Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): HORTA BURCO IMISA REERBAA DEGA SU AAL?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qumane

Tuesday, February 27, 2001 - 10:33 am
waxaan doonayaa inaan ogaado xaqiiqiyan reeraha burco degaan keeda iska leh dood furan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Tuesday, February 27, 2001 - 11:46 pm
burco dad badan baa wada dega, waxaa kamida;
h/jeclo, garxajis, h/awal, dhulbahante,gabooye,
wersengeli,arab(cabdalle arab),carab.
waxaase magaalada ugu badan oo lagu tilmaamaa
inay tahay magaalo H/JECLO, AYAGA AYAA tiro ahaan
ugu badan, iyo dhaqaale ahaanba.
magaaladau waa laba daamood bari iyo galbeed;
bari waxaa dega H/JECLO,iyo xoogaa daarood ah,
galbeedkana waxaa dega garxajis, ciise muuse,cabdalle arab,gabooye(madhibaan).
waa sidaan;
50%=h/jeclo
30%=garxajis
10%=ciise muuse
5%daarood
5% others

su'aashaan jawaabteeda haddaad rabtid nin reer
koonfur ah weydii burco yaa daga wuxuu ku oran
h/jecel.....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daneeye

Wednesday, February 28, 2001 - 03:23 am
waxaab maqlay inuu dhulbahantuhu noqday qabiilka sadexaad ee dega Burco sidii markki horeba oo ay kagaba badan yihin ciise muuse? maxa kajira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 11:17 am
burco nima habar yonis ah ayaa ka taliya habar jeclo waa reer yaroowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

didiye

Wednesday, February 28, 2001 - 11:43 pm
run baad sheegtay ANONYMOUS
h/jeclo waa reer yuroowe magaaladadna H/yoonis ayaa horay iyo diba u leh cidii ay soo dayso ayaana degaysa hadii kale aamusa yaanaaan kaantarooka xidhine si caanaha laydiinka iibsado is dhowra oo gaabsada hadii kale yuroow meesha aan suuliyada lahayn ayaad ka cawayn doontaan. .... kuwo meel qotay ayaan u tegay anigoo kaadi i hayso markaasay igu yidhaahdeen ma kaadi mise saxaro waa kala qiimee...layaab.... tagfida, kutaanta, iyo buulasha xun xun ee ay degan yihiin hadaad aragto waxaad mooday aboodii sabacad iyo bixin duula....
nabaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANONYMOUS

Thursday, March 01, 2001 - 08:23 am
XAARXEJIS DREAM ON

BURCO IS NOTHING WITH HABERJECLO. BUSSINES AND PPL HABERJECLO AYAA WALIGEED UGU BADNEYD.

GERHEJISKU SO KII QAXOONTIGA KU NOQDEY OODWEYN, OO AY GAAJO KU LAYSAY.

YIROOWE MIYAANAY IMAN IYO GAAJOONAYA.

OO AANU SIINAY CUNU.

HADII ANAY HABERJECLO WAX IDIN SIIN LA HEYN WAAD BAKHTIYI LA HAYEDEEN XOOLAYA HOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 08:21 pm
reer jaamac waal

you are qaxoontii markii aay habar yoonis idinka naxday oo aay magaalada ina'ad ku soo noqotaan ogolaatay aya'ad hadana xagee ka bilawdeen

waar hooy jooga oo aad yar oo fadhiya magaalada hadee kale you are going to --------------------->yaroowe

this time forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 12:43 pm
Burco qabiilo badan baa dega waana kuwan Siciid Xirsi,reer Cawl,Caynaashe Xirsi,Muuse Care,Muuse Cabdale,Badhulbahante,Gubdoon Xirsi,reer muumuin,Cabdi xirsi,Cali siciid,Xidiid Xirsi,reer cilmi,Gumbuur,Uaadh cumar,Isaxaaq,Sacad yoonis,Carabala,Gadhwayn Muuse,Damal muuse iyo qaar kaloo badan oo aanaan hada xasuusnayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheege

