Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): WIIL-QARDOOD ANIGU CUMAR MAXAMUUD MA-AHI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL QARDHOOD

Monday, February 26, 2001 - 10:05 am
ANIGU CUMAR MAXAMUUD MA-AHI EE WAAD OGTIHIIN WAXAAN AHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Tuesday, February 27, 2001 - 01:15 am
Please magac iyo oraahba maalin bay baxaan, ee ninka oraahda ha uga cayaarin, oraah kale la imow.
waxaa laguu gelinayaa buuga Diiwaangelinta.

Hawiye anigu adiga ma ahi.

Orahdaan oo kale, lama arag waayahaan, waxay u dhigantaa suugaanta Soomaalida.

Baadida rag baa kula daydayin, daalna kaa badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar maxamud

Friday, March 02, 2001 - 06:03 am
To: wiil Qardhood war aabahaa wase hadaadan aheyn cumar maxamuud hada ogaaney'e inaad tahay kuwii gaajada ahaa ee Qardho miyaad ku faani, inaad tahay kuwii Qardho, waryaada war anagaa idinleh majeerteen ••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 06:31 am
War meesha "Majeerteen" loogama sheekeysanayo ee waa DOWLADA KU MEEL GAAR-page-keeda.

Hadaad raacsantahay iyo hadaad diidantahayba D-kmg.


Puntland page, la taga sheekadiina ama page-ka qabiilada.