weyni markay noqoto H/Yoonis ayaa isaaq ugu dal weyn oo taa shaki kuma jiro, isticmaalidda magacan Garxajis innagoo dhan waa inagu cusub yahay, markaa xataa haddii isaga la qaatana reer isaaq ah oo u dhigma oo dal le'egi ma jiro. Ta kale ee tiro badnida markaan eego horta tirokoob rasmi ah cidina ma hayso ee nin waliba sida ay la tahay ayuu sheegayaa, xaqiraaduna ma fiicna inaan isaaq u kala eexdana waxaan ka helayo oo aan denbi iyo dadnimo xumo ahayni ma jirto ee horta sidaa ula socda.Haddaba tirada aniga waxay ila tahay inay isku dhowyihiin Awal iyo Garxajis nin dheeraadkana ay Garxajis leeyihiin. Garyaqaan weyne markaad leedahay dad badan ayaa isu kaaya tegey maxaad noogu dartay? adigana doodda ayaa ka xumaanaysa anaga waad na masabidaysaa oo waa la ogyahay in la isugu kiin tegey laakiin ciddii isugu kiin tagtayba garan maysid ee miyaad yaacdeen?miyaydaan dibba eegin |
    DAACAD | Thursday, March 01, 2001 - 08:17 am MARBA GARHEJIS HA ISKA SOO DHIGAAN OO HAYIDHAAH DAAN, WAXAAN AHEY DAROOD IYO FAQASH TAQAAN DULKA. RUNTA ORODOO SOO EEG SOMALILAND. CID FARA KU GAADHAA HABERJECLO MIJIRO WAAYO WAXAAD OGAATAA IN AYDEGAAN BURCO MAINLY, LAAMIGA DHEER EE KA BAXA BURCE OO GALA AMA XIRIIRIYA BURCO IYO LAA CAANOOD HABERJECLO CIDI MA TARAX DO. CEERGAABO DHINAC GALBEED ILAA BURCO CIDI MA TARAX HABERJECLO. XITAA ILAA SIBIDHLEY OO BERBERA WAX YAR U JIRTA. MARKAA WAXAAN LA YAABA DADKAN BEENTUUN MESHA KU HAYA, WAR ORDOO DADKIIN SOMALILAND DEGAN WAYDIIYA, SU'AASHAN |
    Anonymous | Thursday, March 01, 2001 - 08:54 am War heedhe dadkaan Hjeclo dugaagsanaa dadkii cay aflagaado ayay eber uga dhigeen,waryaada faanka meesha kala taga cidaas aaday idiinka badantahay walaahay xataa caabudwaaq lafo cidaas oo badan ayaa degto waxaana la dhahaa Damal muuse Mareexaankanaga ay la degaan Ina Gaboose cidiisaan ka hadlayaa,nimanyaw hadii run la idiin sheego dadka ha caayina ee dood fiican oon turxan lahayn dooda waa maxay faqsh iyo caydaan. |
    Lulaaye | Thursday, March 01, 2001 - 07:07 pm waar waxaan idin waydiiyey Solo Madow xaggee degtaa oo yey galaan... |
    gar -yaqaan | Friday, March 02, 2001 - 12:41 am yuroowe aay joogaan ee dadka oo dhan waydii burcona aqoonsi ama kaadha aan H.Y ahay laguma galo wixii iswaalana xereda qaxoontiga ee yuroowe ayaa loo diraa iminkana burco waa laysku cabsiiyaa walahi inaan ilaa yuroowe ku baacsan sidii ilka yarta::::::lol |
    Anonymous | Saturday, March 03, 2001 - 12:31 pm Nimanyaw yaan la is caayin,ee halagu doodo wax waaqic ah oo dadkoo dhami arki karaan oon la dafiri karin.Waryaadha reer Burco in badan bay H/jeclo iyo H/yoonis dhex taalay ee waxaan adin waydiiyay haday Burco h/jeclo wax ka tahay Taariikhda Burco nin H/jeclo duqa magaalada ma noqon,ragii jagadaas qabtay inta la ogayhay waxay kuli wada ahaayeen H/yoonis waxa weheliyay nin Ciise muuse ah waana Carmiye Odawaa oo 1964kii mudo yar jagadaa hayay,waxa kaloo jagadaa qabatay gabadh yaduna h/yoonisa hadaba maxay sidaasi ku dhacaday,xaqiiqdii dood lataaban karo ayaa loo baahan yahay aflagaado waxba tarimayso,hadii af wax laga noqonayana dee aniguba hada waan odhan karaa jis aad u balaadhan oo magaalo Maraykana amaba meel kale ah anagaa leh wixii marana cashuurtaanu ka qaadnaa,waxa kaloo iswaydiin mudan NAW yaa ka ah odayada magaalooyinka Hrgaysa,Burco,Ceerigaabo....sida la ogayhay NOT H/jeclo laakiin waa Garxajis. |