Saturday, March 03, 2001 - 03:55 pm
H/jeclo iyo H/yoonis waxba ha isku qabsanina Burco dhulbahantaba iska leh Down town ka Burco inta guri ee kutaal iyo dukaamda hadda dadka ugu badan aayaanu kujirnaa markaas afartan howd katimid mardhow geeli ayay ku noqon magalda waxaa u hadhi siday ahaan jirtay H/jeclo iyo dhulbahante sayladii adhigana waanu furi mayac mushtarkiina waanu bilaabi H/yoonis ma idhahay nagu cawri ileen cid ay dhexgeli karaanba majirtee cuqdad ayaa intaas ka reebtay ee dadkiina dhinac karaaca magaalo waa magalada dadka kale duwan joogan Burcana sidaas ayay caan kuhayd oo magaalo layaanay ku noqotay hadday afar habar yoonis oo gaaban oo kala madax adag isku hadheen waxay ku noqon meel laga guuray!!

Tusaale ahaan Yaroowe waa magalooyinka ugu caansan haba iska ahaato magaalo cusub waxaana dhegan cidii doonta waana dhismi doonta sida Burco ee habar yoonis yaa la noolan kara lakiin waanu arki meesha ay ku dabeen deento Burco!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 07:23 pm
ilko yar ma imikaad dhulbahante iska soo dhigtay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

right

Sunday, March 04, 2001 - 04:25 am
Wrong anonymous

right!

burco waxaan ku ogaa qabiiladan faraha badan ee sidan ah,
ahmed faarax nuux, solo madow, reer yusuf, cali bare, axmed faarax biciide, reer iidle, bahay, reer bare, reer yonis, ba' sanbuur, aadan madoobe, samane, cali faarax, cumar faarax, muse faarax, roobsuge faarax, bah majeelo, udurux miin, idarays, waadhor biciide, reer salax, ba'cimaaran, iyokuwo kaloo badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaxye

Sunday, March 04, 2001 - 01:08 pm
burco, dhulbahanta degan ee waxka asaasay waa qabiilka yaxye ladhaho, down town burco ayayna ubadan yihiin. dowladii horena waxay kulahaayeen burco hal kursi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 12:11 pm
to nonymous saaxiib hadii aan ku saxo burco deegaan keeda reerahaa aad soo sheegtay waa laga yaabaa iney degaan laakiin degaank magaalada burco waxaa iska leh laba reer waana reer xusseen oo habaryonis ah iyo axmed faarax oo habarjecla waa sidaa xaqiiqda dhabta dal yaqaan iyo dad yaqaan weydii hadaad rabtid xaqiiqda waa hadii aad tahay mid doonaya inuu wax kala barto by byyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gar-yaqaan

Wednesday, March 07, 2001 - 08:24 pm
been ayaad sheegtay ee reerka burco habar jeclo ka degaa waa cimraan taarikhda ingiriiskana ku cadaa in ay habar yoonis ku labeeyaan burco ahmad faaraxa aad sheegay waa reer dhoqoshay iyo yuroowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 03:12 am
Haddaan ogaadey waxa h/jeclo lagu nacay waa dadka ugu edebta daran, uguna beenta badan ee meeshan wax ku qora, bal eega siday xataa magacyadii qolooyinka ay u beddeleen,waa dadkii shirarka laga shaabuugayn jirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 04:43 am
burco 99% haberjeclo
0.5% haber yonis
0.25 arab
0.25 haber awal

sidaa iyo nabad gelyo,

N/B waxba ha is xiijinine!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN-RUN -JECEL

Tuesday, March 13, 2001 - 04:52 am
SAXIIB BURCO WAXAA ISKA LEH RAGII WALIGOODBA DAGI JIREY INA HIGARE WAA IN FASAXEY MAGAALADA, NIN HABAR YONIS AH BUU AHAA MAANTA NA WAXAAD UGU SHEEKEYNEYSAA 90 PERCENT BAA HABAR JECLO AH, SAXIIB DAGAALII MARYA ALOOL MARKII AY DACEEN WATII AAD YEROWE ISKA TAGTEEN EE YEROW IYO BURCO HA ISKU KALDIN,RAGII LAHAA UUN BAA INTAA DAGNAA MANTANA DAGA E MAGAALAD HALF KIINA ISKA JOOGA HADII KALE YREWE UUN BAYDUN KA SHEEKEYN WALIGEENEN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISEMUSE

