    G.Kalahaan | Sunday, February 25, 2001 - 07:07 pm May oggola inay iyagu ismaamulaan oo waataas ay xamar daba cararayaan May oggola inay iyagu taliyaan oo madaxweynenimadii markii loo dhiibey waatii iyagu gacantooda ku dileen. Ma oggola in Daarood u taliyo oo dawladdii mareexaan, Dhulbahantena ka ahaa R ..... Ooops waatey mucaarad ku fureen oo Hawiye hurdaayena hurdadoodii ka kiciyeen deetana intuu soo dhaqaajiyey mar qudhaato wixii oo dhan cagta mariyey, wax iska qabta kolkuu waayeyna isagii isku soo jeestey oo sida hadhuudhka isu cunay Mareykankiina ku qadeeyey. May oggola Isaaq inuu utaliyo, isaguna muu doonayo oo waakaa dhaqaajiyey, dibna usoo noqon maayo. Waar tolow maxay doonayaan ma magacani inuu maxmiyad hoos galo, mise inuu wax buugaagta taariikhda uun laga aqriyo noqdo. Aniga iima taallo balse kuwiinaan ay khuseyso mayga jaahil bixin kadhaan. |
    SYL | Monday, February 26, 2001 - 01:48 am G.kalahan Waxaad doonaysaa cid kula caaytanta oo darajada aad joogto hoos kuugu soo dega. Iga raali ahow waqti uma hayo, arrimo ka qiima badan ayaan gacanta ku hayaa. Waxaan ka shaqaynayaa sidii aad sariirta aad ku jiifto uga kici laheyd oo aad wadankaaga ugu noqon lahayd, shaqana uga heli lahayd. |
    Anonymous | Wednesday, February 28, 2001 - 08:14 am ninkaan isaq ayuu iska dhigayaa, waa kuwii Dhuluuska la dagi jiray magacooda ma helee. |
    Ugaas | Wednesday, February 28, 2001 - 09:20 pm TO: G.KALAHAN Walaal sidaan haddaad siyaasadda Somalia ula socoto waxa kugu habboonaan laheyd in aadan innaga tegin. Adiga oo kale Somalia way u baahan tahay. Waxan jeclaa inaad goob joog ka ahaatid sidaan Eylada u maamuleyno, balse haddaad tiri anigu waan soconayaa aniga cadowgaaga maahi ee ogow. |
    Shariif | Thursday, March 01, 2001 - 04:33 am To S Y L Aad ayaan ula dhacay sida aad ugu jawaabtey Kalahaan Mooge, in makastaa casharraadaas oo kale la siiyo mar walba waa loo baahanyahay. Welldone |