    duqa | Saturday, March 03, 2001 - 01:17 pm anonimous inta hadalku afkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yahay, waxa kaloo layiri afkaagoo ku xira oon kufurin alla goo baa layiraa.. waxaad tiri duqa magaalada burco waligii h/yoonis buu ahaa? mawaxaad ujeeday welligii h/jecluu ahaa?...lol... saaxiib duqa magaalada burco weligii h/jeclo ayuu ahaa marbuu noqday nin h/yonis ahi waxaanu ahaa ina weyd.. intii aan xasuuto waxaa isaga danbeeyay ; LULUMBE(H/JECLO=AADAN MADOOBE) MAXAMED XUSEEN(AXMED FAARAX= H/JECLO) intaasi waa kolkii faqashtu dhulka joogtay, kolkii faqashta la eryayna waxa uu ahaa duqa magaaladu mohamed xuseen(h/jeclo=ahmed faarax) sannadkan tegay ayaa laga bedelay oo waxaa lagu bedelay ninkaloo h/jeclo ah OO AH REER DAAHIR illaa iyo haatanna asaga ayaa ah duqa magaalada burco.... |
    cabdi | Saturday, March 03, 2001 - 07:32 pm duqa saaxiib burco in aay habar jeclo iyo habar yuunis wada dagto taas laba cali iswaydeen mayso laakin mayorka burco waligii nin habar yuunis mooyaane cid kale may qaban xitaa kaa daanyeerka ciise muuse sheegay ma hubo anigu ta laba'ad adiguna duqa magaalada ayaad ku tartamaysaa ninka gobolkaba xukuma kormeeraha togdheer governor of togdheer waa nin habar yuunis ah... ninka hargaysa mayorka ka ah shaqa fiicana ka qabtay waa habar yuunis.....ceerigaabo sidoo kale barbara ma hubo hada laakin iyadana niman habar yuunis ah oo badan ayaa mayora ka ahaa ilaa xiligii ingriiska ilaa kii faqashta. ugo dambayse dad walaala ah oo isogol ayaa meel gaadha. |
    GARYAQAN | Saturday, March 03, 2001 - 11:53 pm WAARYA CAGA YARE SXB RAALI..WAAYO WARKA WAXA IGU SO GADHAY SIDA IN DHULBAHANTANA MESHA MARAYEEN MARKI GARXAJISKA LALA DAGALAMAYEY HADI AY DAAN KU JIRIN SXB RAALI AHOW...... ta kale naagta gadhka leh ee tidhi waxa lay yidha Aar..waxa tahay dacawo magacaga dawaco shego.. MID KALE AYA IDIN SHEGAYA WALIGAYO HADI AANU NAHAY HABAR YOONIS ISAAQA KALE SIDA AYEY NOGU DABA LUMEEN WAAYO WAX KASTA IYO WADANKO DHANA ANAGA DEGNA UGANA HOREYNAY WAX KASTA O AY IS YIDHAHAAN SAMEYA..ANAGA HADI AANU NAHAY HABARYOONIS SOMALIDA KALE AYA XATA NATAQANA WAXAANU GUD NO IYO WAXAANU NAHAY..MARKA NINKI HADLAYABA HAYSKA HADLE,XAQIIQDU WA XAQIIQ.. LAKIN WAXA LA YABAY HALKA H JECLO MAANTA IGALA DODAYSO,ADERAYAAL WAXA LA DODAN NIMANKA HABARYONIS EE BARI IDILA DEGA SIDA SACAD YOONIS IYO MUSE ISMAIL AND WELIBA MUSE CARE,SADEXDAYADA RER AYA GEBIGINABA IDINKA BADAN MAXA ULA DODAYSAN HABARYOONIS O DHAN SXBYAAL... |