Tuesday, March 13, 2001 - 10:02 pm
HABARBAA ISKA HOW HOWLEE HEELADA INOO TUMA.
WALAALAYAAL HABEENA WAA IF HABEENA WAA AKHIRO
LAAKIIN TAARIIKHDA YAA INDHAA LAGA TUURIN KONTON SANO KA HOR REERAA QAAR INAY XOOLAHOODU KU XAARAAN LOOMA OGOLAYN BURCO LAAKIIN DIMOQORAADIYADA AY LAHAAYEEN DARAADEED AYAA MURANKAN OO DHAN DHALISAY EE AY OGOLAADEEN IN LALA DEGO IYAGOO AH REERKA KALIYA EE LALA NOOLAAN KARO .MARKAA HADALKII OO KOOBAN BURCO WAXAA ISKA LEH HABAR YOONIS GAAR AHAAN REERKA LA YIDHAAHDO
"REER XUSEEN JAAR"
WASALAAMU CALAYKUM AND SO LONG SOMALILAND FOREVER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISEMUSE

Tuesday, March 13, 2001 - 10:05 pm
HABARBAA ISKA HOW HOWLEE HEELADA INOO TUMA.
WALAALAYAAL HABEENA WAA IF HABEENA WAA AKHIRO
LAAKIIN TAARIIKHDA YAAN INDHAA LAGA TUURIN KONTON SANO KA HOR REERAA QAAR INAY XOOLAHOODU KU XAARAAN LOOMA OGOLAYN BURCO LAAKIIN DIMOQORAADIYADA AY LAHAAYEEN DARAADEED AYAA MURANKAN OO DHAN DHALISAY EE AY OGOLAADEEN IN LALA DEGO IYAGOO AH REERKA KALIYA EE LALA NOOLAAN KARO .MARKAA HADALKII OO KOOBAN BURCO WAXAA ISKA LEH HABAR YOONIS GAAR AHAAN REERKA LA YIDHAAHDO
"REER XUSEEN JAAR"
WASALAAMU CALAYKUM AND SO LONG SOMALILAND FOREVER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 06:44 am
war ciise daka faar miyaad walatey.

reer biniin iyo axmed farax miyaad ilowdey??

biniinoo burca jooga...halakaa ku dura ninkii yaqaanow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNASHE

Friday, March 16, 2001 - 04:29 am
ANNAOYMOUS NINKAN KU LEH 90 PERCENT BURCO WAXAA DAGA, HABAR JECLO 5 PERCENT NA HABAR YONIS, OO HADAA MA WAXAAD LEEDAHEY 90 PERCENT BAA 5 PERCENT KA SAARTEY MAGAALADA MARKII AAD MAR YA ALOOL KA AHEYDEEN, SAXIIB MESHA HABAR JECLO BAAD KU CAAYAYSAA , E ISLA YAAB HADII YEROWE UUN BAAD SIDII BARIGII DAWEYTO KA SHEEKEYN ILEYN WAA MEHERADAADIIYE,

HABAR YONIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aar

Friday, March 16, 2001 - 07:13 am
War caynashe

u kaadi waxba cidna meel kamaad saarin, markii lagugu qafiliy meesha wadigii isa soo dhiibey e oo yidhi nabad baanu dooneynaa.

obviosly we had more brains then u we led the families continue with they daily routine and rebuild what the faqash has demolished.

but who had the last laugh???
adeer meel walaba waa leydinka adkaadey, berbera waa ladynika soo eryay.
ceeri rag ba'an oo Biciide la yidhaahdo baa labidii nine haber yonis ugaadhsadey.

burcana watii laydin hareereyey oo aad gaajo ugu dhimateen. waxabaan dadka eriney baad haysaan waligiin, adeer sodigii meesha lagugu hareeyey, oo aad ku dhimateen.

lions

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday

Friday, March 16, 2001 - 10:58 am
halkan qof waliba toban magac ayuu ku soo geli karaa,isagoo marba qabiil sheeganaya, dhamaantiin idinkuma jiro miyaa mid taa ka fekeray?uma malaynayo! waxaa idinka faaiidaystay cadow,oo marba qaar isugu kiin sheegaya. nika doodan furayn waxuu u furay in aflagaado laysku weydaarsado. waxaan idin leeyahay mid ogaado
in "internetka" in waxaanad ahayn sheegan karto.
dadkan meesha wax ku qoray waxa jirta in qaar badani aanay ahayn ciday sheeganayaan ee ay
marba qabiil isaga kaayo soodhigayaan.
intaanad qorin fekar dabeeto qor, not the other way around.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caynashe

