Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Yep... new goverment will survive &reconciliation is up to us
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed proud hawiye

Sunday, February 25, 2001 - 01:33 am
YEP!......some one out there likes us ( the somali goverment) kuwa cuqdada dishay ee habeen iyo maalin seexan oo dariiqyada la wareegaya waxii kal hore lag soo gudbay maantana loo jeedo in ay isticmaar u soo adeegayaan ayaa gun ah ibliis ah soomalinimo aysan nag dhaxeen waxaan u sheegayaa kuwaas up yours awalba namaadan aheen who cares what you say life goes on..... xayaawankan(kuwa daaroodisamka aaminsan ama any other form o hatred ) waxa ay iska qasaarinayaan nolashooda waana isaga cayaareen waayo nolasha waxaa kaa hor taagan rag abdulahi biijo oo kale ah iyo warlordka oo loosers ah shaqsiyadn malaha berri hadii shaqyisaadkaas shaydaamada ah ee durbaanka ay u tumayaan dantooda gaar ahaaneed helaan oo nabda u soo jeestaan maxay sameen?dib u heshiinta dadka la isku diray is up to us shacabka !!!! adigu maxaad sameen aniga maxaan sameen taas baa muhuum ah ?iam so proud that iam somali and i will support our goverment through thick and thin and i will tell the warlords like abdulahi yusuf or cigal or ceydiid to go to hell they ian't gone get my vote.kuwa sorry industry ama guilty industry ama shame industry rabaa in ay combo(diyo) ku helaan waxaad ogaatan marnaba ama sinaba in aysan waalidkey walaalahey deriskeyga saaxiibadeyda macalamiinteyda xaafadeyda iyo degmooyinkeyga shacabkeyga aanay wax xasuuq ah u geysan cidna hadda waa cidna qofna cidii taas la soo shir tagtaana ha keensato cadeen anagaa waxey wadaan tuseyno in ay yihiin alie lie lie lie waana wadda ogyihiin haddii kale isticmaar kuma aysan soo hagaan dhulka soomaaliyeed ee aan ab iyo isirka u laheen ee wixii ka maqan soomaali bey ka dhexraadsan lahayeen maxaa ay tobankii sanno ee la soo dhaafay u sameen waayeen wadohadalo between them kuwa ku haaya waa nal dilay sida qaldaamiinta&mahbarada so the stupid s will be whinging forever but life goes on iam damn sure about that.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Sunday, February 25, 2001 - 08:36 am
hawiye anigu adiga maahi!

ilaahaygii iga beeray duriyad superior ah ayaan ku shugrinayaa, haddaan adoo kale ahaan lahaa kolay saas ayaan u barooran lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Sunday, February 25, 2001 - 09:30 am
Ahmed,, proud hawiye is an oxymoron!
look at the track record of the moryaans before coming up with propoganda aight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed proud hawiye

Sunday, February 25, 2001 - 02:33 pm
cadaawad baa ku googooysay mase waxaad u baahn tahay qof ku barra sida loo doodo masaajees waa dhamaaday iska watta sheekadiina cadada idiin aheed ee diciifnimiada,xanaaqa iyo afdheerida uun ahaa(shoofaniiste waaxid ibliis ibliis dhashay baad tihiin isticmaar kuuma qaban karo dowlada soomaliyeed!!!! shacabka soomaliyeed ayaa difaacaya maanta waxaa muuqata in inna yeey uusan talo heen walaa any other warlord oo ay meel cidlo ah fadhiyaan laga kala dareeray laakiin xayaan fowqal xaywaano kuwa ah ayaan taas dareensaneyn weli waxey rabaan xaarantii ay ka carrareen oo ay ayagu sababteeda lahaayeen ka dib markey isqaad bilaabeen taasna weli waa ka muuqataa naxlinimadooda jahwareerka heysta hal diqiiqo isku bedbedela maroora dilaaca if iyo aaaqirana waxba idiin kagama horeeyaan jaahiliinyahy kibirtay xamr cadee there will be love and loughter and geel jire geelisii buu ku noqonayaa you just wait and see ama sidii dibigii carooday ee abdulahi yeey halkaan uun ka soo hardama !! we are men &women of reason we will win .