    anonymous | Sunday, March 04, 2001 - 04:00 am war yaadhaheen gadhweyntan aanu ku oodney bari iyo labadann nin eer sacad yonis. war haberjeclo bari waa maalaayiin cidina ma tiraahdo waa reer hebel coz there are too much. gardhweynt waa wax yar haday kula noqdeen wax badan. orod oo soo weydii iyaga. war isaaq oo dhan waxa ka badan haberjeclo bari. they occupy the largest area in somaliland. haberjeclo bari cidina fara kuma gaadho. from majority sanaag, to sool and togdheer. aniga ha isku kay faanfaanin dadka waala yaqaan meeshay kala degaane. waligeed bari iyo burcoba waa laydinka badanaa. shaleytaa istidhaahdeen markii laydinka batay, garhejis isku baxasha, oo labada ciidagale tirsaday. warxitii tirso midgah iyo daroodka, cid haberjeclo gaadhasay majirto. adeerayaal yaan la is cawriyin. viva the lions. |
    ciidagale | Sunday, March 04, 2001 - 06:10 pm war waxaan idin weydiiyey....futudaa sida la isagu kiin diro. dhulka cidii doonto ha ugu badnaato mar haddii ilaah nabad iyo barwaaqo waarta ina siiyey dee qofba meesha uu doono ha dago. haber jeclo iyo haber-yoonis-na waa dad wada dhashey xageed u kala wadaana?....umadna markeu isku duuban tahay ayeey addunka meel ka gaartaa...hadalada maqaaxiyaha lagu hayona waa rag dantii dunida seegtey uu afka dhuubtey......maanta qadiyada meesha taal waa somaliland cidii doonto ha ku jirto cidii doontana ha ka maqnaato. somaliland-na waa qurumo badan oo isku yimid oo magaca somalinimo wadaaga garteyna iney nabad ku wada noolaadaan....marka aqli yeesho nin walba dalkiisa iyo dalkiisa wax ha u soo barto hana u soo shaqeesto intaad meeshana isku heysan laheeden.....haber-jeclo iyo dhulbahante mise haberyoonis yaa badan....adeeryaal waxaa waa laga tagey umada ka gudabtey waqtii ali dhuux iyo salaan carbey ama cabdi gaheyr isku diri jireen oo umada waa mid maanta...good luck guys do something good for your life..... thank you all |
    gar-yaqaan | Tuesday, March 06, 2001 - 01:57 am ciid wanaagsan h/yoonis iyo h/jeclo intaad iska daysaan anagaa kan ah horta ciid wanaagsan ma ilowdeen burco inaga wada leh sidii wax loogu qaban lahaa ha laga fekero kan leh sacad yoonis iyo gadhwayn ayaan bari wax ka ahayn waxaan ku waydiyey xagaad joogtay markii warsengeli io qurjiile aan la dagaalamaynay ee ilaa meesha la yidhaa kulmiye (about 200km east from ceer) aan ka dagaalamaynay oo ay ku soo dhici waayeen in ay koob shaah ah ka cabaan ceeri ciidankaas waxaa u madax ahaa nin isxaaq ah oo uu markii danbe gaadmo ku dilay isagoo dagaal faqash ku jira nin sanbuur ah oo al odhan jiray IFISO markaa dhamaan habar jeclada aad sheegay ee bari joogtaa buuraha ayay ku gabanaayeen dagaalkii faqashta ka soo degaana in uu cid naga dilo ama na basaaso mooyee faaiido noolama imanayn. hada iyo dan dalku waa s/land dhulkana inagaa wada leh wixii dhacayna laga kabay ee sidee u sii hore marinaa aan ka hadalo gocasho iyo nacay waxba inoo kordhin maayaane ...... |