Saturday, March 17, 2001 - 04:22 am
aar saxiib nin wax ba ogeym baad tahey horta cajaladii shirka ma daawatey, hadii aad rabtid waan ku soo diri karaa, watii suladaankii haabar yonis yiri habar jecloy habar awal miyaad naga xigtaan, odayaashii habar jeclo waxey yiraahdeen cigaal naf noma hayo e inaga ayaa wada dagna e aynu heshiino. qosol ayuu dhulka ku galgashey, saxiib yerowe markii ay gaajo idinku laysey baanu idinka naxney oo anu isniri raga soo celiya,
maanta burco waxaad ku joogtaa habar yonis o ku ogolaatey, e ma joogi mise sikale,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABAR-YONIS

Saturday, March 17, 2001 - 05:20 am
TARIIKH DA BURCO IF YOU READ THE BOOK WRITTEN BY RICHARD. F BURTON NIN ENGLISH AH BUU AHAA,

SOMALILAND BUU DEX MARI JIREY WAA XILIGEE 1900 CENTERY GA LA JOOGEY, BURCO WAXAA XUKUMI JIREY INA IGARE WAXA U XALKAA KULA KULMEY RICHARD F BURTON BAY NINKAN ENGLISH KA AY BOOGIISA AKHRISO HADII AAD RABTID HISTORY GA WADANKA SOMALILAND BURCO WUU KA TAGEY OO WUXUU TAGEY ZAYLAC OO NIN KALE O IS NA HABAR YONIS AHI XU KUMI JIREY , WAXAA LA ORAN JIREY HAAJI SHARMARKE MUSE CARE BUU AHAA, LABAA NIN AYAA U LA KULMEY RICHARD F BURTON BUUGIISA SOW RAADI, HABAR JECLO XALKEEBAY JOOGEEN SAXIIB , MAR DANBE OO AAD MAGALAD SOO DAGTEEN WUXII KA DANBEEYAY 1945 E WALA LAGAA TARIIKH DEER YAHEY OO DAGANKA WAA LAGA GA BADAN YAHEY E YAA WAX KUU SHEEGA MASKIIN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 07:36 am
War waxaad doonto akhri, the fact is that the majority of burco was haberjeclo about 60% of burco population were haberjeclo.

This was before the faqashta and even after the faqash, . Markaa adeerayaal beenta joojiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNASHE

Thursday, March 22, 2001 - 04:57 am
HABAR JECLO YEROWE WAXEY DOONAAN HA KA SHEEGAAN LAAKINSE WA LA WADA OGYAHEY RAGA ISKA LEH BURCO NIMAN AAN SI SAHLAN LOO WAREEJIN, KARIN I SUGGEST YOU CALL, MAR YA ALOOLS AGAIN CUS WITHOUT THEM WE WILL, SEND YOU GUYS BACK TO YEROWE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BRESABKA

Thursday, March 22, 2001 - 05:00 am
BRESABKA TOGDHEER ILAAYO, SANAAG WAA NIN HABAR YONIS AH, MAJORKA BURCO WAA HABAR JECLO. HABAR YONIS BAA UGU GURYO BADAN BURCO YAGA AYAA UGU NA DAQAALE BADAN MAGAALADA,

BOLISKA MAGAALADA BURCO WAXAA XUKUMA NIN HABAR YONIS AH, ASKARTA BADAN KOODUNA WAA HABAR YONIS,

NINKII INTAA KA CIILAN NA YEROWE BAA SUGAYSA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 11:09 am
Caynaashe rageedii lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 01:00 am
waryaadhihiin habr jeclo iyo habar yoonis waa isku dagaan ee ha kala saarina cadowguu waa kaa galbeed inaga xiga ee iskaashada oo cayda dhaafa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALYEEY

Friday, March 30, 2001 - 11:01 am
Berco habargidir ayaa leh, waxaa kaloo daga xoogaa h/dugaag iyo h/gaajo. marka isaaq wuxuu dagaa yuroowe iyo meelo aan la aqoon.