Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Ma xuntahay in Diinta la isku xukumo? maya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Tuesday, February 27, 2001 - 05:06 am
Walaalyaal marka hore waad salaamantihiin
salaan islaamka asalaamu calaykum.
waxaan anigu idiin sheegayaa inay haboontahay inaad ka doodaan sidii wadankeena loogu xukumilahaa walaalayaa soow ma ogidin inay aakhiro jirto oo lays waydiinayo wixii aad xumaan ugu doodi jirteen haddaba sidaa ogeed alaah ka cabsada oo ka hadla mawduucaan sharafta badan wanaaggu jiro aakhiro iyo aduunkaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Tuesday, February 27, 2001 - 05:16 am
Diinta in la isku xukumo, waa muqadas. waajib bayna nagu tahay. Laakiin adiga daacad kaama ahan.
waxaad dabada ku wadataa tuugtii Carta. marka la aad khayaanadaada Xamar. halkaasaa lagaa soo dhawaynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, February 28, 2001 - 10:20 am
To:jimcaale

walaal anigu waxaan ahay nin islaam ah jecelna diinta islaamka necebna wixii diinta ka fog iyo xukun ka dhigsho wax diinta kabaxsan oyo qabyaalada hadba sxb alaah ka cabso oo ogow inaad dhimanayso intaa iyo fahan wacan ayaan kuu rajeynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Wednesday, February 28, 2001 - 04:02 pm
Deeq,
"Walaal anigu waxaan ahay nin islam ah". Yeah right. Tell me more about it. I think you should tell this your Mooryaan brothers first.

Now that you finaly rememberd that we're all muslims, why don't we elect Al-Sheikh Cabdilqasim Salad Xasan as our president.

Isn't it sound very nice 'Ra'isu Jamhuuriyatal Somalia Al Islamiyah, mudane AL- Sheikh Cabdil qasim Al-Salad Al-Xasan'.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Wednesday, February 28, 2001 - 11:14 pm
To:Badhan- Walaale Diinta islaamka waa saxda ah ee ilaahay uunkaan keenay, diin kalena majirto aan iyadana ahayna. laakiin mooryaanta Xamar, iyagoo ku dhaqmaya waxyaabaha diintu diidan tahay. bay waxay si fudud ugu hadaaqaan diintaan ku dhaqannaa.
marka brother Badhan- dadka noocaas ah ha u nicin diibtaada qaaliga ee ku anfici doonta aakhiro iyo aduunba. inaga Puntland ilaahay baa naga badbaadiyey, waxyaabihii mooryaantu nala damcsanayd. sir maqabe alla u sahana. haddii aanaan daacadnimada jacaylka adoomada ilaahay, aysan qalbigayaga ku dheehnayn, ma waxaad u malaynaysaa in ay jiri lahayd waxa la yiraahdo. Puntland State of Somalia.

To:Deeq. Haddii diintu daacad kaa tahay, maxaad si fiican u muujin wayday mawqifkaaga oo aad Carta faction, sheegtid aragtida aad ka qabtid. waxaan aaminsanahay in aad noo soo hoos galinaysid. Beenlow, Mooryaan ALCabdilqasim.
marka Soomaaliya qof maanta lagu qaraaban karo Ma jiro. ee hadaad tahay qof mumin ah is caddee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JONY BOY

Tuesday, March 06, 2001 - 12:07 pm
asalamu calaykum dhaman

markahore walalayaal ninkaan wax ala waxuu wato isaga iyo ala ayay ka dhaxaysaa lakiin se wax quman ayuu idiin xasuusiyey oo ah diinta islaamka marka ninki qadanayow qado hadii kalena iska daaya. caydu mafiicno

DEEQ
WARNINYAHOW WAAD KUMAHADSANTAHAY XASUUSINTA AAD NAXASUUSINAYSO LAKIIN SOMALIA WAXAYKU HABOON TAHAY IN AY NOQOTO STATES KADIB MARKII AY MOORYAAN DAKII BINA AADANKA AHAA AY DHAMEEYEEN
AADBAY UADKANAYSAA IN AY SOMALI DAACAD ISU NOQDAAN
MARKA HADII UU RABO ABDI QASIN IN UU SOMALIYA DAJIYO WAA IN U KA DHIGAA SOMALI STATES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 02:35 pm
hahaha. deeq adigaaba isku jawaabay. ma xuntahay in diinta leysku xukumo? maya. xumaan daayoo wax ka wanaagsan in leysku xukumo ma jidho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 02:35 pm
hahaha. deeq adigaaba isku jawaabay. ma xuntahay in diinta leysku xukumo? maya. xumaan daayoo wax ka wanaagsan in leysku xukumo ma jidho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, March 14, 2001 - 01:02 am
To:all

walaalayaal marka hore waad salaamantihiin salaan kadib anigu waxaan idiin sheeggi inay haboon tahay diinteena xukunkeedu haddaba iska ilaawa qabiilka iyo ciida soomaaliya hadda qabqabla ka ah danbi iyagaa isugu filan maxaa yeelay ma jiro mid daacad ilaahay u ah iyo umadda somaaliyeed ee diintooda jecel in xukun kadigtaan dhamaan qabqable oo dhan mid sax ma jiro waa danbiile maxaa yeelay masuul ayuu iska dhigeen xaqna kuma dhaqmin ee dantiisa kali iyo xukun jacayl ayuu doonayaa walaalayaal ilaawa qabiil iyo qolo taageer kaliya cidii alaah taqaan oo wanaag waddata alaah ka cabsada oo nin walbo aakhiro inay jirto ogow ayaan leeyahay intaa iyo hanuun wanaagsan dhamaanteen aamiin aamiin