    Anonymous | Wednesday, March 07, 2001 - 12:01 pm TO.Duqa walee waa yaab waryaadha H/jeclo dee dafiraad aan meel marayn baad wadaan waar kumaan odhan degmada oktoobar ee waxaan ku idhi DUQA MAGAALADA BURCO taariikhda intii guumaysiga ka dambaysay waxay ahaayeen 3 nin oo H.yoonisa iyo gabadh h.yoonisa iyo nin C.muuse ah.faanka jooji guumaysigii ninka habar jeclo walaahay waatii Faarax suusle lagui yidhi ninkaasi waa h/jeclo oo Burcuu Iskuul ku dhameeyay dabadeedna shaabuug ayuu kula dhacay suuqa xamarta Makhaayadii lka odhan jiray Raamaale dabadeed waatii Caaqil yare oo ilkoyarta u ah loo siiyay ee habar yoonis xaalka usiisay gabadha reer caynaashe.Anaga h.yoonis baa nala yidhaahdaa hadalka iyo Burco iyo halkeeraanu leenahay meel walba kama ridno.Su,aal IMINKA MNARKAA MIYAAD NACDEEN BURCO OO WAAD YARA KULAY MISE QARAX BAXDEEN? |
    XUSEEEN | Wednesday, March 07, 2001 - 05:25 pm QUALITY OR QUANTITY I AM FROM MOGADISHU, TO TELL YOU THE TRUTH, THE ONLY FAMILY WHO HAS THE REAL WEALTH, POWER AND THE POLITICAL MEANS TO USE IT, IS IN FACT HABAR AWAL. AS HISTORY SHOWS NOW AND ALWAYS, BOTH IN PEACE AND WAR, THAT FAMILY HAS MY RESPECT. WE SOMALIS IN THE SOUTH SHOULD DEAL WITH THOSE GUYS, BECOUSE THE REST IS ABSOLUTLY "DHEXDA RAAC". |
    Anonymous | Thursday, March 08, 2001 - 09:45 am XUSSEN -------Don,t you konw that what ever H/Awal sell is bought by the rest of ISSAQ so it,s impowerment of eachother that makes them rich. By the way no ones nows who have the most wealth because it depend on your interpitations is when you discribing wealth. For example-- Garxajis own most camels in Somaliland not to mention one sigle tribe in H/yoonis own most of the sheep in Somaliland . By the way Somaliland live on export of live camels ,goats,and sheeps so do your math. |
    FardoJaan | Thursday, March 08, 2001 - 02:44 pm Dhamaaan waad wada buktaan, waliba xanuun la yidhaa "iska hadle" ayaa idin wada haya, ninkaa la baxay gar-yaqaan moyee. Maxaa keenay ana kaa badan, anaa kan ah anaa keer ah iwm, war fardo laysku hayo maxaa laiskaga faanin. Europe iyo Americaad casiirka ku jaqdaan markaas danaha reer-hebel baa kan ah ka baxa oo danihiina ka sheekeysta. Dhulka dadka leh ayaa iska leh ama wada daga, ha ahaado kol ay ku tahay dhagax bacaad yaalane. Markaas sxbyaal iska daaya nacnacdan aad meelkasta la taagantihiin oo ka weynaada sheekeeyinka qaarkiis. Waliba waxaan la hadlayaa raga meesha ku so gala anaa amiir binu amiir ee beelaha Habryounis magaca kaga dila meeshan. Magacyo kale may waayen oo ahayn qabiil magaciis? |
    garyaqaan | Thursday, March 08, 2001 - 08:59 pm waa lagu salaamay fardajaan sxb run ayaad sheegtay ilaah ha kuu siyaadiyo caqliga rag casiir ka dhergay ayaa nacnacdu ka badatay dadka somaaliyeed iminka waa heshiish meel ay joogaanba oo aan ka ahayn mooryaanta xamar markaa sidee nabada u faafinaa aan ka hadalo anigaa leh iyadaa leh waxba tarimaysee |
    Anonymous | Tuesday, March 13, 2001 - 10:45 am To: Fardo jaan saaxiib iska waran,waa hadaad fardo jaankaan ku mooday tahay .Niyaw meel yaroo soomaalidu ku doodi jirtay oo la baabiiyay oo aan marmar ka caytami jiray nin isna difaacida isaaq iwm ku caan ahaa ma tahay anigu waxan ahay ninkii la odhan jiray Garyaqaan ee af xaaraamiga ahaa ee H/yoonise,waxaan ka dareemayaa halkan inaad dadka aad uwaaninaysid oodan waxba haba yaraatee caayeyn.Waan kugu mahadinayaa xaqiiqdii |
