Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): SHIRKA GAROWE LAGU QABAN DOONO IYO CAQLIGA U HORSEEDAYO ODAYGA BEERKA LA, TUUGADA KALE, MAXAA KA DHALAN DOONA SOMAALIYEYUU ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Sunday, February 25, 2001 - 06:01 am
As. Calaykum
Soomaliyeey shirka C/laahi Yuusuf oo qaban qaabinaayo si tuugada Soomaliya ay magaalada Garowe ugu shiraan natijada kasoo bixi doonta maxay idin la tahay? Ma caqli cusub bay la imaan doonaan mise kii horeey meeshiisi kasii wadi doonaan? Koleey aniga Caaqil ahaan, waxay ila tahay caqligii yaraa oo awal tuugada ku jiray mid ka liita inay miiska soo saari doonaan! Bal idinkana afkaartiina ha la maqlo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real-caaqil

Sunday, February 25, 2001 - 08:20 am
Hawiye anigu adiga maahi!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcale

Monday, February 26, 2001 - 11:00 pm
Hawiye anigu adiga ma ahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Tuesday, February 27, 2001 - 03:28 am
wixii kasoo bixi doona ilaah ayaa og laakiin waxaan leeyahay meeshaas wax aysan raali ka ahayn cuqaasha gobolka degan soconmayso askeriguna wuu isdaalinayaa, waxaana leeyahay ummada soomaaliyeed wixii dhibaato u keenaaya allaha ka qabto ciday ahaataba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 12:54 am
bal maanta ma waxuu geeyn karaa xuseen ceydiid garoowe?naagahii is guursadayna xageey ku danbeeyeen?looooooooooool walee la ogaa cidaas waa waxba yahay..loooooooooool.