    Kowneyn | Tuesday, March 13, 2001 - 08:16 pm Hadday Habar yuunis badatiyo Habar Jeclo hodantahay arab iyo Awalkuna gebi wada halyey yahay Sow hiilkayga maho haybtaydu may badan Reer Hashim weeyo hibo illahay siye Illahay had-deya adigana ku hagaye ibleys yuu ku hodine ha hiifin Saadada Ha hagogan shaitan Huda intaydin diidan Kowneyn |
    DANYAQAAN | Monday, March 19, 2001 - 08:20 pm KU KOWNAYN: MARKA HORE SALAAN HOO MARKA XIGA WAXAAD TAHAY NIN HIILKIISU WACAN YAHAY . HAYBAD IYO KHAYR MUDAN. OO HORMOODKA REERKA AH. HANADOON HANTAATICIN. WAXAAN UGA HAL LEEYAHAY. HAYBATEENAN WACANEE . LOOSOO HILOOBEE. LA HIRSANAYO MAAL MAHAN. WAA HIBO ILAAHAY UU SIIYAY SADAADA. HANADADA IS GARAB YAAL GARXAJIS IYO ARAB ,HABARJECLO,AYUUBIYO,HABAR AWAL.WALAALA AH. MUDAA LOO TASHANAYOO FAQASH AY GUBAYSOO . INA AY GUMADAAN GARAADKEEDA GELISOO GUULE WAY KA NOOLYIIN . MARKII AY GILGILASHADA GEYIIGII HELEENBAY . GONADAHA ISGOOYEEN INTAY CADOWGII DAYEEN . CEEB MAHA TASIYE CIDNA LAGAMA ARSADO HADAY CAAWIN DARANYIIN. IS CAFIYA WALAALOO WAA BADANYEY CADOWGUYE . IS QABSADA GACMOO . GODOBTII MAQNAYD IYO KU MASHQUULA MAALKII MOORYAANTU QAATEEN. MIDA TAA KA SII WACAN. MAAL GELIN SAMEEYOO . MADAARADIYO .DEKEDAA DHISA . GOODLUCK SOMALILAND LONG LIVE. |
    BACIIDI | Thursday, March 22, 2001 - 04:42 am WAKII NIIKII HABAR JECLO YIRI, MARKII GEELII BADNAA OO HABAR AWAL LAHYED, EE OGADEENKU DACEEN, OO WALIBA CIDI KA DABA TAGI WEYDEY, WUXUU YIRI, IRBAD DUN MA GALISAAN AFKUNA WAA IDIN DEER YAHEY, MESHAAD NAGA XIGTAAN AYAA ISAAQ MEYT KA YAHEY, IS KA FAANA WAA LAYDIN KU YAQAANE DACAS MUSE |
    KOPRA | Monday, April 02, 2001 - 11:46 pm Waxaan ka soo salaamayaa akhyaarta habarjeclo magaalada saylac waana niman tol ah gobna ah waxaanu codsanaynaa nimankangunta ah ee burco sheegaya iyo isaaq ugu badan yiin inaad mar labaad noo banaysaan sidoodii xaarka ha adkaysan waayaanoo miino ha ku aasaane. Xaggay tiro uga timi waa niman aan isku kalsoonaynoo waxaa cadaynaya faanka ay ilaa maafiyada xamar u sheegeene. Waxaanan halkan ka slaamayaa dhammaanba dadka gobonimada isaaqu ay ku jirto dhiigooda. waana loomaooyaankii 99aad ee xeebaha AWAL. |
    geesi | Tuesday, April 03, 2001 - 02:04 pm waar taloow ma aniga ayaa walaan misaa adaan ayaa laka heesaya ? waar su'al simple ah ayaa la idiin waydiiyay ee maxaa caydaa keenay meesha waar darood iyo hawiyoow shaqo kale yeesha waxaa issaq ika dhigayaa waa dad kale inta soo hadeynaa wa dad xun oo ku soo dheex gorey cuqdaad issaqooowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww ka toosa oo intaa habar habar aad isku fanaysiin ayaa habeen kasta habar la cunii hadii kale allah ayaa mahad leh |
    farxaan | Wednesday, April 04, 2001 - 12:47 am kopra yey kalsooni la'ane haysaa maa kuwaa'is hor irya arab,lka yar,gadubiirsii ,mxaar maryo alooooooooooool misa ka kaligii wax iska celiya great garxajis hadalka naagaha haa lasuu shir tagin mar dambe dhoorayaw "hawa been ah hadal aan wax tarin habr awali baa leh" SAYID MAXAMMED CABDILE XASAN adeer intaad habr jeclo ka codsanaysid kaalmo maryo aloolnima aah nin rag aah iska dhig oo kaligaa iskiin naag fooqal naag waxaas oo maydhan ayaa xiniya iska sita zaylacna gudabiirsi baa iska leh ee adeer bulaxaar sheego tii qodaal ee ku xaartay wasee |
    Anonymous | Wednesday, April 04, 2001 - 07:51 am Marka hore waad salaamantihiin. Marka xiga yaan la iskukiin dirin qofka idin soo weydiiyey Isaaq yaa u badan waa cadawgiina kowaad ee taa ogaada mana aha qof isaaq ah waa qof idinka faaiideysanayaa oo raba in ay fikrad idnka qataan. waxaan idinkula talin lahaa in aad sheekada noocaas ah kabaxdann Isaaqna Waa Mid kaliya.Nimanka isaaqa isku eekeysiinayow la idin ogaa |
    Gorgor | Sunday, April 08, 2001 - 11:44 pm Somalidudu imika waxay ay ka hadlaan toban sanno oo dawlad la'aan ah. SNM-tuna waxa ay xusaysa labaatan guuradeedii. Sidaas darteed imika waa inaad Soomaalida kale ee toban jirasanaysa aad dheerataan toban sanno oo wayo aragnimo ah. Dagaal baad wada Gasheen, ninba nin kale ayuu dhaawiciisa faqash uga tegi weyey. Dagaalkii Lixlii ku dhintay nin ogi maanta habar ma sheegteen. Sidii aad malintaas u dagaalanteen idinka oo Isaaq ah maantana Ilmo Isaaq idinka oo ah is dila, is caaya, shaadhadhka iska jeekjeexa lakiin barnaba habrihii Sheeku qabi jeray idinka oo ilmo Sheekh ah ha u qaybsamina. Screenka Computer-ka waxa la doonayaa in wixii Afweyne iyo wixii uu watay, ay xabad, xoog, xoolo iyo xeelad ay idin ku qaybin kari wayeeen ay maanta ba Hufan, iyo ba Anbaro idin qaybiyaan. Maya! Maya! Ninbaa arakay nin xadhig ku hogaaminaya nin. Markaas buu yidhi, "waar ninka ageed ku wada." waxa uu ku jawaabey waa nacas aannu walaalo nahay oo waxaan is leeyahay yaanu cadawgu la sheegaysan oo aannu sirta siin, markaas waan soo dilaya. Ninkii su,aasha ninka markii hore weydiiyey waxa uu ku yidhi ninkii doonay walaalkii innuu dilo, waar hayska dilin, haddii kale waxa ku dili fariid nacaskiisa wata. Imika sida qudha ee aad nacskiina u wadan kartaan waxa weye idinka oo ka ilaaya in cadawgu la sheegaysto. Haddii aad argto nin Habar Awal iska dhigay oo Habar Yuunis Caaya amase Habar Yunis iska dhigay oo Habar Awal caayaya, markaasba karta in laydin ku dhexjiro oo ka hor jawaaba doqonka. Cadawgana hawada ka saar markaasba. O! you sons and daughters of the Sheekh remember the saying," United we stand divided we fall." Now we are about to reap the fruits of our toil. We need unity now more than any other time in the past. It's now or never. Therefore I emphize upon you not to be divided by the names of the Sheekh's wives, or else we shall not fall, but Shatter like a brokn glass. |
    Anonymous | Tuesday, April 10, 2001 - 12:01 pm To: Gorgor Waxaan kugu soo hanbelyeeynayaa sida caqliga, katida, iyo maskaxad baden eed usoo qortey. Run ahaanti waxaad tahey qof Ilaahey caqli siiyey, wax gradna ah. Aad iyo aad ayaan qoraalkaagii uga heley, isugu jirey waanada iyo wax sheegaba. Horaa loo yiri anaa hadhey looma hadlo warkii adaa dhameeyey.Waxan u maleynayaa in reer sheekh ay imika doqonka ka hor jawaabi donaan. Aad iyo aad ayaad u mahadsantahey Rabi ha kaa abaal mariyo Jasaakulaa Khyer. |